Sign in to follow this  
Maaddeey

Pis-ta oo 15 laga dilay Galgala oo dagaal ka billowday mar kale!

Recommended Posts

Maaddeey   

War Deg Deg ah:-Dagaal GalGala

August 30, 2010

By Axmed Muuse Dheere

Wararka hada naga soo Gaadhaya Magaalada ayaa sheegaya in dagaal Xalay Saqdii dhex Curtay uu wali socdo kaasi oo Dhinacyo badan ka socda, Xidhiidh aanu la samayan Bosaaso ayaa la sheegay in dhawaac Fara badan la Keenay Halka dadka GalGala ay sheegayaan in Mayd Gaadhaya 12-Ruux Gudaha Degmada la soo Gaadhsiiyay.

 

 

Meel dhanka Qorax u dhaca ka xigta Degmada GalGala oo lagu Magcaabo Kala Noqod ayaa layska Helay waxana ay ahaayeen Ciidamada Puntland kuu doonayay inay dhanka Miyiga ay Magaalada u Baxaan si ay Dhabarjab u Sameeyaan Hase ahaatee Ciidamada Maxamed Atam ayaa Meeshaasi ay isku Hirdiyeen kuwaasi oo Khasaare xoogan soo Gaadhay dhanka PL.

 

Ciidamadaasi ayaa la sheegay inay ahaayeen kuwa uu Maamulkooda lahaa Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed oo ah Wasiir Xigeenka Aminga waxana ay Ciidamadaasi ahaayeen kuwa isku dhafan oo ay xitaa ku Jiraan PISta.

 

Sarkaal u hadlay Ciidamada Atam Guutada 34- Lagu Magcaabo waxa uu sheegay inay xitaa Hub Badan kala wareegeen Ciidamada PL isla markaana ay Maydkoodii Arkayeen.

 

Docda kalena Maamulka Puntland oo aanu xidhiidh la samaynay ayaa sheegay Laftigooda inay Guula Waa wayn ka soo Hooyeen dagaalkaasi isla markaana ay dhawaan War Saxaafadeed Kooban ka soo saarayaan.

 

Dagaalka GalGala ayaa Bilowday ka dib markii PL weerar ku qaaday Galgala Bishii Julay 26- ee sanadkan aan ku Jiro waxana uu dagaalkaasi soo Maray wajiyo badan.

 

Galgalanews@gmail.co.

 

Isha Warka GalGalanews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

15 ka tirsan ciidamada Ashahaado la dirirka PIS-ta puntland ayaa maanta lagu dilay deegaanka Booj ee gableedka Galgala.

 

 

 

 

 

Ciidamada deegaanka Galgala ayaa maanta duhurnimadii waxay weerar dhabo gal ah ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsanaa Ashahaado la dirirka PIS-ta puntland, kuwaas oo marayay deegaanka loo yaqaano Booj oo dhaca galbeedka magaalada Galgala.

 

Maleeshiyaadka Ashahaado la dirirka oo ahaa koox sahan ah oo tiradooda lagu sheegay 20 nin ayaa waxaa si kadis ah u helay ciidamo caraysan oo ka tirsan dadka deegaanka Galgala, waxana halkaa lagu laayay 15 ka tirsanaa kooxdii Ashahaado la dirirka halka ay baxsadeen shantii kale.

 

Dadka deegaanka oo aan xiriir la samaynay ayaa noo xaqiijiyay in ay indhahooda saareen bakhtiga ashahaado la dirirkaasi la xasuuqay, waxaanay warka intaa ku dareen in haatan ciidamada dadka deegaanku ay dhan walba ka xigaan magaalada Galgala isla markaana ay tooganayaan mid kasta oo ka tirsan ashahaado la dirirka oo goobtaasi kasoo baxa.

 

Dhanka kale maleeshiyaadka Ashahaado la dirirka PIS-ta ayaa ka quustay in ay baabuur ku maraan deegaanka galgala kadib markii tiro baabuur ah todobaadyadii aan soo dhaafnay lagu gubay deegaankaasi isla markaana lagu laayay tobonaan ka tirsan maleeshiyaadkii saarnaa baabuurtaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^This is the news you had? :D You are even worse than one thought.

 

Al Shabaab cell in Puntland has been decimated 3 weeks ago...

