Sign in to follow this  
Sky

Photos- President Yusuf going home

Recommended Posts

Sky   

You never know what the future is about to behold. Something spectacular could happen once Colonel Yeey settles in Somalia.

 

19124658_6ac8f30853_o.jpg

 

19124657_35d875d59e_o.jpg

 

19124656_af9fc03818_o.jpg

 

19124655_3ee417aee6_o.jpg

 

19124654_777cb268c2_o.jpg

 

19124659_23803d59db_o.jpg

 

19125177_2877b09b9a_o.jpg

Off to Jowhar!

Share this post


Link to post
Share on other sites

i guess he finished his rehab! hah!! mixing up directions...!

 

how many think hes heading back to camp Caagli lix-saaca in Nairobi!! raise your hands!!....hmm

 

looks like you all learned his footsteps!!

:eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Originally posted by rudy:

i guess he finished his rehab! hah!! mixing up directions...!

 

how many think hes heading back to camp Caagli lix-saaca in Nairobi!! raise your hands!!....hmm

 

looks like you all learned his footsteps!!

:eek:

lo0000000000000ol rudy . sure they have learned;)

 

Originally posted by sky:

Off to Jowhar

Then to Jowhar then to Jowhar , then the Jowhar windows closes itself with an error msg ;) .

 

 

Originally posted by BN:

Historic

Sure !!!

But where are the happy n welcomming millions home?

 

It is actually sad to see a Somali president heading home without office,phone number and millions of wellcomming ppl.

Only col YEY makes such a president.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^^^^^ The people where waiting for 9 hours in a place only 50 miles[me thinks]from Mogadishu...enjoy indeed its historic ;)

 

Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo Fiidnimadii Caawa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Jowhar

 

Ammaanka ayaa la adkeeyay, goobaha Ganacsiga ayaa la xiray, dhamaan Waddooyinka soo gala magaalada Jowhar ayaa la xiray, Jidadka ayaa laga taagay Calanka Soomaaliya iyo Sawirada Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaa isu soo baxay oo dad badan isugu yimid Garoonka Diyaaradaha ee Jowhar oo 10 Km u jira magaalada dadweyne aad u fara badan, qeybaha Bulshada sida ardayda dugsiyada Waxbarashada,kooxaha Fanaaniin ah dhamaan dadkaasi muddo 9 Sacadood ah waxay u taaganaayeen maanta soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo goor dhaw ka dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jowhar.

 

Nin-ka dhawaan loo Magacabay Lataliyaha dhinaca Ammaanka Madaxweynaha Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda ee Jowhar Maxamed Dheere ayaa horkacayay dadka soo dhaweeyay Wafdiga Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, sidoo kale Siyaasiyiin uu ka mid yahay Caaqil Koogaar ayaa ka mid ahaa dadkii ka tagay magaalada muqdisho ee ka qeybgalay soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha.

 

C/llaahi Yuusuf oo markii uu ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Jowhar Salaan Sharaf ka qaatay qaar ka mid ah Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa uu noqday Mas’uulkii ugu horeeyay oo ka mid ah dowladda Federaalka Soomaaliya kadib xiritaanka Shirkii kenya iyo soo afjarida Joogitaanka Dowladda dalka kenya ee soo gaaro gudaha dalka Soomaaliya.

 

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Wafdigiisa ayaa sida ay sheegayaan warar naga soo gaaraya Jowhar waxay ahaan doonta inay joogaan Jowhar Saacado kadibna Madaxweynaha u gudbi doona Magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas oo berito ka furmi doona shirweyne ay isugu yimaadan 77 dal.

 

Magaalada Jowhar oo Caasimadda Muqdisho sida la ii sheegay u jirto 90-Km waxay ka mid tahay Labada Magaalo ee la qorsheeyay inay degto dowladad Federaalka inta amaanka iyo dala dambeynta Muqdisho laga soo celinayo, hase ahaate go’aankaas oo 11-kii bishii hore ay gaareen Xubno Baarlamaanka iyo Xukuumadad Federaalka ah ayaa waxaa ka soo horjeestay Guddoomiyaha Baarlamaanka, Xildhibaano iyo Wasiirada hubeysan ee muqdisho, sidoo kale Baydhabo oo magaalada Labaad ahayd ayaa waxaa ka dhacay dagaalka salka ku hayo arrimaha Dowladda, dagaalkaas oo guul ka gaaray xildhibaanka diidan qorshaha Madaxweynaha iyo Xukuumadda Maxamed Ibraahim Xaabsade.

 

Madaxweynaha ayaa marka u sii gudbo dalka Qadar uuna soo dhameysto arrimaha shirka uu u socda waxaa la sheegay inay suuragal tahay inuu dib ugu soo Laabto magaalada Jowhar.

