Sign in to follow this  
General Duke

New Sharif Hotel Cabinet : Its a joke I tell ya

Recommended Posts

Isku shaandheyn Lagu Sameeyay Golaha Wasiirada Dawladda Federaalka Soomaaliya

 

Warar lagu kalsoonyahay oo aan weli si rasmi ah uga soo bixin Dawladda Federaalka ayaa sheegaya in isku shaandheyn lagu sameeyay golihii Wasiirada Dawladda federaalka, sidoo kale mid ka mid ah wasiirada ayaa laga qaadey booskii uu hayey.Wasaaradda Maaliyadda ayaa loo qaybiyey labo iyada oo la magacaabey Wasaaradda Lacagta.

 

Wasiirka Arimaha Dibadda waxaa loo Magacaabey Cali Axmed Jingeli, halka Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibadda Cabdullaahi Maxamed Oomaar loo magacaabey Wasiirka Macdanta iyo Biyaha.

 

Wasaaradda Cusub ee laga gooyey tan maaliyadda ee loo bixiyey Wasaaradda Lacagta ayaa loo magacaabey C/rahman Cusmaan Yariisow oo ku mahac dheer Eng. Yariisow oo ahaa gudoomiyihii hore ee Somali Concern Group, isla markaasna ka mid ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK. Waxa uu la soo shaqeeyay Cali Maxamed Geedi, waqtigan waxa uu ahaa Agaasimaha protocolka Madaxtooyada.

 

Prof. Maxamed Gaandi ayaa loo badalay wasaaradda Gaadiidka, waxaana Booskiisi wasaaradda Gaashaandhiga loo magacaabey Cabdalla Boos Axmed oo horey u hayan jirey Wasaaraddan markii uu ahaa madaxweynaha Cabdullaahi Yusuf Axmed.

 

Wasiirkii Wasaardda Warfaafinta Farxaan Cali Maxamud ayaa laga qaadey gebi ahaanba Wasaaradda wax xil ahna looma magacaabin weli, waxaana lagu badalay Mulkiilihii Idaacadda Qur’aanka Kariimka ee Muqdisho Daahir Maxamuud Geelle.

 

Wasiirka Maamul wanaaga Puntland Maxamed Gaashaan ayaa maanta ugu yeeray Cali Jaamac Jengeli in uu yahay wasiirka Arimaha Dibadda sidaas ayaana la igu wargeliyey ayuu yiri.

 

Waa markii labaad i si hoose xukuumadda wax loogu daro ama loo kala badalo, Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga Yusuf Maxamed Siyaad (Indhacade)ayaa isagu afkiisa ka :D sheegtay in jagadaas loo magacaabey, mase jirin madaxda sare in ay ka hadleen arintaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho:Labad wasiir ee lagu soo kordhiyey golaha wasiirada waxey ku heyb iyo ku xisbi yihiin madaxweynaha maxay tahay sababta loo magacaabay xiligaan ?(Warbixin)

17. august 2009

 

Muqdisho(AllPuntland )Dahir Max'ud Geele oo loo magacaabay wasiirka warfaafinta iyo C/raxmaan Yariisow oo loo magacaabay wasiirka lacagta labaduba waxa ay ku beel yihiin madaxweynaha Soomaliya Shariif Shiikh Axmed sidoo kale waxaa ay kala tirsanaayeen xisbigiisi maxaakimta islaamiga .

 

Dahir Geele waxaa uu ahaa milkiilihi idaacada Qur'aanka Kariimka oo ku hadli jirtay codki maxaakimta mudadi lixda bilood marki la jabiyey maxaakimta oo ay K/Soomaliya la wareegeen ciidamadi dawladda iyo kuwi kaabayey ee Itoobiya waxa uu toos ugu biiray mucaaradka waxaana uu xubin ka noqday isbaheysigi Shariif ee Asmara lagu dhisay inkastoo uu kala jabay.

