Sign in to follow this  
NASSIR

SOMALIA: P.I.S. Tortured and Executed 2 P.O.W from Galgala

Recommended Posts

NGONGE   

Originally posted by Sayid*Somal:

^adiga igu soo diray - war call of your agents before i come and get you as a warning to them
:D

Sheekado ma waxaad ka dhigtay "NGONGE iyo inta madax madow.." :D

Photo.300.1354.aspx

Xagaan o rara dee?

Ok. Ok. LST is an SL agent. Shooo..that way boys. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sensei   

Puntland dealt with Aweys & Co. in '92, dealt with Atam & Co. now and will deal with all crazies that want harm her accordingly. No one should apologize for defeating Atam.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Agent of NGOONGE, keep licking the secessionist boots, but don’t pretend that you can divide the kin from Puntland.

That will only result in your further irrelevance..

you must be talking to Nassir :D

have your learned to correctly spell Qardho yet? :cool:

LOL@divide the kin - but calling for the killing of the kin and kith is ok? grow up or failing that grow another brain.

Edit: LOOOOOL@ngonge :D usha la dhac, they are hard of hearing.

Share this post

Link to post
Share on other sites

but don’t pretend that you can divide the kin from Puntland.this general duke guy i believe he is stoned when he writes stuff like this wake up lad, there wont be no such thing as puntland no more manta baa ku faaneysan ilmo 16 jir aad togateen they even went far as claiming he is 22 years old n from las anood.

btw how is saciid dheere n his boys 180 of them stuck between 2 rocks funny how faroole supporters claim they have defeated atom when its faroole who cant go past garowe.

Share this post

Link to post
Share on other sites

murdering maakhrians is good according to the pirates aslong as it's done within the rituals of ssdf tribal hegemony constitution . it's all about brotherly spilled blood

Somaha faroolow.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Agent Attam supporters have no issue here, they were brave enough to start a war, and yet don’t have the stamina , all they do now iscomplain of the consequence of their actions, which is a great deal of pain to their foot soldiers and Al Shabaab supporters.

First to the young Al Shabaab supporter, don’t worry we know how to defang and humiliate fake religious groups, like Al Itixad in the past and now Agent Attam, and it will continue inshaAllah, anyone who wants to get executed should come and threaten Puntland.

NGOONGE, Faroole as handled the Galgala affair better than we expected, an attack on his person by secessionists, confused secessionist agents, defeated Attam supporters and the confused lot in the south only strengthens his position.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Beesha Siwaaq Roon” Maamul Gooni ah baanu Ku Dhawaaqidoonaan

November 1, 2010

By Admin

Shir socdey 29-31/10/2010 oo ka dhacay magaalada Vesteros ee dalka Sweden ayaa waxaa shirkaas ka soo qeyb galey dhamaan qurbo jooga u dhashay deegaanada gobolka Raas- Cassayr, halkaas oo lagu lafo gurey dhibaatooyinka ka jira gobolkaas.

Markii aynu aragney dhibaatooyinka ka jira degmooyinka kala ah Caluula, Baargaal iyo deeganada ku hareereysan.

Markii aanu aragney waxqabad la’aanta maamulka Puntland ee ku jiheysan degaanadaas.

v Markii ay inoo cadaatey in axdiga Puntland u yiiley qodobkiisa 21aad iyo kan 22aad qeexayeyna maamulku inuu masuuliyad ka saran yahay ka shaqeynta arimaha bulshada iyo nabadgelyada taasi oo u muuqata inay waxba ka qaban hawshii ay u xilsaarnaayeen.

Markii aan wada tashiyo la sameyney dadka deegaanka oo ka kooban Aqoonyahanada, culumaa’udiinka, dumarka iyo dhalinyadaba.

Intaasi ka dib waxaanu go’aansaney qodobadaan hoos ku qoran.

1- In deegaankeenu yeesho Gobol lagu magacabo Gobolka Ras-Cassayr.

2- In loo sameeyo gobolka iyo degaanada hoos yimaada maamul lana raaco siduu qeexayo dastuurka qodobkiisa 81aad.

3- Gobolku wuxuu ka koobanyahay degmooyinka hoos ku qoran:

Taageer – Muudiya – Baargaal – Bareeda – Caluula – Xaabo – Murcanyo iyo 54 tuulooyin.

4- In lagu wacyi geliyo maamulka la dhisayo dadka deegaanka qaybahooda kala duwan.

5- Kaalinta Gabdhaha oo muhiim ah awgeed ,waxaa la gartay in maamulka adeegyada ay Kaalin muhiim ah ka qaataan, gaar ahaan masuul looga dhigo kan xiriirka dadweynaha iyo hanta dhowrka.

6- Gobolku wuxuu leeyahay kheyraad fara badan

Waana meelaha uu dhaqaalaha ka soo galo degaanka

Waana in canshuurtaa (dhaqalaha) lagu soo xareeyo xeerka u degsan Dowladda hoose ee Degma walba.

7- Cabdifataax Jamac Mire:-

Arinta Cabdifataax Jamac Mire Ka dib markuu shirku ka dooday, eegeyna dastuurka saxaafada u yaalla maamul goboleedka Puntland qodobkiisa 35aad xirnaanshaha Cabdifaatah xiriirna la yeeshay xog-ogaal farabadan, dibna u eegey go’aankii Maxkamadda wuxuu garowsaday inuu ku xiran yahay sharci daro ah, waxa shir guddoonku ku baaqayaa in si deg deg ah oo shuruud la,aan ah lagu sii daayo, lana siiyo magdhow. Waxa uu shir guddonku mar labaad ugu baaqayaa inuu Barlamaanka Puntland baaritaan ku sameeyo arintaan sharcigana la horkeeno ciddii ka dambaysay shirqoolkaas.

8- Shirku wuxuu soo jeedinayaa in dhamaan beelaha wada dega Puntland ay ilaaliyaan wadajirka iyo wada noolaanshaha.

9- Waxaan u ugu baaqaynaa beelaaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya degaanada Puntland inay joojiyaan dagaalada macna la’aanta ah, kana foojignaadaan wax allaale wixii keeni kari xasarad iyo isku dhac.

10. Shirku wuxuu isku raacay in qurbo joogto ka qeyb qaadato mid dhaqaale iyo mid aqooneed hirgelinta maamulkaas.

Waad mahadsan tihiin.

Afhayeenka maamulka Gobolka Raas-casayr

Faarax Mohamud Yusuf (Dooxajoog)

abs15200@hotmail.com

http://galgalanews.com/index/?p=6055

Share this post

Link to post
Share on other sites

it certainly has strted the end of faroole

Thankful   

Originally posted by NGONGE:

Talking from both sides of your mouth again, Thankful?
:D

I thought you believed that Nassir was an Atam supporter and now the PL crew here (with you in tow I suppose) are claiming that Atam is an SL agent yet Nassir could never become an SL fan? Have you been taking lessons in logic from Farole, saaxib?
:D

Come on now Ngonge, 1st I never claimed that Atam was an NW Somalia agent, I stayed away from that topic. Second I do think that he may have fled in that direction. But I am not sure your enclave is that sophisticated to carry that out.

Now what you are saying is that Nassir might have your flag as his signature. That I am certain will never happen. Nassir and the others flip-flop between supporting Puntland and not supporting it, but they would rather claim their own enclave than join yours.

Do you blame his community when your government doesn't represent it?

I will say that if your government were to change it's policy and start allowing more representation + act like a real democracy that allows a wide range of opposition leaders from all over....then things may be different. Until then, it won't happen.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this