Sign in to follow this  
Abwaan

Waa su'aale maxkamadihii malloo darsaday?

Recommended Posts

Abwaan   

Deadly battle in Somali capital

 

The gunmen have returned to Mogadishu's streets

At least three people have been killed outside Somalia's presidential palace in the capital as militiamen exchanged heavy gunfire with presidential guards.

A rocket-propelled grenade was used in the battle, sparked by a dispute over where to park an armoured vehicle.

 

The fire fight came as a group of warlords were inside Villa Somalia holding talks with the president.

 

The warlords and President Abdullahi Yusuf have returned to Mogadishu, after the ousting of an Islamist group.

 

Such clashes between gunmen loyal to rival warlords were fairly common during 15 years of lawlessness in Somalia.

 

After seizing Mogadishu from the warlords last June, the Union of Islamic Courts removed most of the militias from the streets and many residents welcomed an increase in their security.

 

Government and Ethiopian forces routed the Islamists in recent weeks.

 

The Islamists denied accusations that they were sheltering senior al-Qaeda operatives, accused of carrying out attacks in East Africa.

 

Air strikes condemned

 

Earlier, Djibouti, which hosts a large United States anti-terror base, condemned this week's US air strikes in neighbouring Somalia.

 

Foreign Minister Mahmoud Ali Youssouf told the BBC that the raid was counterproductive to achieving peace.

 

 

Location of militias and US Navy patrols

He said his government had not received prior warning about the strikes, which are reported to have been launched from the US base in Djibouti on Monday.

 

The US says it was targeting al-Qaeda suspects but says they were not killed.

 

Somali's interim government has backed the air strikes, in which a US official says that Somalis linked to al-Qaeda were killed.

 

Deaths 'justified'

 

Mr Mahmoud also said his government was very worried about reports of Somali civilian casualties and that past foreign military intervention in Somalia had not brought about the expected result.

 

This is presumably a reference to the last US intervention in Somalia, from 1992-94, which ended in a humiliating withdrawal following the killing of 18 US troops.

 

HAVE YOUR SAY

I cannot believe the US has launched air strikes against Somalia

 

Nimco Hussein

 

 

Send us your comments

Key bombing suspects

Fear returns to Mogadishu's streets

 

The US 1,500-strong Combined Joint Task Force - Horn of Africa was set up in Djibouti following the 9/11 attacks on the US.

 

The US has long said that the 1998 attacks on its East African embassies and the 2002 attacks on Israeli targets in Kenya had strong links to Somalia.

 

But it says the top three suspects in those attacks - Comoros national Fazul Abdullah Mohammed, Kenyan Saleh Ali Saleh Nabhan and Abu Taha al-Sudani of Sudan - all survived this week's air strikes.

 

Somali officials had earlier reported that Mr Mohammed had been killed.

 

The US government is offering a $5m reward for his capture.

 

US ambassador for Kenya and Somalia Michael Ranneberger has denied reports that a number of civilians had died in the attack.

 

Deputy Somali Prime Minister Hussein Aideed, however, told the BBC that the loss of civilian lives during the attacks was justified to stop "an alliance of the ousted Islamic Courts Union and al-Qaeda" from taking over Somalia and then going to Kenya and Ethiopia.

 

Residents of Afmadow town and Ras Kamboni reported further attacks on Tuesday and Wednesday but Mr Ranneberger said these had not been carried out by US forces.

 

Reports suggest Ethiopian MiG fighters and helicopter gunships seen in the city of Kismayo may be involved.

 

Aid workers report that more 1,000 people have been wounded since fighting erupted in December.

 

However, there is no reliable information on casualties in the current fighting in the remote south.

 

Correspondents say the situation on the ground in southern Somalia remains unclear, with communications in the area poor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Tacshiirad ka dhacday duleedka magaalada Marko

 

Marko 15, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Maleeshiyaad uu wato taliyihii maamulkii hore ee Sh/hoose ayaa koox dabley ah ay ku rasaaseysay inta u dhaxeysa Shalanbood iyo Magaalada Marko, halkaasi oo 4 ka mid ah maleeshiyadii uu watay taliyaha ay dhaawacyo ka soo gaareen.

 

Maleeshiyo uu horkacayo Cali Ganeey oo ah taliyaha ciidamada maamulka gobolka Sh/hoose oo u ambabaxay deegaanka Shalanbood si ay u xaliyaan falal dil ah oo shalay halkaasi ay ka geysteen kooxo maleeshiyo ah ayaa waxaa wadada Ceeljaalle oo ku dhow magaalada Marko u galay kooxo hubeysan oo jidgooyo u taalay, iyadoona 4 ruux ay ku dhaawacmeen tacshiiraddii lagu huwiyay gaariga ay wateen.

