Sign in to follow this  
Sophist

LasAnod

Recommended Posts

Sophist   

Salamu Alaikum,

 

Having just spoken to the acting president of Puntland his HE Mr Afqudhac; I am happy to confirm the city of milky lakes is very calm. The SL malitia are now stationed thier original base.

 

Will keep you updated.

 

Sophist

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Sophist it was the BBC Somali that reported LA was taken and controled by Somaliland forces based on Ahmed Siciid Cige's report, someone from Hargeisa instead of Axmed Kismayo in Garowe very shorter distance and have strong links with LA; Guess what, Ahmed Kismayo went all the way to Las Ano and the front lines, he reported that the city was peaceful and fully under the control of Puntland forces, funny how he said that he recongnized some of the troops that they were that of Puntland at the Northern Check point of the city to prove his point....

 

BBC Somalida Xaar bay noqotay, waxaan layaabay sababta ay beenta cad usheegeen hadayan warka hubin iyo caqli xumadooda gadaal iska fashileen, Ahmed Kismaayo wuu ka yara carooday beenti hore malaha sida warka uu usheegayo ayaad kadareemaysaa, Im sure Yusuf Garaad didn't like that report and certainly not the tone...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

You just described yourself dear. We all know Somali land will never be recognized internationally nor will it ever take over Laascaanod.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

To cut the story short. Laascaanood is neither a land of Somali land nor Puntland. Its called "Sool" and it belongs to a certain,famouse,populer people. No need to mention in big capital. After all waa dhul dadka leh la garanayo oo aan cidina iska indha tirayn. Markaa waa Ramadaane yaanay waxba idinla fogaan. Nina iskama indha tiri karo Cidda Burco ama Boorame leh. Waxaa wanaagsan in lakala nabad galo. Anigu waxaan aad u jeclahay maanta ninka gobolkaa u dhashay oo yidhaahda. Somali ayaan ahay gobolkayguna waa Sool. Laakiin wax adag ayay noqotay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Puntland oo kawada Laascaanood hawl galo ay ku xoojinayaan amaanka magaalada

Last Updated::2007-10-03 20:58:13

 

Ciidamada boliska iyo milateriga ee dawlada gobaleedka Puntland ayaa si wada jir ah uga wada magaalada Laascaanood iyo degaanada ku dhaw dhaw hawl galo balaaran oo ay ku xoojinayaan amaanka magaalada Laascaanood

Ciidamada ayaa waxaa ay xoojinayaa amaanka xarumaha dawlada iyo kantaroolada laga soo galo magaalada Laascaanod iyaga baaraya baabuurta soo galaysa magaalada amase ka baxaysa

 

Ciidamada oo wata baabuurta gaashaaman ayaa waxaa ay roondooyin ku marayaan wadooyinka magaalada

 

Hawlgalkan ay ciidamada Puntland ay ka wadaan magaalada Laascaanood ayaa ka dameeyay kadib markii ay halkaas ka carareen ciidamadii taabacsanaa maamulka Hargeysa iyo maleeshiyo beeleedkii gacan saarka la lahaa

 

Dhanka kale waxaa maanta magaalada Laascaanod ka dhacay mudaaharaaad balaaran kaas oo dhanka ahaa siyaasada dhul balaarsiga ee uu maamulka Hargeyska ka wado gobolka Sool

 

C/hi Caaqil

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sophist is an authority on the city with milky lakes.

 

The man's report ends this daydream of the secessionist. Another setback and the BBC/Somali section what a joke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland oo xaqiijisay gacan ku haynta Lascaano

3 Oct 3, 2007 - 9:06:47 AM

 

Laascaano ayaa maanta dagan waxaana gacanta ugu jirtaa ciidamada Puntland sida uu ku soo waramay wariyaha BBC-da u jooga Puntland oo maanta booqasho ku tagey magaalada.

