Sign in to follow this  
Kamaavi

Somaliland Authorities Handed Ms. Bisharo Wa’di to Ethiopian Security Services.

Recommended Posts

Abtigiis   

Dajiye, O-daa maad inaga daysid soomalidii kaloo inaga soo caye.

 

Waxaan ka cabanaynaa ma aha gabadh rer-hebel ah oo la qabsaday ee waa gabadh Somaliyeed oo ka soo jeeda somaligalbeed oo la qabtay. Hadii qaab qabiil loo macnaysto waxay u sahlaysaa in dadka qabiilka aaminsan ee Sacad- iyo Qudhac leh ay reer-hebel maxaa naga galay yidhaahdaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

AT&T, you shouldn't worry about what sacad and qudhac would think or say about this incident, it doesn't really matter.

 

Hadda ninkaaanu heysano waa Riyaale, nimankan wax saas ah ayaga gacanta uguma jiraba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Dajiye:

 

Booqashadii Farax Macalin waad khalad fahmamtaye, mudahaarad way ka weyneyd. Islaanta la xidhay, iyo wiilasha Boosaaso lagu laayey waxay daliil u tahay in isla meelaha laga soo dhiibi ay u baahanyihiin in la xoreeyo. Intaas inaad garwaaqsato uun bay ahayd miyir qaboow.
:D

 

Heshiiska A&T iyo Odweyne dhexmaray halkiisii waa inuu ka sii socdo loona jiheeyaa sidii Garoowe, Godey iyo Hargaysa loogu xorayn lahaa!

Faarax Macallin inuu mudaaharaad ahaa baan mooday!

 

Care to explain why would the honorable deputy chair of Kenya's parliament visit the contested city of Lascanood, awoowe :D ?

 

ONLF ta adoo kalaa dadku ku dira

 

NG , Diiwaanka baas soo waxaa keenay in Hargeysa diyaarad la suro maaha awoowe :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by *Buuxo*:

This is an appalling act by Somaliland authorites.

 

Illaahay ha u sahlo Bisharo Wacdi.

Ameen huuno smile.gif

 

A&T , Abti I hear you well. But the O stands my land, and not the clan.

 

Xiin, macno badan meesha kuma haysid. :D Odweyne oo afkiisa haysta ayaa ku dhaama.

 

Ps. Faraxan aad sheegi isagoon Godey(oo xor ah) ka degin inuu Garowe aado maba haboona. Labada magaalo gacanyare gumaysi ayaa budh ah. Garoowe haddii lagu af duubo ma pirates ayaa laga gar bixi? Sow lacag badan keena dhihi mayaan.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this