Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Please stop the War

Recommended Posts

Inaa lilaahi WA inaa ileeyhi raajicuun. Muqdisho Society has seen enough. Everyday 50 + death and hundreds injures and un countable distraction. Where are the DOOBS, MALAAQ, IMAAN, waber, and UGAAS CULAMAA SHUYUUQS AND SO ON? WHER ARE THOSE AHALUL CILMI, ENOUGH IS ENOUGH. These people saver more pain then any other society.

 

 

Uganda these animals are killing this instant left and right I am sure a lot off you will agree with me that they are worse then the Ethiopians. It is about time M society to say enough is enough.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Ugandans are protecting the government, they are there to help us. Blame the Shabaab they are the ones that are attacking the Ugandans.

Share this post


Link to post
Share on other sites

These quotes are for M society

 

 

1. Nobody can hurt me without my permission

 

 

2. We must become the change we want to see.

 

3. “The Roots of Violence: Wealth without work, Pleasure without conscience, Knowledge without character, Commerce without morality, Science without humanity, Worship without sacrifice, Politics without principles

 

4. All crime is a kind of disease and should be treated as such”

 

5. They cannot take away our self-respect if we do not give it to them.”

 

6. You may never know what results come of your action, but if you do nothing there will be no result”

 

7. War is like a big machine that no one really knows how to run and when it gets out of control it ends up destroying the things you thought you were fighting for, and a lot of other things you kinda forgot you had.”

 

 

kuwaase waa qoutes from Gary Wills and Mahatma Gandhi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Najmudin i realy can not blam shabaab only shariif government has alot to do with this miss going on in muqdisho. Let's not blame shabaab only.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoonka odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha m s Cambaareeyay duqeyn ciidamada AMISOM ay shalay ka geysteen Magaalada Muqdisho.

Posted: 6/18/2009 1:34:00 PM

Shabelle: MUQDISHO

 

Gudoonka odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha M ayaa waxaa ay si kulul u Cambaareeyeen duqeyn ciidamada AMISOM ay shalay ka geysteen Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha M Max’ed Xasan Xaad ayaa si weyn u cambaareeyay duqeyntii aan kala sooca laheyn ee shalay ay ka geysteen ciidamada AMISOM Magaalada Muqdisho taasoo sabababtay dhimasho ka badan 30-qof iyo dhaawaca in ka badan boqol kale.

 

 

 

Sidoo kale gudoomiyuhu waxaa uu ugu baaqay in kooxaha ku dagaalamaya Magaaada Muqdisho ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalada islamarakaan ay u turaan dadka maatida ah ee mar waliba ku waxyeloobaya dagaalada u dhaxeeya.

 

 

 

 

 

Hadalka Odayaasha dhaqana iyo midnimada Beelaha M ayaa ka dambeeyay dagaalo shalay oo idil ka socday magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay bar bar socdeen duqeymo iyo madaafiic aan kala joogsi laheey oo ku dhacayay goobo ka fog fog xaafadaha lagu dagaalamay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Where is Mejji ?? ,,,
:D

JB what do you want from meji just add your two cents. M Society needs big help this time. Waxaa loo baahanyahay in uu caqliga shaqeeya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shacabka reer Muqdishow hadaadan sida Soomaliland iyo Puntland aadan dantiina garan waligiin sidaa iyo si ka siidaran baa niila xasuuqidoon

 

 

 

 

Waa baryaa waxaad Muqdishoow ku dhinta ugu yaraan 50 qof markii leysku cel celiyo taana waxaa la dhihi karaa waa meesha Meesha Afaraad ee ugu dhimashada badan marka laga laga reebo Bakistaan ,Afganistaan,Sirilaa nga iyo Ciraaq oo in ka badan maalintii ku dhimataa .

 

Waxaa isweydiin Mudan waxa idinka kaliya reer Muqdishoow masiibada idinku reebay waayo Soomalinad iyo Puntland waa dad idila mid ah oo Soomali ah oo sida muuqata labadaasi deegaan dantooda gartay ,maxaase idinka duway oo idinka maamulkii yimadaba aad xasaasiyo ugu qabtaan oo mar waliba mucaaradkiina xoojiyo miyadan ogeen hadaan leysku sabrin oo wax leysku ogolaan cid wax noqoneysa aysan jireynin

 

 

 

 

Bal u yara jaleec Mucaarka Soomaaliland inta jeer la baajiyey doorashadii wali lama haayo shacab u gadoodayo sida shacabka reer Muqdisho oo aan la ogeen wax ay rabaan maalinba loola yimaad mashruuc lagu xasuuqayo hadana ay biyaha kadaba wadaan .