 

Taliyaha iyo maleeshiyadiisa oo qaar dhaawac ay yihiin ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Marko, isagoo ka gaabsaday in uu faahfaahin ka bixiyo shilkaasi.

 

Tuulada Ceel-jaalle ayaa waxaa lagu xareynayay maalmihii la soo dhaafay ciidamo loo tababarayo dowlada Somalia.

 

Si kastaba ha ahaatee maleeshiyooyin hubeysan oo qatar ku ah amaanka ayaa ku soo badanaya gobolka Sh/hoose, kuwaasi oo dil iyo dhacba u geysanaya dadka.

 

Yuusuf Keynaan

 

Shabelle Media Network Sh/hoose

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Iska horimaad xoogan oo xalay ka dhacay Muqdisho

 

Mogadishu 15, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Xaaladaha goobihii xalay ay dagaaladu ka dhaceen ayaa wali cakiran, iyadoo ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda ay dabaabado ku gooyeen inta u dhaxeysa Ceymiska iyo Isgoyska Sos, halkaasi oo lagu wado in ay baaritaano ka sameeyaan.

 

 

Dadweyne Fara badan oo isugu soo baxay agagaarka wadada Ceymiska

 

 

Iyadoo xalay dagaal socday 10 kii habeenimo ilaa 11 habeenimo uu ka dhacay agagaarka Ceymiska, dagaalkaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Ethiopia iyo kooxo kale oo maleeshiyooyin hubeysan oo aan la garaneyn ayaa la isku weydaarsaday rasaas culus iyo bambaanooyin.

 

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in ay arkeen baabuur ay wateen ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia oo holac uu ka baxayo, ka dib markii lala beegsaday gantaal.

 

Dagaalkaan oo qasaaro nafeed geeystay ayaa ilaa iyo haatan la ogeyn qasaarihiisa, laakiin dadka deegaanka waxa ay ku warameen in ay arkeen meydka nin sida la sheegay dhagool ah oo halkaasi yaalla.

 

Boqolaal dad ah ayaa saakay isugu soo baxay goobihii iska horimaadka uu ka dhacay oo lagu arkayay ciidamo ku qalabeysan Taankiyo oo isku gadaamay.

 

Max'ed Xasan oo ka mid ah Howl-wadeenada Isbitalka Shiffo ayaa waxa uu sheegay in Isbitalkaasi la keenay labo ruux oo ku dhaawacmay rasaastii la is weydaarsaday.

 

Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay dowladda Somalia oo ku aadan cidda weerarka soo qaaday.

 

Dhinaca kale Waxaa gabi ahaanba istaagay gaadiidkii isaga kala gooshi Jirey Suuqa Xoolaha iyo Bakaaraha ee mari jirey wadada warshadaha, ka dib markii ciidamada Ethiopia ay ku soo rogeen xanibaadyo wadada warshadaha oo xalay iska horimaad xoogan uu ka dhacay.

 

Wadada warshadaha ayaa saakay lagu arkayaa dabaabado u badan Taankiyo iyo Uralo ay saaran yihiin ciidamada Ethiopia.

 

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xiisadihii u dhexeeyey beelo muddooyinkanba ku dagaalamayey Beer Xaano oo labo lixaadsaday kadib markii..

 

Deegaanka Beerxaano oo ku yaala Galbeedka Magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa xalay ilaa saaka kacsan kadib markii mid ka mid ah ergo nabad raadineed oo loo direy deegaanka Beerxaano ee Gobolka J/ Hoose ay kooxo maleeshiyo beeleed ah ku dileen deegankaasi iyadoo nin kale oo dhaawac culus uu soo gaarayna haatan lagu daaweynayo Isibaalka Magaalada Kismaayo, waxaana arrintan la sheegay iney cirka ku sii shareertay dagaalada iyo xiisadaha colaadeed ee maalmahaanba halkaasi ka taagnaa.

 

Ciidamo dowlada federaalka ka tirsan oo halkaasi horey u gaaray ayaan wali ku guuleysan wax ka qabashada colaadaha ka taagan deegaankaasi iyadoo dilka aargoosiga ah ee u dhaxeeyada labada beelood uu si caadi iskaa sii socdo, iyadoo dad fara badan ay horey uga barakaceen deegaankaasi, iyagoo ka baqaya in coladaahaasi ay sameyn ku yeeshaaan, waxaana dadkaasi ay haatan dulsaar ku yihiin magaalooyin ay ka mid tahay Kismaayo.

