Sign in to follow this  
Suldaanka

Djibouti accepts Somaliland Passports

Recommended Posts

Xukuumadda Djibouti oo Bilawday Fiisaynta Baasaaboorka Somaliland

 

Hargeysa (Haatuf) Xukuumadda Djibouti ayaa bilawday markii ugu horeysay Fiisaynta Baasaboorka Somaliland marka lagu galo dalkeeda. Waxaana sidaa xaqiijiyey dad safar ah oo dhowaan ka soo laabtay socdaal ay ku tegeen dalka Djibouti oo ay ku galeen Baasaboorka Somaliland, iyagoo ka gudbay xuduuda Somaliland iyo Djibouti ee Lawyo Cado, halkaas oo ay ciidamada amaanka ee Djibouti si diiran u soo dhoweeyeen markii ay arkeen Basaboorka Somaliland sida ay dadkaasi sheegeen, iyagoo sheegay inuu yahay markii ugu horeysey ee Xuduuda Lawyo Cado lagaga talaabo Basaaboorka Somaliland, waxanay markiiba Baasaboorka ku dhufteen fiisaha dal ku galka ee Djibouti.

 

Inkasta oo ay labada xukuumadood ee Somaliland iyo Djibouti hore u kala saxeexdeen heshiisyo uu ka mid yahay in Basaboorka Somaliland lagu galo Djibouti, hadana waa markii ugu horeysay ee la xaqiijiyo in qof sita Basaboorka Somaliland loo fiiseeyo, balse waxa hore u jirtay in Basaboorka Somaliland lagaga galo dhinaca Madaarka Djibouti oo sida la sheegay aan loo fiisayn jirin qofka sita, balse la siin jirey waraaq cadayn ah, taas oo uu madaarka kaga soo qaadanayo qofku marka uu soo dhoofayo. Taasina waxa ay muujinaysaa inuu hirgalay heshiskii labada dawladood ay hore u kala saxeexdeen.

 

Sida la sheegay dadka reer Djibouti si weyn ayey u xiisaynayeen inay arkaan Baasaboorka Somaliland oo loo arko mid ka qiimo badan kii hore ee Somaliya oo gidaar walba lagu iibiyo, waxaan qiimahiis sii xoojinaya sida adag ee ay xukuumada Somaliland u ilaaliso bixintiisa oo aan dhayal lagu helin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAKIILKA ETHIOPIA U FADHIYA SOMALILAND OO BALAADHIYEY HAWLIHII UU QABAN JIRAY

 

 

Wakiilka Dawlada itoobiya u fadhiya Somaliland ayaa kordhiyey adeegii Wakiilnimo ee uu qaban jiray,kaas oo markii hore ku eekaa, wakiilnimo dhinaca Ganacsiga oo kaliya, iyo hawlo kooban o dhinaca Diplomaasiyada ah.

 

Sida ku cad Ogaysiis uu Xafiiska Wakiilka itoobiya u fadhiyaa ku soo dhejiyey Derbiga Xaruntiisa 18-kii July 2005, waxaa uu Xafiiskani hada fulinayaa hawlo ay ak mid yihiin:

 

1. Bixinta Fiisayaasha Ethiopia lagu tagayo ( Dal ku galka Ethiopia ).

2. Waxaa la Cusboonaysiinayaa Baasaaboorada Ethiopia, ka dib marka ogolaansho laga soo helo Laanta Socdaalka ee Addis-ababa.

 

Hawlahan oo markii hore Dadku dhibaato kala Kulmi jiray, iyaga oo fiisayaashana ka qaadan jiray Xuduudaha ama Madaarada, Cusboonaysiinta Baasaabooradana u tagi jiray Caasimada Ethiopia ee Addis-ababa, ayey haatan hawshan kala xidhiidhi karaan si dhib yar, Wakiilka Ethiopia u fadhiya Somaliland.

 

Sidoo kale, waxaa la filayaa in ay dhawaan bilaabanto badeecadii ay Ganacsatada Ethiopia kala tagi lahayd Dekeda Berbera, arrimahan oo ay hore labada Dawladood ee Ethiopia iyo Somaliland ugu heshiiyeen,Bishii June 2005, markii ay dalka yimaadeen Wefti balaadhan oo Ethiopian ahi.

 

Somaliland Future Online

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

That's good news. I hope things work out for Somaliland. Some of us my not like the idea but hate or love it, it is a reality. I wish Somaliland the very best and I hope Somalia catches up one day soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

I think i will go through Djibouti to add their stamp (to my SL passport) to a growing collection which so far includes Burco iyo Hargaisa airports :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Northerner:

Crawl, walk, run, jump, leep, fly

True. But the Somali way has always been: run, fly, fall, whine.

 

Seriously though, I've always been anti-Somaliland for it meant that Somalia would never be as I remember it. That's bogus. Even if Somalia were to be further divided into 3 or more countries, just having peace and a normal life are worth the price. Come on, I'd rather have many successful states than one big failed mess.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shirwac   

Congrats

 

passport_01.jpg

 

Just few changes to the actual passport would be nice

 

1) Too many languages on the passport --Englih will be enough

 

2) The bird looks like an Egyptian copy, adopt another animal maybe a rooster would be nice.

 

Besides those flows, it is perfect. :D I wonder if Ato has one?

 

 

 

PS -- Black passports are usually for officials. Since Somaliland is hot year around why not go for a lighter color say PINK or something similar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Remember, you are crossing a part of Somalia that facilitate the welcoming of its people anytime.

 

There is no Somali-land (North West of Somalia) passport that is recognized by Djibouti. The news you posted is clearly from a biased source: Somali-land site, yet it re-affirms as its main source two or three persons who did crossed the border. It is every hard to determine the veracity of their statement or the legality or illegality of their crossing of Djibouti border.

 

 

I would take the news credible if the head of state of Djibouti declares in a statement the recognition of this passport or any press release from the republic of Djibouti.

 

 

My own cousin crossed the border of Djibouti with a passport of Puntland Therefore, i don't see Djiboutians insulating its border from its own people (Somalis) unless they are threat to the country's security...

 

 

Djibouti only recognizes one passport, Somali passport, an umbrella for all the autonomous regions under the transitional federal government: Somaliland, Puntland, and the rest of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this