Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Mogadishu Hotel Bomber Identified as a Dinish Citizen

Recommended Posts

Jacpher   

Waxaan moodayaa maaddeey wuxuu ka haray kuwii la yiri hadii la soo dajjiyo kitaaban fii qirdaasin falamasuuhu biaydiihim, wuxuu wili oran hard evidence keena. Ha ku daalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Maadeey is a weak and coward fellow. Wuxuu u haystaa if he re-examines his position vis-a-vis this movement who did a horrific crime in loo arko nin isbedbedal badan.

 

What is worse is if you are qof meel-ku-dheeg ah oo macangag ah. Adeeroow Maadeey, Alshabab waa kuwa qof human being ah oo ay gawracayaan (Jubboyinka) soo daayey, and they can do anything unimaginable.

 

Intay goori goor tahay, iskaga hadh xaaraamiyiintan aan diin shaqada ku lahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

A & T, sxb, Na'cas ha noqon!, wax ay qirteen & waxa ay yihiin anigu kama hadlayo ee wax ay inkireen ee haddana loo daliishanayo: 'horay ayey sidaa u yeeleen' & 'meel hebla-ba waa kuwa sidaa & sidaa ku sameeyey'.

 

Horay waxa loo lahaa waa reer A & T oo Dhoobley buu ka yimid, haddana waa reer MMA!.

 

Fekerkayga & dhacdadan ka sal gaarideeda waxba iskama quseeyaan.

 

Waxaan diiddanahay in qolo -xumaan kasta ha lahaatee- la xalaashado in la sii foolxumeeyo, oo been lagu dhoobo.

 

Wamaa khabarul-(bra) bi baciid!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey, ninka sawirkiisa lasoo galiyay internetka uma baahna inkiraad inuu ka tirsanaa una dagaalami jiray Al-Shabaab, waxaase aad ku doodi kartaa ma yahay isagu qofkii is qarxiyay mise waa wax madaxa loo saarinayo.

 

1. Anaa personally u aqaanay ninkaas lasoo sawiray and yes wuu ka tirsanaan shabaab kana qayb galay dhowr dagaal oo ay horay u fuliyeen.

 

2. Anigu kuma danbaabi karo inuu isagaa ninkii is qarxiyay iyo inay tahay dabin loo maleegay sababtoo ah markii laga reebo waxgalkii ummada ee ku baaba'ay meesha kooxo badan oo kale oo ay faa'iido ugu jirtaa jira.

 

3. kuwiinan qabiilka la daba dhigay maxay idiin soo kordhinaysaa hadaad ogaataan qabiilkuu ahaa? Soomaali buu ahaaye taasi ha idinku filaato.

 

Danbiga badan niman yahaw iska yareeyaan idinkula talinyaa waxay idiin soo kordhinayso cyber-ku-dirirkiinu ma jiree.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Maadeey is a weak and coward fellow. Wuxuu u haystaa if he re-examines his position vis-a-vis this movement who did a horrific crime in loo arko nin isbedbedal badan.

 

What is worse is if you are qof meel-ku-dheeg ah oo macangag ah. Adeeroow Maadeey, Alshabab waa kuwa qof human being ah oo ay gawracayaan (Jubboyinka) soo daayey, and they can do anything unimaginable.

 

Intay goori goor tahay, iskaga hadh xaaraamiyiintan aan diin shaqada ku lahayn.

A&T, waniyow ninka Personal attack-ga kadaa. Waad aragtaa, waa isagii iyo SOL oo dhan :D iska dhaaf Mujjaahidkaas, isagoo Keyboard-ka garaacayaa ayaa FBIA ama CIA-du la kacaysaa lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Complicated, mahadsanid sxb, waxad sheegeysoo dhan waa suurtogal.

 

Waxaan kaloon tuhunsanahay in ay ku jiraan qolooyinkan 'elite' aan cidna ka amar qaadan oo waxay rabaan fuliya, iyadoon Umara'da ka war-heynna fuliyeen falkanna waa suurtogal!, laakin waa iska 'hear'say' waxaasna daliil ma noqdaane adaa wiilka personal u garanayee 'wa cinda juhaynata al-khabarul yaqiin' noqo oo warka oo saxa noo keen mise anaa u tafa xeyta oo Copanhagen & Hotel Shamo'ba isu mara!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Hunguri:

quote:Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Maadeey is a weak and coward fellow. Wuxuu u haystaa if he re-examines his position vis-a-vis this movement who did a horrific crime in loo arko nin isbedbedal badan.

 

What is worse is if you are qof meel-ku-dheeg ah oo macangag ah. Adeeroow Maadeey, Alshabab waa kuwa qof human being ah oo ay gawracayaan (Jubboyinka) soo daayey, and they can do anything unimaginable.

 

Intay goori goor tahay, iskaga hadh xaaraamiyiintan aan diin shaqada ku lahayn.

A&T, waniyow ninka Personal attack-ga kadaa. Waad aragtaa, waa isagii iyo SOL oo dhan
:D
iska dhaaf Mujjaahidkaas, isagoo Keyboard-ka garaacayaa ayaa FBIA ama CIA-du la kacaysaa lool
Ninka buulojaan ka yimid weli waa cussub yahay ha la dhaafo isaga iyo xiina yaan loo kala hiilin ha la isu daaayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey, warka aad doonayso exactly maxuuu ka koobnaan doonaa?

 

1. Ma inuu isagu is qarxiyay mise inuu ka mid ahaa kuwii la qarxiyay? Taas Illaahay (SWT) mooyee cid kaloo xaqiijin kartaayi ma jirto.

 

2. Ma inay Shabaab la'ogaayeen mise sidaad adba u dhigtay in cidii fashayba ay ahayd 'loose cannon', taana yaad ka sugaysaa inay ka jawaabaan fikradayda oo qudhaan ka dhiiban karaa, tayduna waxay i tusaysaa haduuba shaqsigani ahaa kii is qarxiyay then waxaan aaminsanahay in uu haystay the full backing of shabaabka sarsare, sababtoo ah waxaa la ogyahay inuu ahaa nin iyaga ka tirsanaa, ficilka dhacayna uusan ahayn mid uu shaqsi kali ku dhaqaaqi karo una baahnaa diyaar garaw fara badan.

 

Waxaad moodaa in kuwiinii awalba kasoo horjeeday Shabaab aad subconsciously ku farxsantihiin waxan dhacay idinkoo the evil-inside you uu hoosta ka leeyahay TOLD YOU SO, halka kuwiinii taageeri jiray Shabaabna aad wax walboo dhaca u ogolayn inay shabaab cilad leeday. Xaqiiqda jirta maanta ayaase waxay tahay inaysan shabaab walaa kuwan kalee kasoo horjeeda aysan maalinkan maanta ah wadin danta ummada.

Waxaa dilka lagu bilaabay saraakiishii Soomaaliyeed ee ay ka suurto gali kartay inay ciidamada wadanka dib u taagaan, waxaa lagu xijiyay kuwii indhuhu u faraayeen ee civil serviceka qaban lahaa, maantana waxaa la gumaadayaa ardaydii iyo kuwii wax barayayba; simple reasonkuna waxaa weeye inaanan la rabin inay dadkani ka kacaan jilbaha ay maanta ku taagan yihiin.

Ugu danbayntii waxaan idin leeyahay ‘wake up and smell the coffee’

 

PS. JB, ninka aad meesha kusoo sawirtay ma aha isaga wee waa saaxiibkii 'ina cartan' oo imika jooga CPH.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this