 

Dagaaladaan ayaa inta la ogyahay yahay waxaa ku geeriyooday tan iyo intii ay bilowdeen ku dhowaad 28 ruux halka tiro aad u badana ay ku dhaawacmeen sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Caafimaadka Magaalada Kismaayo oo inta badan dhaawacyadaasi la geeyey, iyadoo colaada u dhexeysa labadan beeloodna ay noqotay mid so noq-noqota, waxaana intii maxkamadaha islaamiga ah ay ku sugnayeen magaalada Kismaayo ay ku guuleysteen iney dejiyaan xiisada u dhexeysa labada beelood iyagoo u diray ciidamo kala dhex gala maleshiyadka labada beelood.

 

Beelaha ku dagaalamaya Beerxaano oo kala ah ********* iyo Gaaljecel ayaa lagu soo waramayaa in khilaafkoodu salka ku hayo arrimo dhuleed, iyadoo waxgarad kala duwan iyo siyaasiiyina ay dhowr jeer oo horey isugu dayeen inay xaliyaan, tasoo hase ahaatee lagu guuldarestay.

 

 

Cabdshakuur Cilmi Xasan-Muqdisho-Soomaaliya

cabdixakiin44@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Dowlada Somaliya oo Xirtay Idaacadihii Muqdisho Qaarkood iyo Aljazeera

Last Updated::2007-01-15 15:44:32

 

Muqdisho:- Dowlada Federaalka Somaliya ayaa maanta si kumeel gaar ah u xirtay Idaacado ka shaqeeya Muqdisho iyo Xafiiskii Aljazeera.

 

Amarkan ayaa maanta laga soo saaray Waaxda Nabad sugida ee Dowlada Federaalka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.

 

Waxaana qoraalka kasoo baxay Xafiiskaasi lagus heegay in idaacadaha kala ah: Shabeele, HornAfrika, Idaacada Quraanka Kariimka, iyo Xaruntii Telefishonka Carabiga ah ee Aljazeera.

 

Qoraalkan ayaan lagu faah faahin sababta loo xiray Idaacadahan, ayadoo lala socod siiyey maamulayaasha xarumahaasi in ay beri subax iska soo xaadiriyaan Xarunta Nabad Sugida ee DFKMG.

 

Qoraalkan ayaa waxaa ku saxiixan G/Sare Axmed Xassan Cali Taliyaha Nabad Sugida ee Gobalka Banaadir.

 

 

Qoraalkii Amarka Nabad sugida

KU. Idaacadda HornAfrik

KU: Idaacadda Shabeele

KU: Idaacadda Quraanka Kariimka

KU: TV-ga Al-Jazeera

 

Ujeeddo: Joojin Idaacad

 

Laga billaabo maanta oo ay Taariikhda tahay 15-01-2007 waxaa la idin farayaa in aad joojisaan howsha Idaacadaha, mar alle iyo markii ay idin soo gaarto warqaddan.

 

Agaasimayaasha Idaacadaha iyo Telfishinka kor ku xusan, waxaa la farayaa inay yimaadaan, xafiiska nabadsugidda Qaranka ee gobolka Banaadir, kaasoo ku yaala agagaarka Baar FIAT, Taariikhdu marka ay tahay 16-01-2007, saacadduna ay tahay 10:00 am si loola socod siiyo arrimo iyaga quseeyo.

 

Mahadsanidiin

 

G/sare Axmed Xasan Cali

Taliyaha nabad sugidda Qaranka ee gobolka Banaadir

--------------------------------------------------------------

 

Warar Xiisad Abuur ah

 

Afhayeenka Dowlada Federaalka oo maanta goor danbe war soo saaray ayuu Mr.C/raxmaan Diinaari ku sheegay sababta loo xiray idaacadahaasi in ay tahay ayagoo faafiyey warar lid ku ah amniga dalka.

 

Wuxuuna sheegay in idaacadahaasi oo qaarkood digniin horey loo siiyey ay caadeysteen in ay buun buuniyaan ama faafiyaan warar lagu dhaliiceenayo dowlada, isla markaana abuuri kara xiisado ka dhasha magaalada Muqdisho.

 

Go'aankan ayay dowlada Federaalka qaaday ayadoo ay magaalada Muqdisho ka socdaa hawlgalo balaaran oo ay ciidamada ku aruurinayaan hubka.

 

Waxaana sidoo kale jira iska horimaadyo iyo qaraxyo ka dhacay Muqdisho, kuwaasi oo dhexmaray Ciidamada Dowlada taageera iyo maleeshiyooyin hubeysan.

 

Dowlada Federaalka ayaa markii ay la wareegtay magaalada Muqdisho aan wax tilaabo ah ka qaadin idaacada xorta ah gaar ahaan idaacadihii taageeri jiray Maxaakiimta Islaamiga ee laga saaray Muqdisho.

