Sign in to follow this  
Juje

President's Sharif's Press Conference

Recommended Posts

Juje   

Madaxwene Shiikh Shariif oo dalbaday in dalka Soomaaliya laga difaaco Cadaw uu sheegay in ay dalka Soomaaliya ku soo duuleen.

madaxweynaha.jpg

Shabelle: MUQDISHO

Madaxwene Shiikh Shariif ayaa dalbaday in dalka Soomaaliya laga difaaco Cadaw uu sheegay in ay dalka Soomaaliya ku soo duuleen.

Kadib shir jaraa’id oo uu maanta Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif ku qabtay xarunta Madxtooyada ee Vila Somalia ayaa waxaa uu beesha Caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dowlada ka difaacaan waxa uu ugu yeeray Ajaaniib ku soo duushay dalka Soomaaliya oo sida uu tilmaamay ka barbar dagaalameeysa kooxo uu ku sheegay wax ma garato Soomaali ah.

Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa waxaa uu sidoo kale shirkiisa Jaraa’id ku sheegay in Kooxaha Ajaanibta ay dalka Soomaaliya ka doonayaan sida uu sheegay in ay ka dhigaan Afghanistan iyo Ciraq oo kale.

Sidoo kale Shiikh Shariif waxaa uu shirkiisa jaraa’id uu ku soo dhaweeyay Dedaalo uu ku tilmaamay dib u xureyn oo ka socda gobolada dalka iyo magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Shiikh Shariif Axmed ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in shirkii dhawaan wadamada IGAD ay ku soo gabagabeeyeen magaalada Addis Ababa ay ka soo bexeen go’aamo dhaxal gal u ah umadda Soomaaliyeed kuwaasi oo ay ka mid yihiin in cuna qabateeyn lagu soo rogo garoomada ay ka soo dejiyaan hubka iyo ajaanibta ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya iyo in la taageero dowalada kmg Soomaaliya.

Hadalka madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku soo aadaya xili xoogaga ka soo hor jeeda dowlada kmg ay sheegeen in ay dagaalada ka socda dalka Soomaaliya ka qeyb qaadanayaan Walaalo Muslimiin ah oo aan lagu tilmaami Karin Ajaaniib.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Juje   

Sh Shariif “Waxaan jeclaystay inaan u sheego Shacabka Soomaaliyeed & Aduunkaba in Maanta looga baahan yahey in laga Difaaco Soomaaliya Duulaankaas foosha xushan”

sh-shariif-shir-jaraaid2.jpg

Sh Shariif Sh Axmed oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Xafiiskiisa Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho ayaa ka Hadley Dagaaladii ugu danbeeyay ee dhacey, cidda uu ku eedeynayo, iyo baaq uu beesha caalamka u direy.

Ugu horeyn mar uu ka hadlayay Dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacey Magaalada Muqdisho ayuu ku eedeeyay dad uu ku tilmaamey Shisheeye oo soo duuley, sida uu hadalka u dhigey.

Sh Shariif oo arintaa ka hadlaya waxa uu ka yiri Shirkiisa Jaraa’id:“Kooxo fulinaaya Dagaalo, ka shaqeynaaya Dalkaanu inaanu degin isla markaasna ujeedadoodu tahey inay ka fuliyaan ujeedooyin Dowlado shisheeye ka leeyihiin Dalka waxaa la socotiin in Dalka lagu soo duuley, kooxo shisheeye iyo Dad Soomaali ah ay marin habaabinayaan ku soo duuleen, Dagaaladana ay ka qeyb qaadanayaan dad shisheeye, Saanadda iyo Lacagtana ay iyaga ka helaan taas marka waa khatar ku soo korortay Dalka, sidaas darteed waxaan jeclaystay inaan u sheego Shacabka Soomaaliyeed iyo aduunkaba in Maanta looga baahan yahey in laga difaaco Soomaaliya Duulaankaas foosha xushan oo loogu diidaayo Shacabka Soomaaliyeed Xoriyadooda iyo Degenaanshahooda iyo Qaranimadooda iyo Maanta ineysan jirin wax Dadka Soomaaliyeed isu dilaan haday Diin tahey waa laga Hadley, Dowladu waxay muujisay debecsanaan iyo dhega furnaan, dadkii ka shaqeynayay nabada, Culimada u diinka ha noqdaan ama Odayaashii Dhaqanka ama wax Garadkii cid walba oo ugu timid nabad gacanta loo furey laakiin hadana kooxahaas fulinaaya danaha shisheeye marnaba uma dheg raaricinin nabadaas inay dhinacooda ka qaataan, hadii ay noqon laheyd siyaasadna waxaan sheegnay inaan diyaar u nahey in laga wado hadlo wax alaale wixii ay dalbanayaan laakiin nasiib daro wali Dadkaasi waxay wadaan duulaan ka dhan ah Shacabka Soomaaliyeed waxayna ku dadaalayaan inay dhumiyaan fursad shacabka Soomaaliyeed u heli lahaayeen inay nabad ku noolaadaan”.

