Sign in to follow this  
Cowke

Puntland And So-mafi-land Fighting In Sanaag

Recommended Posts

Originally posted by 'Dalmar':

oo yaa ku siiyey? mama british queen

Dalmar ma ingrees ba maanta jooga Somaliland ,sooniga haysta Maanta dhulku wa somaliland dadku wa somaliland calanku wa somaliland :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Eritrea didn't get lucky as you assume, eritrea invest their financial and political support into electing a tigray "meles" into power and in-return eritrea was given a divorce from addis ababa.

 

Secondly, Do you think the U.N would hold a somaliland wide referendum, knowing full well 80% of the people are snm? lol you are very naive.

 

For the simple fact that 80% of the ppl are snm, this can be used against them and said this will create a vulnerable minority group. For example jabuti was given indepedence and not thrown into somalia for 2 main reasons.

 

1. Somalia was a communist state and france didn't want djibouti to adopt that system.

2. The afar population who are now evenly 50/50 and live in a more fairer society, if they were thrown into somalia they would be among a sea of somalis with their voices reduced.

 

The same case can be argued for ssc and awdal. On Top of that Ethiopia refusal to recognize Sland and the icing on the cake somalia refusal. Somaliland has an uphill battle sxb, this is why noone really takes them serious and call it "marqan-land" or "fantasy-land". Only the naive ones who can be easily fooled like yourself buy into this cheap saga.

 

When the world want's to know about the horn of africa they ask Ethiopia. And Ethiopia will not recognize a somaliland in the near future as they reportedly have said on their foreign affairs website.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

ma ingrees ba maanta jooga Somaliland ,sooniga haysta Maanta dhulku wa somaliland dadku wa somaliland calanku wa somaliland
:D

^^^

LOL... :D

 

Saaxiibyaal, this aforementioned tripe is way more than plain old mirqaan. This guy has been brainwashed. I know no one wants to believe he's being brainwashed. But if you listen to Xaaji here, who has internalized such extreme delusions about la-la land, I fail to see how that could be viewed as anything but submitting yourself for brainwashing.

 

Xaaji: Allahaa ha ku caafiyo walaale... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

the somaliland websites dident report it yet

Xingalool its near the border between somaliland and koonfuria.

smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by UZTAAD:

see ku yeelatay sxb ma queen elithabeth baa kaala dardaarantay dadka dagan dhulkaas ma rabaan marshruucagee.
:D

Dhegihii wax maqlayaa talo la siiyaa. U dig ama ha u digin kuwan waa isugu mid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Puntland oo ka warbixisay dagaal maanta ka dhacay degaano ka mid ah G/Sanaag.

 

 

C/qani C/laahi Cabdi

 

Horseed Media.

 

Taliyaha Ciidanka daraawiishta gobolka Sanaag ayaa Horseed Media u sheegay in Wasiiro ka tirsan maamulka la magacbaxay Somaliland iyo wefdi ay hogaaminayaan 24-saac ee ugu dambeeyay ay soo gaareen deegaano ka tirsan maamulka la magacbaxay Somaliland,kuwaasi oo u Taliyuhu ku sheegay in ujeedadoodu socdaalkooda ay ku sheegeen in ay mashaariic waxbarasho ay ka fulinayaan deegaano ka tirsan maamulka la magac baxay Somaliland.

 

Taliyaha ayaa waxaa u hoosta ka xariiqay in wefdigaasi galabta gelinki dambe ay soo gaareen deegaanka Ceelbuh ee gobolka Sanaag,isla markaasina halkaasi u dagaal ku dhexmaray wefdigaasi iyo Ciidanka Puntland.

 

C/laahi Cumar Caashuur ayaa waxaa u sheegay in dagaalkaasi ay ku dhaawaceen laba Askari oo ka tirsanaa Ciidanka maamulkaasi,waxaana u xusay in aysan jirin ilaa wax khasaaro ah oo soo gaaray.

 

 

Mar u ka hadlaayay gacan ku haynta degaanka Ceelbuuh ayaa waxaa u sheegay in waqtigan deegaankaasi ay gacanta ku hayaan Ciidanka Puntland.

 

“Waxaa hada ay ciidamadaasi abaabul ay ka wadaan deegaanka Biyo guduud,hase yeeshe waan iska difaacayna,mana ogolaanayno in ciidamo iyo wefdi ka tirsan maamulkaasi ay yimaadaan deegaano ka tirsan Puntland”, ayuu yiri Taliyuhu.

 

Taliyaha Ciidanka darawiishta ayaa waxaa u sheegay in ciidamada Dowlada Puntland ay heegan ku jiraan,isla markaasina ay diyaar u yihiin in ay difaacaan deegaanada Puntland.

 

Xiriiro kala duwan oo aanu la samaynay saraakiil ka tirsan maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa waxaa ay diideen in faahfaahin ka bixiyaan dagaalka galabta ka dhacay deegaanka ceelbuuh ee gobolka Sanaag.