 

Dhabarjab u Sameeyaan Hase ahaatee Ciidamada Maxamed Atam ayaa Meeshaasi ay isku Hirdiyeen kuwaasi oo Khasaare xoogan soo

They dont even call him Shiekh anymore.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Warar Faah Faahsan Dagaalkii GalGala

August 30, 2010

By Axmed Muuse Dheere

Warar Faah faahsan ayaa laga helayaa dagaalkii Maanta ilaa xalay Galinkii danbe ka socda Deegaanka GalGala Gaar ahaan Meesha lagu Magcaabo ‘Kala Noqod’ oo dhanka Galbeedk ka xigta Magaalada GalGala, warka aanu helayno ayaa sheegaya in Ciidankii Maanta ee dhimashada badan soo Gaadhay ay ahaayeen kuwa uu Watay W/Xigeenka Cabdi Jamaal oo ah Nin Reer Hayland ah.

 

 

Waxa la Xaqiijiyay inay Dhinteen 4- Ka mid ahaa Ciidankii laga Keenay Dhahar halka laga dhawaacay 3-Ruux waa warkii Ugu danbeeyay ee aanu ka Helay Ilo war Gal ah.

 

Taliye Dhoonge Xasan Xaaji oo lagu Yaqaan Daba ******nimad Ciidamada Puntland ahaana Ninkii Watay Ciidmaadii Wakhtigi Cade Muuse ee Galay Majiyahan ayaa la sheegay inuu Dhaawac Culus yahay.

 

Sidoo kale Laba Xidigle Siciid Ducaale oo uu dhalay Coll Ducaale oo ahaa Nin aad Ugu Waynaa Beelaha deegaanka Hayland,Sanaag iyo Galbeedka Bari Alla Naxariistii ha Geeyee, ayaa isna la sheegay inuu Dhaawac soo Gaadhay Wiilkaasi Coll-ku dhalay.

 

Afduub iyo Cali Jaad Kariye ayaa la sheegay inay ka mid ahayaeen kuwii ka dhintay Dhanka Ciidamda W/Xigeenka Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed

 

Waa Tiradii ugu badnayd ee ku dhimata Dagaalka GalGala Marka laga hadlay Ciidamadii dheeraadka ahaa ee laga Keenay Caasimada Hayland ee Dhahar.

 

Isha Warka:-Gal Galanews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxa la Xaqiijiyay inay Dhinteen 4- Ka mid ahaa Ciidankii laga Keenay Dhahar halka laga dhawaacay 3-Ruux waa warkii Ugu danbeeyay ee aanu ka Helay Ilo war Gal ah.

 

Taliye Dhoonge Xasan Xaaji oo lagu Yaqaan Daba ******nimad Ciidamada Puntland ahaana Ninkii Watay Ciidmaadii Wakhtigi Cade Muuse ee Galay Majiyahan ayaa la sheegay inuu Dhaawac Culus yahay.

 

Sidoo kale Laba Xidigle Siciid Ducaale oo uu dhalay Coll Ducaale oo ahaa Nin aad Ugu Waynaa Beelaha deegaanka Hayland,Sanaag iyo Galbeedka Bari Alla Naxariistii ha Geeyee, ayaa isna la sheegay inuu Dhaawac soo Gaadhay Wiilkaasi Coll-ku dhalay.

This news is more interesting than any you posted..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

May allah forgive those who died and suspend further clashes.

 

The men who died are real and are all from Dhahar city and Haylaan region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaa isku ogaa midaas, in reerka lalaayo ? what is going on Yaa sheikh Atam,,,,,,,,,,,,funny thing was,, i heard he spoke their dads in Dhahar and told them not send thier kids again to the buurta Galgala!!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Beer-Gaal:

Yaa isku ogaa midaas, in reerka lalaayo ? what is going on Yaa sheikh Atam,,,,,,,,,,,,funny thing was,, i heard he spoke their dads in Dhahar and told them not send thier kids again to the buurta Galgala!!!
:D

Ooops- I guess ATAM's charades have not led to the desired shaming of members of the Faroole's clan, but instead hATAM's treacherous shenanigans caused unnecessary casualties to the locals whose "resources" he was supposed to be "protecting" in the first place..this is truly very unfortunate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Beer-gaal, what do you know of Abdi Jamal and his private militia. Wasn't he part of "Somaliland" not long ago before he signed up again with Puntland after they promised and gave him the deputy security post just right before the declaration of war. He was recently pelted with rocks by a group of angry demonstrators in Dhahar for siding with Faroole's war and not with the locals' right to defend their natural resources. He and two other officials are alone in this ugly business.

 

Now he singlehandedly dared attack Attam probably under the assumption that he will be approached with lenient terms than the militias from Northern Mudug, Sool and Garowe. He paid a dear price.

 

Beer-gaalow, I haven't seen you condemn the injustices of Puntland. You are quite comfortable with Farole's scorching policies to uproot whole communitie and to abandon the city of Las Anod, a city that is more strategic than Galgala.