“Guruubada ka dagaalamaya qaarkood waad ogtihiin Aduunka ay ka soo dagaalameen meesha ay tagaana waxay ka huriyaan dhibaatooyin, waxaad la socotiin Ciraaq waxa ka dhacey, waxaad la socotiin Afgaanistaan wixii ka dhacey, Maanta in Soomaaliya laga dhigo meel la mid ah ama loo is ticmaalo sidii Ciraaq iyo Afgaanistaan Shacabka Soomaaliyeed ma qaadi karaan, sidaa darteed ayaa Shacabka Soomaaliyeed ay waajib ku tahey inuu Dowlada garab istaago, gacanna ku siiyo xoreynta Dalka”.

Dhanka kale waxa uu soo dhaweeyay Go’aamadii ka soo baxey shirkii dhawaan uu ururka IGAD ku yeeshay Addis Ababa waxa uuna sheegay Sh Shariif inay go’aamadaas ahaayeen kuwo dhaxal gal ah isaga oo dhanka kalena codsadey in la dhaqan geliyo mar uu arintaa ka hadlayeyna waxa uu yiri:“Shirkii ka dhacey Addis Ababa ee IGAD Go’aanadii ka soo baxey inay ahaayeen Go’aano dhaxal gal ah ayna ku jirto danta Dadka Soomaaliyeed isla markaasna uu Ururka Afrika adkeeyay in marka Aduunku uu Go’aamadaas xoojiyo uuna fuliyo”.

Joogitaanka Ciidamada AMISOM ee Muqdisho ayuu sidoo kale ka Hadley wuxuuna sheegay inay hayaan howl muhiim ah:”Ciidamada AMISOM markaan u soo laabto waxay u joogaan sidaad wada ogtihiin ama gudanayaan Dowr muhiim ah oo aan qarsooneyn”.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by wacdaraha_aduunka:

Hakugu Taagnaato Shariifow... Ceel Baraf oo macalin dugsi ka aheyd baad sharaf iyo shariif ku ahayd ee ku laabo duqa

Asaba asalkiisa la yaqan.

Without the presence of 30 thousand Ethiopian Troop, Sh Sharif is doing his best correcting the sadistic situation he has inherited from the Abdullahi Yusuf regime.

He has only been president for less than 4 months. Don't let your personal grudges get the best of you!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by wacdaraha_aduunka:

Hakugu Taagnaato Shariifow... Ceel Baraf oo macalin dugsi ka aheyd baad sharaf iyo shariif ku ahayd ee ku laabo duqa

Asaba asalkiisa la yaqan.
Hahahah!

Supporters of the former quisling Abdullahi Yusuf believe that being a stooge for Ethiopia and a propensity for greed and clan-politicking is a prerequisite for the Presidency :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

To tell me sxb that Abdullahi caused all the misery or ethiopians in Muqdishu is plain bullshit... The truth is and will always be that the 91 'defeat' you earlier called was the biggest and most brutal uprooting and ethnic cleansing of all time.... And when those people left, the 6 months war brought Xamar Cadey to total destruction. So please sxb when you call people suffering in 1991 as a defeat of Abdullahi who wasnt even present in Somalia then dont espect any support

Juje sxb nin asalkiisa la aqoon waa kee bal ii jeex jeexi warka aan cantuugee

Share this post

Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by wacdaraha_aduunka:

Juje sxb nin asalkiisa la aqoon waa kee bal ii jeex jeexi warka aan cantuugee

To start with, yours.