 

Dagaalka dhexmaray maleeshiyaadka maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa waxaa u ku soo beegmayaa xili labadaasi maamul ay sanadiii ugu dambeeyay ay isku haysteen gacan ku haynta gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.

 

Horseed Media.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

ma ingrees ba maanta jooga Somaliland ,sooniga haysta Maanta dhulku wa somaliland dadku wa somaliland calanku wa somaliland

Maanta Ingriisku dhul soomaaliyeed ma joogo, lakiin dad soomaaliyeed buu wali ka caqliga ka heystaa oo u baahan inay caqligooda ka xoreeyaan Ingriiska

 

 

Haduu Ingriis jooga lahaa, dhulka ayuu haysan lahaa, bal ka waran nin caqligii laga haystu oo laga dhaqay? Ingriisku caqligii buu idinka xaday, ee orodoo ka doonta

 

50 sano kadib wali waxaa u dhaqmasaan sii uu Ingriis joogo, war ingriis waatagay oo ma soo dhowaan, iska illaawa waxan uu Ingriisku idinku akhriyey ee ah in reerku waqooyi galbeed Ingriis wax wadaagaan oo soomaalida kale ka duwanyihiin waa been

 

Fitnadan ah in dhulka iyo dadka soomaaliyeed la kala qeybiyo, waa been ka mid ah waxa uu Ingriiku madaxiina yar ka buuxiyey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warka saxda ah waa kanaa

8345.jpg

 

Xingalool: Waxaa maanta warbaahinta qaar ay tibaaxeem in deegaanka Ceelbuh ay xabad isku weydaarsadeen Puntland iyo Somaliland halka ay arintaasi tahay mid xaqiiqda ka fog. Mar aanu qadka tilifoonka kula xiriirney duqa magaalada Xingalool ayaa sheegay in degmadaasi aysan waxba ka dhicin, laakiinse ay is rasaaseyn ka dhacdey dhanka degmada Ceelbuh meel u jirta 40 km, kadib markii ay ciidamo sahan ah oo S/land ka yimi ay isku dayeen iney soo galaan magaalada Ceelbuh.

 

Taliyaha Ciidanka Darwiishta Puntland ee gobolka Sanaag Col. C/raxmaan Maxamed Liibaan “Dabaq”, oo haatan ku sugan Degmada Xingalool ayaa eed dusha kaga ridey saxaafada “SSDF” waa siduu hadalka u dhigayee in ay yihiin kuwa raba in ay deegaankaasi qalqalgaliyaan maadaama ay warbaahinta SBC radio iyo Allpuntland iyo kuwa kale oo ka mid ah warbaahintaas ay tabiyeen warar sheegaya in deegaanka Sanaag Bari dagaal ka dhacay, iyadoo goobta lagu arkey ciidamada Sland ay tahay deegaanka Ceelbuh meel ka xigta 40 km dhanka gobolka Sool,oo ah Koonfurta Gobolka Sanaag.

 

G1_1.jpg Taliyaha ayaa sheegay in la ciqaabi doono kuwa wararka beenta ah faafiyey oo kusugan dalka gudihiisa, kuwa aanan dalka joogina lagu sugi doono markey yimaadaan dalka gudihiisa. Taliye Dabaq ayaa sheegay in ciidamada ay la sheegay ay yihiin kuwa sahan ah oo ay haatana ku daba jiraan. Magaalooyinka Xingalool iyo Ceelbuh ayaa ah kuwa haatan degan oo aan wax dhib ah ka dhicin.

 

Maxamed Xassan

Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Koora did you miss the first paragraph of dhahar article? I even bolded out the key-part where somafiland militia and the darawish force clashed regarding this delegation that was sent from Hargeisa.

 

Even the article you posted attests that this occured el-buuh and this is all so called "ssdf" media reported, it does have truth in it.

 

Xingalool: Waxaa maanta warbaahinta qaar ay tibaaxeem in deegaanka Ceelbuh ay xabad isku weydaarsadeen Puntland iyo Somaliland halka ay arintaasi tahay mid xaqiiqda ka fog. Mar aanu qadka tilifoonka kula xiriirney duqa magaalada Xingalool ayaa sheegay in degmadaasi aysan waxba ka dhicin,
laakiinse ay is rasaaseyn ka dhacdey dhanka degmada Ceelbuh meel u jirta 40 km, kadib markii ay ciidamo sahan ah oo S/land ka yimi ay isku dayeen iney soo galaan magaalada Ceelbuh
.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Mr. Somalia I know bro it's typical "qabil" mentality by sections among the somali community. I think dhahar website suffers from this qabilism disease.

 

Anyways This so called "SSDF" media reported that a clash occured at el-buuh regarding a delegation from hargeisa who went to that sanaag district to speak with the community elders of that area. The darawish forces quickly responded and ensuing gun-battle took place.

 

From the media i posted from mainly sbc and horseed they say the same thing as dhahar is saying now.

 

It was SBC who cracked the news piece first and they do so professionally and didn't report anything that wasn't factual, Horseed media was also factual reporting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this