Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland army given green light to liberate Buhoodle

Recommended Posts

Ciidamada Somaliland oo lagu amray in ay galaan Buuhoodle

Hargeysa-Nov -20-10-(SDN)-Ciidamada Soomaliland ayaa amar lagu faryo in ay xarun ka sameystaan gudaha degmada Buuhoodle uu siiyay madaxweynaha Somaliland oo iminka safar ku jooga dalka Britain.

 

Taliyaha ciidamada Somaliland Gen. Nuux Taani iyo ku-xigeenkiisa Col.Caydiid Dhadhable ayaa maalmihii u danbeeyayba ku sugnaa duleedka degmada Buuhoodle halkaana ku diyaarinayay ciidamo halkaa sal dhigan doona.

 

Talaabadan ayaa waxa soo dedejiyay dagaal dhawaan degaanka kal-shaale ku dhexmaray laba beelood oo wada dega degaan hoos taga degmada Buuhoodle.

 

Madxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo booqday dalka Itoobia todobaadkan ayaa halkaa madaxdii uu kula kulmay waxa ka mid ahaa madaxa ciidamada Itoobiya Gen. Samora Yunus oo waxyaabaha ay ka wada hadleena ay ka mid aheyd arinata jabhada SSC ee xarunteedu tahay degmada Buuhoodle.

 

Genanaka iyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa isla soo qaaday sidii ay Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland isaga kaashan lahaayeen kooxaha xag jira ee ku soo fidaya degaanadooda.

 

Gudoomiyaha Jabhada SSC Saleebaan Xaglatoosiye iyo Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa todobaadkan booqasho ku tegay magaalada Muqdisho,inkasta oo aan la shaacin ujeedada safarkooda iyo in ay la kulmeen madaxda dawlada shariif sheekh Axmed hadana waxa la sheegay in xubno ka tirsan dawlada ay caasimada ku casuumeen.

 

Waxa degaanadii dagaaladu saameeyeen iminka ku sugan ergo 40 xubnood ka kooban oo isugu jira sadexda xisbi qaran ee Somaliland oo uu dhawaan magacaabay ku-simaha madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Saylici si ay u qaboojiyaan xaalada colaadeed ee halkaa ka jirta.

 

Sidoo kale waxaan waxba ka soo bixin baaq nabadeed oo dhawaan uu ku baaqay madaxweyne Siilaanyo iyo gudi uu arintaa u saaray oo kulan qura la yeeshay mid ka mid ah Madaxdhaqameedka Sool Garaad Abshir Saalax oo wax ka soo baxay aaney jirin.

 

Isku soo wada duuboo waxa la eegaaba waa in Buuhoodle noqon doonto goob dagaal daba dheeraada uu ka curto iyo in sidii Laascaanood maamulka Somaliland sal dhigto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Rubbish. The kal-shaale incident was our fault, Xaaji and Siilaanyo knows it. He is not going to compound the foolishness of our impulsive folks there by sending any troops to Buhoodle (no matter what diguise the stirrers claim he'll use).

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOL@our, our, our. NGONGE si fiican buu xagaa isugu tuuray.

 

War is nobody's interest, negotiation is the way to go. Talk to two more Garads and its over.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Hada ma sidaadaad i mooday? Yes, it was our fault. My tol's, my kin, my qabiil's fault (in this case) and I readily admit it. Xaaji X is also (allegedly :D ) my kin and when we talk it is natural to use the word 'our'. Are you feeling left out, saaxib? :D

 

The rest of the article is stuff and nonsense. Don't take it too seriously.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^lol@left out, no awoowe I didn't feel left out as you know your tol is few hundred thousands but mine is few millions. smile.gif

What made me chuckle is how you put your "clan is everthing" motto into action this time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by The Zack:

^lol@left out, no awoowe I didn't feel left out as you know your tol is few hundred thousands but mine is few millions.
smile.gif

What made me chuckle is how you put your "clan is everthing" motto into action this time.

Clan is everything is implied in everything I (and you) write, saaxib. I am just more straightforward about it, adigu se, tolkaad ka khashaafta ayaan o malinaya. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

Clan is everything

I read that Zack is actually from Kismayo rather than Somali Galbeed, if that is true; then he knows his tolka very well as we can see his political priorities on SOL. :D

 

Pacifism is what should be springing to seccessionist minds, rather than mindless mundane conquests which can cause aggrievances. Somaliland has never done that before.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^ :D

 

NGONGE,

No, that ain't it. The funny part is how they spoon-fed you with the qabiil even though u were raised in another country. Wey kaa daba keeneen, tolka must have worked very hard for that. My case is diff as I was born and raised in the tolka :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

"They" is you, saaxib. I need not to be spoon fed anything when all I have to do is view the Somali situation and see clearly that clan is indeed everything. Where I differ from you is in being raised in a whole different enviornment than you. I can clearly see the whole horizon of clan politics stretching right in front of my eyes, while you live under the mistaken belief that you are not a clanist.

 

Listen to me now, take a step back and have a look, saaxib. You are a clanist from your big feet all the way to your marrow. Wax fahan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this