It's time that you criticize the admin and root for the impeachment of Faroole and his war cabinet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Here is a distinguished Chief speak out against Puntland in an interview with BBC Somali service.

The elder (Sahardiid Ali Dhawaq) put the onus of any type of solution on the shoulders of President Farole and his Interior Minister when asked what they should do now as a solution to the crisis.

 

"They decided to scrap any meaningful role the Elders could have hitherto played, so they own the crisis and they must pay a dear price for it,"
Sahardid related to Yonis.

 

"We are asking the international community and international relief agencies for their assistance and to send an emergency team in order to help the needy and the displaced."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Puntland wouldn't have step one foot into these areas and Atam would never have had to vacate his base if the elders were on his side. The elders have chosen Ilka-Jiir as the undisputed leader of Maakhir political future according to Dhaharonline. So, since Ilka-Jiir is siding with the Puntland government, the elders/chiefs are following the person they chose to lead and this is why Puntland was able to defeat Atam so quickly.

 

Since the elders/chiefs have not publicly come out and condemned Ilka-Jiir and state that they no longer consider him their political leader, it must mean they are obviously still following him.

 

Even if this article is true (which I doubt), one chief means very little and it seems Puntland's success is because the people are following the man they chose.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xudeedi:

 

Beer-gaalow, I haven't seen you condemn the injustices of Puntland. You are quite comfortable with Farole's scorching policies to uproot whole communitie and to abandon the city of Las Anod, a city that is more strategic than Galgala.

It's time that you criticize the admin and root for the impeachment of Faroole and his war cabinet.

Xudeed, I do condemn & criticize when and where ever i see injustice ,,but i have to admit we differ when it comes to Galgala issue , i personally don't see the issue as Maakhir VS Puntland or Faroole/Mudug+Sool for that matter,but rather a puntland problem, which i believe has to be solved, the best way though to me was/is peaceful and through elders west Bari elders . having said that,, xudeedi arima badan oo u baahan fahan ayaa jira boowe seeflaboodnimadu is not in my dictionery! Xagee wax u wadaa Sheikh Atam kutiri kuteen iyo sidan ayaa layiri iyo Xamaasada Qurbajoogtu war maaha !that is what worries me walaahi, and that is the issue if ask me ,,,, everything else has a solution. Khair bay noqon insha'allah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Monsters like Attam don't have clans and don't care about the people. It's all a smokescreen, if he cared about the welfare of the common folk he would not have joined Al Shabaab.

No one is targeting this region in any way, you have soldiers who have been killed and they were all from the region. Thus how can they be part of the army that supposidely invaded their region, torched their farms and uprooted 25,000 of thier family members? It does not make much sense.

Thus the stories and constant wish for battles and death is not int he interest of the poor public. There are those with political ambition who want to create mayhem, but alas so far we have seen they are in the minority.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

General Duke, You should be ashamed of the raw lies that you peddle in this site. It's neuasating and outright insult to the intelligence of the readers you are so fond of misleading in here. Being hell-bent on creating or sustaining hostilities with a neighbor is not a Somali culture we are familiar with.

 

There's no need to glorify death and misery just to score a cheap political point. You should have learned a good moral lesson from the cost of alienating a valued neighbor.

But your old notes of repetitive lies and false allegations resemble the inner thoughts of a scrappy mongrel who thinks high of playing a fool man's game. :D

 

Is it not suprising the fact that Mr. Atam's repeated denial (in several VOA and BBC interviews) of partial or complete affiliation or any connection whatsoever (ideological or material) with the Islamist groups in the South is logically hard to believe by Farole and his lord, Meles , but it rather undermines the real agenda and the secret deals with foreign companies at the backdrop of other state-sanctioned joint criminal enterprises like toxic dumpings, human smugglings, and a well-organized synidicate of Piracy.

 

The fact that the opposition group has been stationed in the region (western Bari) ever since 2005 without ever committing any aggression except for purposes of defense and the provision of law and order for his native land does not matter to the pirate leaders.

 

The fact that he fiercely faught and stopped the former governor's militia over the contraversial mineral rights in Majihan and Dhalan given to Range Resources is not relevant but bothersome to the likes of Duke, Puntland's Pirate chief and his blind, clan-worshopping supporters.

 

The real monsters (like the PIS, Farole, illegal oil and mineral contracts, Piracy) are so clearly transperant to the public eye. If a solution is preferred over the continuation of an unwinnable war, then exorcise the above demons, and Atam's nightmare will simply fade away.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this