Sign in to follow this  
Qudhac

12 wasiir oo ay hogaaminayso islaanta wasiirada Caasha Geele oo Garaadada la fadhiya

Recommended Posts

Qudhac   

12 wasiir oo ay hogaaminayso islaanta wasiirada Caasha Geele oo Garaadada la fadhiya

 

 

Warkii 02-Feb-2010 iyo Qormadii: NEWS

Wararka aan ka helayno tuulada Buuro-wadal oo ay halkaas uga socdaan shir ay kaga tashanayaan aayaha dhulkoda,isla markaana markii hore shirka lagu sheegay shir u khaas ah Garaadada keliya ayaa waxa maalmihii uug danbeeyey iska soo daba-dhacayey wufuud kala duwan oo ka soo qulqulaysa magaalada Garoowe,kuwaasoo ay ka mid yihiin wafti ka kooban isimada reer Puntland ee reer Garoowe oo uu horkacayo islaan Ciise,waxayna fadhiyo badan la yeesheen Garaadada iyagoo siiyey talooyin haboon oo ay ka codsadeen inay talada ku darsadaan,waxayan u balan qaadeen inay siin doonaan taageero buuxda.

 

Dhnaka kale waxaa maanta soo gaadhay buurowadal wafti ka kooban dhowr iy toban wasiir oo ay hogaaminayso islaan wasiir ka ah maamulkaas oo la yidhaahdo Caasha Geele,waxayna Caasha odayaasha soo gaadhsiisey waraaq ay uga siday madaxweynaha Puntland,waxayna shirar kala duwan la qaadanayaa maanta Garaadada,iyaga oo sheegay in maamulka Puntland ay markan ka go'an tahay inay dhulka Xoreeyaan,waa siday hadalka u dhigeene,taasoo muujinaysa arin la rabo in shirka wadadii uu ku socdey laga leexiyo,Puntland ay la wareegto talada reerka.

hanka kale waxaa weli Garaadadu isku mari la'a yihiin labadii mawqif ee kala ahaa in laga madaxbanaanaado labada maamul oo la taageerro maamulkii Nayroobi,meesha inta badan Garaadadu weli ku dhegan yihiin in laga sii mid ahaado Puntland.

Isimada ayaa tuulada Holhol kula shiray wasiiro iyo wafti ka socda maamulka Somaliland,waxayna isla soo qaadeen arimaha nabdgelyada ee gobolka,waxayana ku heshiiyeen inay yeeshaan kulamo danbe,shirka kadib.

Ilaa iyo hada ma cada in waftiga ay Caasha hogaaminayso iyo Garaadadu ay ka wada hadli doonaan,waxaase la hubaa inay awood weyn saari doonaan inaan laga bixin maamulkooda,isimadana ay Garoowe dib uug soo celin doonaan.

Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com

 

 

Afnugaal News Desk.

 

 

Contact:xassand2000@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

loooooool

 

walahi farole waa funny, islaan buu usoo diray garadadii oo tidhi sool waanu xoreynaynaaye naga war suga.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

maha waxaan ku qoslay islantan casha Geele ee garaada ku tidhi anagaa sool soo xoreynaynee qaylada joojiya, she is genuis.. xagay ka timi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awoowe is ka sug. Garaadyada shir weyn baa usocda, oo arrimo yar yar oo jiraa meesha lagu xallinayyaa.

 

Burjiga xaabsadaa meesha si tartiib ah looga saarayyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

xiin

 

i dont think bunland has any intrest in seeing somaliland leave and thats the bottom line. indeed thats something garowe and hargeisa agree on.

 

so dadka riwaayada iyo casha geele ka daa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Awoowe Lascanod Gaza maaha ee ogow, it is a matter of familial dispute and as soon as that one gets resolved, the separatist nonsense will recede towards north.

 

Garaads are working hard to bridge the gap...there is no reason to fight with your own brother when the goal can be achieved through other means. The Sool community shall overcome thier internal bickering...

 

adigu haka caroon markii walaaluhu heshiiyyaan awoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qudhac, any other news portal other than Afnugaal that is reporting this news?

 

Shirka Cabdisamad Cali Shire looga soo yiri arrimahan Garaadada u dhaaf, wassiiro maxay ka doonayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

loooooool

 

walahi farole waa funny, islaan buu usoo diray garadadii oo tidhi sool waanu xoreynaynaaye naga war suga.....

Qudhac habartu waa frm MUDUG,,,, mise islaamaa reer Mudug baa aqooni kuuqu dhiman tahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Qudhac:

loooooool

 

walahi farole waa funny, islaan buu usoo diray garadadii oo tidhi sool waanu xoreynaynaaye naga war suga.....

Mr. Faroole rag ayuu waayey shaqada soo dhameeya oo wax tar ah, markaa bal xagga dumarka ayuu ku deyayaa in ay wax ka qaban karaan. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta nimankan garaadadu shirar badana,Shirkadooda go aankay ka so saraana ma oofiyaan.

waxan xasuusta boocame markay ku shirayeen 2007

ku Somalidiida

Ka Socota golaha garaadada

Ku Mamuulka tolka puntland

Ka isimada Puntland.

 

wa ina la tageero mamuulka puntland wa ina la xoreyo laascanoood.

 

Imikana tallow maxay so saari , markay caashe geele la so qadeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this