 

DGPL ayaa maanta ku maqrtiqadey Lascano koox suxufiyiin ah oo isugu jirta Idacadaha maxaliga ah ee Puntland iyo kuwa shisheeye si ay u soo xaqiijiyan xaalada rasmiga ee ka jirta gobolka isla markana meesha uga saaraan shegashada maamulka Somaliland.

 

Axmad Kismayo[ Wariyaha BBC] ayaa sheegey in labada Kontrool ee magalada ay gacanta ku hayaan ciidamada Puntland iyo goobaha dowlada isla markana ganacsigu yahay mid caadi ah.

 

Kismayo ayaa tilmamey in ciidamo beeledyada tagersan Somaliland ay ku suganyihiin magaalada qaybteeda galbeed balse aysan laheyn awood ciidan oo balaaran iyada oo magaalada isku dhaafyaan ciidamada Puntland oo labisan Tuutaha.

 

Wariyahan ayaa tibaaxey in labada ciidan[Puntland &Somaliland] isku horfadhiyaan meel aan kala fogeyn suurtagalna tahay in ay dagaalamaan laakiin roobab da'ay awgood gadiidka ciidanku ka dagi karin wadada laamiga ah taasna suurtagal tahay

 

Saraakiil u hadashay maamulka Somaliland ayaa maalmhaan saxaafada u sheegayay in ay gacanta ku hayaan magaalda Lascaano.

 

DHAGEYSO: Warbixinta Axmad Kismayo

 

Warar dheeraad ah ayaan idiin soo gudbin doona marka Wariyaha Radio Garowe oo ka mid ahaa suxufiyiintan dib ugu soo noqdo Garowe.

 

Garowe Online+Wakaalada-Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Keep cring AALIYAH LOOOOL

I know the truth hurts sweetie but you gota face it sooner than later. Laascaanod is under the control of puntland, and that is how it is going to stay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalithinker: even the BBC/Somali section has now reported what we have been saying all along.

 

Audio

http://www.bbc.co.uk/mediaselector/check/somali/meta/dps/2007/10/071003_sool1?size=au&bgc=003399&lang=so&nbram=1&nbwm=1&bbram=1&bbwm=1

 

Oh you was also a fan of the VOA...

 

Idaacadaha VOA Iyo BBC du maxay ka sheegeen magaalada Laascanood News/Articles

 

Waraysi Maqal ah

VOICE OF AMERICA qeybta Af Soomaliga,waxaana Cawa ku jira wararkii ugu danbeeyey ee Somalia iyo weliba wararkii caalamka iyo caawa

 

Axmad Kismayo[ Wariyaha BBC] ayaa sheegey in guud ahaan magaalada Laascanood iyo weliba Aagii hore ee dagaalku ka dhacay in ay gacanta ku hayaan Ciidamada Dawiishta Puntland wuxuuna yiri ma arag cid kale oo meesha joogta,hadalkaa waxaa maanta ka soo diray magaalada Laascanood Axmad Kismayo[ Wariyaha BBC].

waxaa ganbi ahaanba haysta magaalada laascaanood iyo nawaaxigeedaba ciidamada puntland hadii ay ahaan lahayeen daraawishta ama pooliska waxaa magaalada lagu arkayaa meel walba ciidamada puntland mar aan u soo dhaqaaqay dhankaa iyo kortaroolka waqooyi waxaan ku arkay ciidamada puntland Halka ka dhegeyso waraysigii oo dhan

 

Dhinaca kale waxaa maanta tegey magaalada Laascanood Wariyaha Idaacada VOA Nuux Muuse ee Puntland warbixintii oo dhan halka ka dhegeyso Halka Riix SOURCE

 

Siciid C/laahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

North! Adeer odey baan ahay dee! I can hook you up with Riyaale if you want; I hear you are involved in some questionable business these days!!!! :D

 

Duke; it is to be accepted that these guys are cheerleading their clan leaders Hargeisa; nothing more nothing less.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this