That aside the intend of this thread is not to seek your line of heritage.

Share this post

Link to post
Share on other sites

sxb anigu abtirsigeyga shaki kama jiro adigu hadey taasi ku hayso. Ogoowna inaan anigu faragelin kaaguyee :D

Besides Sharrifka being and ex macalin dugsi from Ceel Baraf doesnt state his clan nor did i point to it ee malaha adiga la jiran kalsooni daro aad ka qabtidh taaduyee.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by wacdaraha_aduunka:

To tell me sxb that Abdullahi caused all the misery or ethiopians in Muqdishu is plain bullshit... The truth is and will always be that the 91 'defeat' you earlier called was the biggest and most brutal uprooting and ethnic cleansing of all time.... And when those people left, the 6 months war brought Xamar Cadey to total destruction. So please sxb when you call people suffering in 1991 as a defeat of Abdullahi who wasnt even present in Somalia then dont espect any support

Juje sxb nin asalkiisa la aqoon waa kee bal ii jeex jeexi warka aan cantuugee

Bro, 1991 and the ensuing Civil War is behind us so let us not become stuck in the past.

All injustices that have been committed in Somalia should be investigated and corrected systematically. Untill then, lets be patient and resist cuqdad from taking deep roots into our hearts.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by wacdaraha_aduunka:

To tell me sxb that Abdullahi caused all the misery or ethiopians in Muqdishu is plain bullshit... The truth is and will always be that the 91 'defeat' you earlier called was the biggest and most brutal uprooting and ethnic cleansing of all time.... And when those people left, the 6 months war brought Xamar Cadey to total destruction. So please sxb when you call people suffering in 1991 as a defeat of Abdullahi who wasnt even present in Somalia then dont espect any support

Juje sxb nin asalkiisa la aqoon waa kee bal ii jeex jeexi warka aan cantuugee

Bro, No-one is talking about what happened in 91. People have different feelings about that chapter in our history. Obviously, you have strong feelings about that incident and so does every-one else.

My post was in reference to the inability of Abdullahi Yusuf to "tame" Mogadishu even with the help of 30 thousand Ethiopian Troops who have committed some of the most gruesome massacres in recent memory as evinced by the Human Rights Watch Documents. My response was also in respect to your cheering for the massacres done by the Ethiopians on behalf of Abdullahi Yusuf, while at the very same time criticizing and defaming the current president simply because he is sitting in the seat that you believe "belongs," to Abdullahi Yusuf. For whatever it is worth, Abdullahu Yusuf is history and will spend his last days as a refugee in Yemen.

Let's discuss the present and move away from the sad events of 1991. It serves no purpose!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Meiji I sincerly have forgotten and ilaahey baana igu og inaan iska cafiyey cid walba dambi aniga ama familkeyga ka galey. Laakin when someone calls that tragedy a defeat brother thats the limit of it. He'd probably expect me to curse a specific lan o something but god but I know the real muqdishawi's are the one hostages of warlords and fake religious fanatics with their own political agendas

Who is this person who has called that "tragedy" a "defeat?"

Share this post

Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Proposal to starve Somalis by blocking of Somali airports and ports by the foreign Igad( Ethiopia and Kenya)= good

foreign Ethiopians rentering= no comment

foreign Amnisom bombarding SOmalis= extremely good

three Arabs fighting alongside Shababs= a foreign invasion.

inalilah- :confused:

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Al Zeylaci:

Proposal to starve Somalis by blocking of Somali airports and ports by the foreign Igad( Ethiopia and Kenya)= good

foreign Ethiopians rentering= no comment

foreign Amnisom bombarding SOmalis= extremely good

three Arabs fighting alongside Shababs= a foreign invasion.

inalilah- :confused:

AMISOM Bombarding "innocent" Somalis= Self-Defense is understandable

Foreign Ethiopians "re-enter"= unsubstantiated

Blocking Ports that serve as entry points for International Terrorist and weapons=Exceedingly Good

Arabs fighting in Somalia massacring fellow Muslims while their Palestine cries for help= Hypocrisy and greed-motivated

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this