 

Dhinaca kale dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadleen socdaalka Madaxweynaha caawa ku tagay magaalada Jowhar,waxayna sheegen in Jowhar ay tahay magaalda xarun ka dhigan doona Madaxweynaha, waxaase dadka is weydiinayaan halka ay noqon doonta magaalada Labaad.

 

Warar kale oo naga soo gaaray Jowhar ayaa waxay sheegayan in goobo badan oo ay ka mid tahay Warshaddii hore ee SNAI iyo goobo kale, waxaana la sheegay in Maamulka Maxamed Dheere si weyn u diyaariyeen goobahaas.

 

Sida uu qorshaha uu yahay Ra’iisal wasaaraha soomaaliya ayaa Xafiiska uu ka furan doona magaalada muqdisho waxaa uu noqon doona Xaruntii hore ee Laanta socdaalka dowladdii Maxamed Siyaad Barre oo dad badan u yaqaanan (Habar Khadiijo) waa marka laga soo tago Baar FIAT lana soo gaarin Shineemo Hadarmuud ee Degmda Shibis.

 

Inta uusan ka soo ambabixin Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Nairobi Jomo Kenyata, waxaa loo qabtay Xaflad lagu sagootinayay, kadib Isaga Waa C/llaahi Yuusuf Madaxweynaha Kenya Salaan Sharaf qaateen Ciidamada Kenya,dadka Garoonka Joogay waxay ka mid ahaa, Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi, kuxigeenka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xuseen Maxamed Caydiid.

 

“Umadda Soomaaliyed waxaa leeyahay Cayaartii waa dhamaatay ee na soo dhaweeya†:D ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo baaq u jeediyay Shacabka Soomaaliyed,lama oga inuu isla caawa ka tagayo Jowhar iyo inuu jiifanayo.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

It has been confirmed that he is not at Jowhar. His plane diverted to Djibouti where he is going to be staying tonight.

 

Jabouti: Madaxwaynaha DFKGS C/laahi Yuusuf Axmed oo Caawa u hoyday Magaalada Jabouti

- Monday, June 13, 2005 at 19:53

 

Djabouti(AllPuntland)-Madaxwaynaha DFKGS C/laahi Yuusuf Axmed iyo Xubno la socda oo dawladdiisa iyo Xoghayntiisaba ka tirsan ayaa kadagay magaalada Jabouti ee xarunta Jabouti.

 

Warar kala duwan oo nalooga xaqiijiyay magaalada Jowhar iyo magaalada Jabouti ayaa sheegaya in safarka Madaxwaynaha ee oo ku jahaysnaa maanta Jowhar loo weeciyay magaalada Jabouti .

 

Warka ayaa intaasi ku daraya in madaxwayne C/laahi Yuusuf iyo Xubnaha Safarkiisa kuweliya si diiran loogu soo dhaweeyay Madaarka Jabouti.

 

Waxaa la filayaa in maalita Bari ah madaxwayne C/laahi Yuusuf lagu soo dhaweeyo magaalada Jowhar ee xarunta Shabeellada dhexe halkaasna uu dadwaynaha gobolka kala hadlo .

 

Madaxwayne C/laahi Yuusuf ayaa imaatinkiisa Jabouti waxaa si dhab ah u xaqiijiyay Idaacadda iyo Taleefishinka dalka Jabouti inkastoo aysan faah faahin dheeraad ah ka bixin safarkiisa

 

Wixii kasoo kordha safarka madaxwaynaha lasoco AllPutland.

 

CC.Farayaamo

 

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

What is going on here?

 

is he in Jowhar or in Djbouti

 

maybe the Pilot mixed up the 2 "J" in Jowhar and Djibouti!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

walaahi aniguna ma aanan fahmin? whats the deal here? I think hes in G-Booty and not Joe-Hair.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Jabouti: Madaxwaynaha Soomaaliya oo Dadka Gobolka Shabeellada Dhexe Raalli Galin uga diray Dib u dhaca Gaaban ee Safarkiisa ku yimid kaddib markuu nayroobi ku daahey.

 

 

oo nayroobi haddii uu ku daahey, muu aayar jawhar yimaado, waa maxey dhibkaas iyo safarkaasi dheer ee jabuuti lasii aadayo, calaashaan jabuutiyaa ooga fudud where he meets Geelle instead of Dheere!

Share this post


Link to post
Share on other sites

People don't jumb ahead of yourself the Madaxweyne is in Djibouti because his plane could not land in the darkness of Jowhar airport.

 

He will be in Jowhar tommorrow inshallah after that he will go to the international conference held in Doxaa Dowladul Qatar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

because his plane could not land in the darkness of Jowhar airport.

Sayyid, I think it was different excuse, that wasn't the one they gave

 

anyway, it is all good, we wish for the best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this