 

Waxaa la hubaa nabada la helaa in ay tahay furaha diinta waayo ilaah qureesh wax kale uguma abaal sheegan waxuu ugu abaal sheegtay cabsidii iyo gaajadii in uu ga saaray bal ka warama 20sano hadaad ku jirteen cabsi iyo gaajo, waxaa lahuba hal wali saalaxa hadoow idinku jiraa in xaga rabi aad ka heli laheydan gar gaar dhinac walba ah

 

Waxaa xusid mudan in maanta haweenka reer Muqdisho meel walba ay yimadaan ku dhiban yihiin waxase iga yaabisay in dalka Yeman dumarka Soomalida ee ka yimaada Muqdisho yihiin kuwa aad ugu bahdilan oo Yemanta ay dhahaan waa haweenkii Muqdisho ee sidaa doontaa ka yeela

 

 

 

 

Aduunka masiiba ka xun ma jirta xal la wada garanaayo hadana sida lagu gaaraayo ay adagtahay ,walaahi wali masiiba ma dhicin hadan is qabanina mid ka xun tan aad hada ku jirtaan baad idinku dhici doonto .

 

 

 

 

Raga aad ugurbaan tumeysaan hadana idin xasuuqaayo hal cunug ay dhaleen kama joogo goobaha lagu diriyo kan ugu sokeya waxay jeegaan deegaano nabdoon waxaase cajiib ah mid ka mid ah raga hogaaminaayodagaalka oo aan maalin taleefan kula sheekeystay waxuu ii sheegay in naagtiisa ay dhaleysa dhawaan ayna joogto baadiya fog ee gobol ka mid ah gobolada dalka marka bal ma isweydiisay adiga cunugaadii maalin walba la dilaayo hadana aad raali ka tahay walaahi janada ilaahay ma galo ruux isduleeyo waayo hal mar baad dhimaneysaan kacdoon dagaal diidnimo sameeeya si dhibka ilaahay idinkaga saar hadii lkale ku jira dulugaa aduun aaqira cadaabta hadinku dhacdee hadii kala dad iska dhiga oo la jaan qaada walaalahiin kale ee Soomaliland iyo Puntland oo diiday in guryahooda gabaad laga dhigta si loo xasuuqo

 

Dagaalka oo caawa soo gaaray saqdii dhexe ayaa ciidamadii dowlada ay soo faarujiyeen dhamaan jiida hore dagaalka waxaana sida la sheegay la arkaayey dhaawacyo badan oo lala soo cararaayo si aysan u layenin xoogaga awooda kula wareegay Isbitaalka Keysaney

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Garyaqaan*:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

Where is Mejji ?? ,,,
:D

JB what do you want from meji just add your two cents. M Society needs big help this time. Waxaa loo baahanyahay in uu caqliga shaqeeya.
That is if they believe they need help in the first place ..... that is why i'm looking Meji ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

As i see the situation in Murdisho, no one can help them unless these people who reside in that btfl city to rise up and arm theself and say enough is enough, i am certainly sure if that happens there will be no Alshabaab or their like, but since most of the Murdisho residents belong more or less the same Tribe who knows violence then there will be no stopping in this maddness. But as a true somali is hurts and i wish then luck perhaps death is what they wish.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

Insha Allah the war will stop..Insha Allah.

Insha alaah indeed ! One day the fight will stop one day. I will also like to add ala suxaanahu watacaalaa ha u naxariisto intiis muslim ah oo xaqdaro u dhmatay espcialy those who day while they where praying at karaan masjid.

 

But Juje when will ask himself how could we stop this?

 

Might be sheeq shariif should look another alternative.

 

if the Ugands contuens to bam the city there will be no left

 

Gaar ahaan danyarta aan dagaalka ka carari karin. women and children.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this