Sign in to follow this  
Jacaylbaro

PRESIDENT RAYAALE IN GHANA

Recommended Posts

raygana287a680wv3.jpg

 

 

Madaxweynaha JSL, Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wefitigii uu hogaaminayey ayaa saaka ka degay garoonka dayaaradaha ee Accra ee Caasimadda Dalka Ghana, Madaxweynaha iyo weftigiisa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay Madaarka , Saraakiil Sar Sare oo ka socota khaarijayada Xukuumadda Dalka Ghana iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda oo hore isagu ugu sugnaa Caasimadda Accra iyo waliba Wakiilka Somaliland ee Gobolka Galbeedka Africa Mr. Steve iyo sidoo kale Wakiilka Somaliland ee South Africa Mr. Iqbal, Madaxweynaha iyo Weftigiisa oo ka qayb galaya Munaasibadda Xuska 50aad oo ka soo wareegay wakhtigii ay qaadatay Xornimada oo ku beegan 06/03/2007.

 

Madaxweynaha iyo Weftigiisa waxa loo dhammaystiray hab-maamuus buuxa, dhinaca kale isla maanta waxa weftigu ka qaybgalay dood lagu fallan qaynayey qaddiyadda Somaliland ( Round table Discussion on Somaliland – Africa’s Best kept Secret) oo lagu qabtay the Kofi Annan International Peace Keeping Training Centre, Teshie, Accra, Ghana. Kullankaasi guddida ka hadlaysay waxay isugu jireen khubaro ay ka mid yihiin, Mr. K.B. Asante oo ah siyaasi caan ah oo haatan hawlgab ah oo ka socda dalka Ghana, Dr. Kwesi Aning, oo ah Madaxa qaybta cilmi baadhista ee Xarunta Coffi Anna Center iyo Dr. Iqbal Jhazbhay oo ka socda Jaamaca UNISA iyo Wasiirka Arrimaha Debedda ee Somaliland, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo isla markaana isagu ahaa ( Key note Speaker) munaasabaddaas.

 

Waxa ka soo qayb galay Xafladdaas, dibloomaasiyiinta ku sugan Caasimadda Dalka Ghana, Wasaaradda Arrimaha Debedda Dalka Ghana, Suxufiyiin farbadan, Aqoon yahanno iyo khubaro ka socota Jaamacadaha Dalka Ghana iyo dadweyne aad u tiro badan.

 

Kullanka, waxa goob-goog ka ahaa oo soo xusay, Madaxweynaha JSL, Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyada oo ay xukuumadda Somaliland samaysay Munaasabad ay ku soo dhaweynaysay marti sharaftii ka soo qayb gashay Kullanka.

 

Weftigu Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan Caasimadda Dalka Ghana ee Accra waxa uu ka kooban yahay, Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedd, Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Wasiirka Wasaaradda Qorsheyna Qaranka, Mudane, Cali Ibraahim Mohamed, Wakiilka Somaliland ee South Africa, Mr. Iqbal Jhazbhay, Wakiilka Somaliland ee Galbeedka Africa, Mudane, Steve Mawuenyega iyo Mudane, Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL.

 

 

raygana78840ebqi5.jpg

 

raygana8881670wb7.jpg

 

raygana187fb09xa0.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

http://www.boramanews.com/1026.htm.....

 

 

I hardly see any warm welcoming , more likely he looks like professor giving speech or trourist ....

 

Unlike President abdulahi yusuf who gets a realy state visit welcom sxb .....

 

where are the Ghana officials , wheres redcarpet , where are ban and etc ....

 

why was he not taking to the state house or atleast welcom by a minister ......

 

begging Ghana and telling them we want to go back to colonial Era is not gonna help much .....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taako, Taako, Taako, you one funny person, have you thought of career in comedy maybe a work in Saturday night Live, or Mad TV cause you are funny. But back to the topic in hand this comment of yours was great and i quote from you "was he welcomed by some members of the North West Residing in Ghana" LOOOOOL great one; you made it look like the Somaliland President was meeting with just average people maybe from somaliland or local Ghanaians like the bathroom cleaner right lool. You right no way in history could Somaliland president meet with the leader of African nation like Ghana noooo way in history right. OOOOOOOO Wait he did meet him(http://www.sdwo.com/) and they talked and was escorted around the city by the Ghanian police wooow, this makes your comment of somaliland leader not funny no more oooo how sad lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

JB, adigana Rayaalaa ku waalay. General Duke na Abdillaahi Yuusuf baa waalay :D . You both need to have face to face,closed doors conference over Somalia!

Share this post


Link to post
Share on other sites

From now on ,, i put you under General duke's administration ,,,,

 

I'll rule Read-sea, garaad caanood and jeylaani ,,,, is that Ok with you ?? :D

 

 

coz you belong to somalia and they belong to Somaliland :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks for dedicating a song to the president ,,, i'm sure he has the album if he gets time to listen ,,,, :D

 

it is a good talo ,,, dadka ha iska weyneyn ,, is for everybody including me and you ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this