Sign in to follow this  
Cowke

SSC Attack Snm-land In WidhWidh and Kalabaydh

Recommended Posts

Cowke   

War Degdeg Ah:-Dagaal Ka Qarxay Duleedka Magaalada Widhwidh

Written by Jidbaale.com

Friday, 25 June 2010 17:00

 

WidhWidh(Jidbaale):-Warar deg deg ah oo hadda naga soo gaadhaya deegaanka widhwidh ayaa sheegaya in dagaal ka qarxay goobta loo yaqaano widhwidh yar waxaana la sheegayaa in dagaalku uu hadda si xawliya u socdo dagaal aad u weyn yahay . Sida uu xaqiijiyey taliyaha guud ee ciidamada SSC Col.Maxmed Mire Cali.

 

 

Wixii warar ah ee dheeraad ah goor dhaw naga suga Jidbaale.com Insha-allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Dagaalka Widhwidh

Written by Jidbaale.com

Friday, 25 June 2010 18:36

 

Widhwidh(Jidbaale):-Dagaalkii Widhwidh ayaa weli soconaya ayadoo Khasaare weyni soo gaadhay Maleeshiyaadka SNMta, ee soo duulay, Ciidamada SSC ee xaq u dirirka ayaa wacdaro waa weyn dhigay caawa. waxaana lagu soo riixay Maleeshiyaadkii SNMta xaga Laascaanood.

 

Ciidama SSC ayaa gacanta ku dhigay baabuur ay ka mid yihiin kuwii sidey sanaadiiqda waxa ay ugu yeedhaan doorashada, waxaana gaawaadhidaas iyo qalabkii sanaadiiqdiiba hada gacanta ku haya Ciidanka SSC.

 

Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisah sar sare ee Ciidamada SSC waxaa dagaalkaasi uu ahaa mid horumar weyn ay ka gaadheen Ciidamada Xaq u dirirku ka dib markii ay soo Durkiyeen kuwii SNMta.

 

Wararkii ugu danbeeyey ee hada na soo gaadhayaa waxay sheegayaan in weli xabadu soconayso ayadoo wakhtiga oo habeenimo ah awgeed aan loo ogaan karin khasaaraha dhabta ah ee soo kala gaadhay labada dhinacba.

 

Waxii wara ha ka dheeraan dhawaan.

 

Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

War Deg Deg ah; Dagaal Ka soconaya Kalabaydh

Written by Jidbaale.com

Friday, 25 June 2010 19:20

 

War deg deg ah oo hada na soo gaadhay ayaa sheegaya in uu dagaal Culusi ka qarxay aaga Gobolka Sool. Dagaalkan ayaa hada si xawli ah uga soconaya magaalada Kalaybaydh oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Laascaanood. Ciidamada SSC ayaa caawa waxay Aagag badan ka bilaabeen dagaal qadhaadh kuwaasoo ay kaga sifeenayaan deegaanka SNMta.

 

Dagaalkan ka dhacay Kalabaydh ayaa la xaqiijiyey in lagu qabsaday gawaadhi kale oo sidey Sanaadiiq iyo weliba gaadhi nooca loo yaqaano Surfta ah, ciidamada SSC ee sifeynta wada ayaa weli waxay ka dagaalamayaan labo aag oo kala ah Aaga Widhwidh ee gobolka Cayn iyo Kalabaydh oo ah dhanka Gobolka Sool.

 

Waxii wara ee ka soo kordha la soco.

 

Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

I was expecting,the job will be done before

june 26, but never too late. this event is more distrubting their election. the big and final battle still to come.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

So this is the path you have chosen for yourselves? fine you have made your choice you lousy nabadiids will see about that after the election is over these rag tag geeljires will be crushed and their attempt to disturb the peace will not be tolerated by the legit Somaliland government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

dad baad deegaankooda ku haysataa markaas baad nabad diid ugu yeeraysaa, cid kugu haysata 3 daada tuulo ma jirto ee ogoow adaa duulaan ku yimi dhul aadan lahayn dadkiisiina ka dhigay qaxooti, cajiib indha adakadiinaa. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

SOMALIA qassab maha hadad didid SOMALIA waad iskaga guuri karta , laakin dhulku wa SOMALIA dadka guura dalku ma guuro

 

 

Ninkii Somalia diidan, dalka haa ka guuro, Dalka Somalia waa mid qudha,

 

18 gobol Dalka SOMALIA ayaa iska leh, sida caalamka oo dhan la aqoonsahay

 

Midnimada Somalia waa muqadas

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

The problem with our people is that we don't seem to learn from history, nor can we see the future, because we are busy living in the past thou.

 

yesterday, Bare's system was accusing the opposite party members to be Dib-Ujeed and Qaran-Diid. and juts look around today! if you are not with me you ate this and that..some take you out of the Diin, some take your rights and call you names.

 

Somaliland is striving to secede from the other parts of country to build a new state of its own, why not let others do what ever works for them?

 

There should be a common vision to which all parties are committed to with agreed aims and objectives, to build state . Such vision has one condition everyone has the same right, nobody is superior than others!

Share this post


Link to post
Share on other sites

liibaan suaashu waxa weye somalia meeday? . ma haysa somaliya ciidan somaliyeed ma jira calan somaliyeed ma jira dad somaliyeed oo aminsan somalia. jamhuuriyada somaliland waxay jirtay before somalia maantana 50 years later Somaliland ba doorasho u dareertay Somalia na wey gubanaysa dee sure dadki somalia dagana na wa ka so guureen somalia waxaay u so guureen Jamhuuriyada somaliland oo ay qaxoooti ka yihin

tallow yaa guuraya markaas lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Xaaj, Lets say SL waa Dowlad gaar ah. Logistically you don't need to make enemies, specially from your neighbor country which has got nothing to lose.

 

where is your commonsense Xaaji? you saw how the mislead youth turned H.Town in to Bakara one day!

 

Make friends, not enemies.

 

PS.I see some Landers oo uu qaxay "Jerusalem" too, claiming to be koonfiriyaans for the process to go smooth!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

After all the reports circulating in the crazies websites talking about how they started a big fight with Sl army. It so happens to be that they shot and killed an old ******ini caaqil from Sool. Nice going SSC army. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

you think everyone like you, inuu qabiil dardaray, it doesn't matter qabiilka uu yahay. at the end of the day wuxuu ahaa khaa'inu wadan oo cadow soo raacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this