Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Jendayi Frazer Arrives Somaliland

Recommended Posts

kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka u qaabilsan Africa Mss. Jendayi Frazer, ayaa saaka ka soo degtay Madaarka Egal International airport ee magaalada hargaysa.

 

Jendayi Frazer oo saxaafada la hadashay waxa ay ugu horeyn tidhi ‘’Waxaan marka hore ugu hambalyaynayaa Jamhuuriyadda Somaliland nidaamka dimuqraadiga , Nabad gelyada iyo xasiloonida ay dalkeeda ka hir galisay’’

 

Inta ay joogto dalka waxa ay kulamo kala geddisan la yeelan doonta madaxda Jamhuuriyadda Somaliland. Waa kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee ay Jandayi ku timaado Somaliland.

 

Waxa shalay wadanka soo gaadhay Safiirka Maraykanka u fadhiya Ethiopia iyo wefti uu hogaaminayo kuwaas oo iyaguna hadda dalka ku sugan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa(Qaran)- Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Afrika, Mrs Junday Frazer, ayaa maanta socdaal ku timid Somaliland, waxana ay wada hadalo ay la yeelanaysaa Madaxweynaha somaliland, Md Daahir Rayaale Kaahin iyo shirgudoonada golayaasha baarlamaanka JSL.

 

Junday Frazer, ayaa socdaalkeedu la xidhiidhaa sii ambo qaadka waxyaabihii ay ku heshiiyeen Madaxweyne Rayaale iyo Weftigii uu hoggaaminayay ay bishii la soo dhaafay ku tageen dalka maraykanka, markaasi oo ay isla qaateen sii xoojinta xidhiidh iyo iskaashi dhex mara Somaliland iyo maraykanka.

 

Kaaliyaha xoghayaha Arrimaha dibada Maraykanka, oo la dejiyay Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa, waxa sida la sheegay ay maanta qado sharaf qasriga madaxtooyada ugu samaynaya Madaxeynaha Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, waxa kale oo ay la kulmaysaa madaxda sadexda xisbi qaran.

 

Dhinaca kale, safiirka maraykanka u fadhiya dalka Itoobiya oo isagu shalay galab booqasho ku yimid dalka, ayaa u sii gogol xaadhayay socdaalka kaaliyaha xoghayaha Arrimaha dibada maraykanka.

 

wararku waxay intaai ku darayaan in Junday Frazer, ay galabta ka dhoofi doonto Somaliland, markay la kulanto maamuleyaasha dawlada iyo xisbiyada dalka.

 

Cumar Maxamed faarax

Qarannews/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

20080203115631jandeyfrazer1.jpg

 

 

Jandayi Frazer oo Hargeysa tagtay

 

Audio

 

Jandayi Frazer waxaa si weyn magaalada Hargeysa ugu soo dhoweeyey masuuliyiin kala duwan oo wasiirro ay ku jireen, iyadoo garoonka dayuuradahana si weyn loo adkeeyey ammaankiisa.

Jandayi Frazer oo masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey waxaa ka mid ahaa Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Arrimaha gudaha iyo duulista Hawada.

 

Sidoo kale, waxaa soo dhoweynteeda ka qeybgalay Taliyayaasha Ciidamada Somaliland Ammaankeeda aad ayaa loo ilaalinayay iyadoo garoonka Cidaamo badan oo isugu jira boolis iyo milatari lagu gadaamay isla markaana ay jireen

koox ciidamo gaar ah oo Mareykan ah oo labaatan ku dhow oo ilaalinayay haweyneydaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa, (Harowo) - Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada ee dadlka Maraykan u qaabilsan Afrika, Mrs. Jundayi Frazer, ayaa maanta ka soo degtay madaarka magaalada Hargeysa ee Egal International Airport, iyada oo socdal kedis ah ku timid Jamhuuriyadda Somaliland. Mrs. Jandayi Frazer, ayaa waxay isla markiiba shir albaabadu u xidhan yihiin la yeelatay madaweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin.

 

Waxa kale oo ay wararku sheegayaan in Mrs. Frazer la kulantahay shir gudoonka golaha wakiilada ee JSL, inkasta oo aan weli la shaacin wixii ay ka wada hadaleen.

 

Dhinaca kale warar aan ka helay ilo xog ogaal ah, ayaa sheegaya in socdaalka kaaliyaha xoghayaha arimaha dibedda ee Africa Mrs. Junday Frazer la xidhiidho socdaalkii madaxweyne Rayaale ku tegay dhawaan caasimadda dalka Maraykanka ee Washington DC.

 

Mrs. Farazer oo lagu dajiyey Huteel Ambaasador, ayaa wararka magaalada Hageysa la isla Dhex Maroyo Sheegayaan inay la kulmi doonto madaxda asxaabta mucaaradka iyo shakhsiyaad kale oo muhiim ah.

 

Dhinaca kale war rasmi ah oo ku saabsan socdaalka kaaliyaha arimaha Africa, ayaan weli ka soo bixin dhinaca xukuumadda Somaliland. Wixii warar ah ee ka soo baxa socdaalka Mrs. Farazer waxad mar dembe kala socon kartaan Shabakadda Wararka ee harowo.com.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The visit is just significant but not so important ,,,, This is the highest US delegation visits Somaliland since 1991 and the US ambasador to Ethiopia spent over night to prepare for this mission.

 

The talks will not be publicly announced but there are important issues that will be discussed during the day. More visits will follow before any developments in the region are seen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

So she arrives. Great! I honestly hope that Ms. Frazer realizes that this great country is far stronger together than it is apart.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

You see the smile on her face? She must go and tell her family and friends the royal treatment Somalis give her, flowers and a red carpet. Like she Nelson Mandela. She probably gets nothing near that anywhere else and will definitely be back a lot more!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Because there are pics??? :confused: I am not believing any tribal Somali sites.... Every single one of them are and know they can't be sued and might add the majority are written by people no where near Africa, in the west they complain about hotel journalism in Somalia their in another continent.

Now we need audio of her interviews that she gave to somaliland media outlets(I know i'm asking for too much).

Believe me TFG supporters and non-secessionists aren't concerned, after the state departments stand on this issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by somalipride:

Believe me TFG supporters and non-secessionists aren't concerned, after the state departments stand on this issue.

Why should you be concerned even if the state department issued a stand in favour for the secessionist? Somaliwayne is dead...Things just didn't work out while we were together. Its time they apart for good for the good of all I'll say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

We have no choice but Somaliweyne, I can't think of many other African countries with a people that share so many things. The AU probably laughs when they hear talk about Somalia breaking up, they will never give it, (which is why the US referred it to them). Their argument is that if Somaliland got it, then Puntland would ask and Maakhir and it would just keep going and spread to the rest of Africa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by somalipride:

We have no choice but Somaliweyne, I can't think of many other African countries with a people that share so many things. The AU probably laughs when they hear talk about Somalia breaking up, they will never give it, (which is why the US referred it to them). Their argument is that if Somaliland got it, then Puntland would ask and Maakhir and it would just keep going and spread to the rest of Africa.

Very silly reply...But I'll leave this alone. Have good day.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this