 

c/raxmaan Yarisow oo loo magacaabay wasiirka lacagta waxa uu sidoo kale ku heyb yahay madaxweynaha waxa uu ahaa shaqsiyaadki dibada ka taageri jiray , waxa uu aha abaabulo dibadbaxyadi looga soo horjeeday dawladdi sharciga ahayd ee madaxweyne Yuusuf kuwaas oo dad siyaasad doon ahaa ay shacabka qurba joogta ah safaaradaha horgeyn jiray iyagoo ugu gabanaya in dhibaato ay jirtaa .

 

Shariif Shiikh Axmed marki lo dhiibay xilka madaxtinimada waxaa uu kula taliyey Ra'isal wasaare Shar'marke in aanu xil wasiir u magacaabin beeshiisa ****** , xubnaha wasiirada Hawiyena lagu qanciyo beelaha kale .

 

Waxgaardki ****** ee madaxweynaha wax ka weydiiyey arimahaa waxaa uu u sheegay in ay madaxweynaha yihiin loona baahanyahay in ay tanaasulaan oo aysan sii damcin xilal wasiirnimo.

 

Galabta waxa lagu soo baraarugay in labada wasiir ee la soo kordhiyey ay madaxweynaha ku heyb yihiin , waxaana dad badan su'aal ka keeneen waxa madaxweynaha fikirkiisi iska badalay.

 

Dhinaca kale waxgarad kale oo ****** ayaa isla soo hadal qaaday in labada mas'uul ee la magacaabay laabduba ay yihiin xisbigiisi maxaakimta , waxaana taa loo micneeyey in wali madaxweynaha o kooxeysi wax ku dhisayo iyadoo la ogyahay in dad badan oo xilalkaas oo qalma laga heli karo beesha .

 

Si kastaba lama sii saadalin karo waxa ay ak badali karaan wasiiradan cusub hawlihii xukuumada Soomaliya ka heysay dalka.

 

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He has as Ministers the most incompetent and idiotic men all because he wants money.

 

Minister of Finance an illeterate individual Sharif Xasan

 

Minister of Money - His friend and ally, a man many from London know "Engineer Yarisow.

 

and Yusuf IndaCade as his deputy and real defence Chief.

 

Well he was a clown leaders after all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

You've got to learn to give people a chance. For all the contraversy surrounding Faroole and his people about the fake money, the least of this you should be talking about is enriching oneself at the expense of the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Adeer Faroole has tough competent Minsiters in comparison to Sharif Hotels.

 

Minister of Finance of Puntland is a PHD holder and a banker by trade.

 

Minister of Finance of Sharif Hotel is Sharif Xasan a man who is unable to read. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

It is not about shahaadooyinka ay haystaan but it is about karti and the will to lift the nation from this predicament. Personally, i believe they can do it, may god be with them, aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jaanjumow:

It is not about shahaadooyinka ay haystaan but it is about karti and the will to lift the nation from this predicament. Personally, i believe they can do it, may god be with them, aamiin.

You should not go to your MD, next time you get sick and ask us SOL Nomads how to treat your illness. Many of us here have "karti" and will help cure you. :D

 

Come again adeer, that was lame, a man who can not read wont be able to lift anything other money.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It makes no sense, Omaar was on the most part one of the best and most consistant of the Hotel government.

 

Its a shame, that he is moved and the likes of Ibbi, Sakin are still kept. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

General Duke, Check this out:

 

Originally posted by Gheelle.T:

War heedhe, Sharif cannot reshuffle or dismiss a cabinet, it's the job of P.M

Why doesn't the title of your thread read "Ina Sharmake's new cabinet" since he is the PM or you need Axdiga Kumeel-gaadhka 101?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^So the PM today all on his own appointed two men from Sharif Hotel's own sub clan into the cabinet. One of them "Yarisow" was Sharif Hotels chief of protocol in Villa Somalia. The other was a propogandist and member of the Asmara group. Both men were supporters of Sharif & members if the courts and Asmara group.

 

Zack you need to get a Somali politics pre school saxib. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Maybe he did all this to appease his boss and somehow went beyond and above the expectations. Who knows? You tell us! I just don't like the fact that you adjust the news headlines to what you like.

 

P.s. Per Dukey, Sharmarke is one of few reasonable and educated members of the TFG, so why did he do this? LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this