 

Waan markii ugu horeysay oo idaacadahan la xiray 48 saac kadib markii uu Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyey sharciga Xaalada Deg degta ah ee dalka Soomaaliya.

 

Sharcigaasi oo Dowlada awood u siinaya inuu ku dhaqaaqo tilaabooyin adag oo lala beegsanayo wixii ay dowlada ay ka shakiso siduu sheegay mas'uul u hadlay dowlada oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo.

 

Magaalada Muqdisho ayay ka furan yihiin idaacado kor u dhaafaya 13 oo isugu jira telefishon iyo raadiyayaal.

 

Waana markii ugu horeysay oo Telefishonka Aljazeera joojiyo hawlihiisa ayadoo telefishinkaasi uu xarun ku lahaa Muqdisho tan iyo intii ay gacanta ku hayeen Muqdisho, xoogagii Maxaakiimta Islaamiga ahaa.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Muqdisho: Qarax iyo rasaas xoogan oo caawa laga maqlayey agagaarka xaruntii Maxkamaddii Ifka Xalan

Axad, January 14, 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Dhawaqa iyo rasaasta kala duwan ayaa caawa laga maqlayey agagaarka Maxkamaddii Ifka Xalan ee xaafadda Towfiiq, iyadoo ka hor inta aysan rasaasta bilaaban uu dhacay qarax xoogan oo laga tuuray qoriga Baasuukaha loo yaqaan.

 

Lama haayo warar dheeri ah iyo cida ay iska hor imaadkaas hubeysan uu dhex maray hase ahaatee ciidamada Dowladda ayaa maanta la wareegay amaanka goobta uu caawa qaraxa iyo rasaasta ay ka dhaceysay.

 

Xiriir aan la sameenay dad ku sugan xaafadda Ifka Xalan ayaa inoo sheegay in ay maqlayeen dhawaqa rasaasta kala duwan, iyadoo in mudo ah ah socotay rasaastaasi oo qaraxyo ay wehliyaan, inkastoo aan la sheegi karin cida iyo sababta keentay rasaastaan maadaama xili habeen ay tahay iyo dadka oo cabsanaya.

 

Faahfaahin ku saabsan arimahaasi wararkeena danbe ayaad kala socon doontaan.

 

Cali Sandheere

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Dagaal habeenimadii ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro

Last Updated::2007-01-15 12:29:47

 

Muqdisho:- Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay iska horimaad xoogleh oo dhexmaray maleeshiyooyin hubeysan iyo Ciidamada DFKMG iyo kuwa Itoobiya.

 

Iska horimaadkan ayaa ka dhacay deegaanka Ifka Xalane iyo agagaarka xaruntii hore ee Caymiska halkaasi oo la sheegay in ay maleeshiyooyin hubeysan ay rasaas iyo baasuukayaal la beegsadeen ciidamo saarnaa gaari Ural ah.

 

Mid kamid ah gaadiidka Uralka ee lagu qaado ciidamada Itoobiyaanka ayuu haleelay gantaal Baasuuke ah ayadoo la arkayey gaarigaasi oo gubtay.

 

Weerarkan ayaan la ogeyn illaa iyo hada inta dad uga dhimatay labada dhinac, balse waxaa jira dad shacab ah oo ay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah halkaasi kasoo gaareen.

 

Ugu yaraan hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay halka inta la hubo 4 qofood oo shibil ah ay halkaasi ku dhaawacmeen.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somali herders hit by air attacks

 

Pastoralists say there have been air strikes since Sunday

Following US air strikes in southern Somalia targeting suspected al-Qaeda leaders, several herding areas have been hit by bombs.

An elder in Banka-Jiira, a grazing area about 40km east of Doble town, who wished to remain anonymous citing security reasons, gave an account of the raids and their aftermath to the BBC's Somali Service.

 

 

There have been air strikes carried out by American planes in these areas since Sunday.

 

Here in the Banka-Jiira area, which is the largest grazing area in the Juba Valley region, we have been hard hit.

 

There have been several air strikes over nearby Booji grazing area too.

 

 

Location of militias and US Navy patrols

The most unfortunate incident was an attack on a big wedding ceremony.

 

 

Very many livestock have been killed by the bombs

 

We have information that the American planes are being directed from the ground by soldiers who are moving among the herders at night.

 

We do not have the figures of the dead animals as a result of the air strikes but they are very many livestock that have been killed by the bombs.

 

And on Tuesday morning, a man who has lost a limb was brought in for treatment at Banka-Jiira's health centre.

 

A driver in his car has also been blown up in the attack.

 

When the Islamist militia fled Doble about a week ago they passed through this area.

 

Ethiopian and government forces who were pursuing them forced about 10 young men from here to show them the escape route the Islamist fighters took.

 

They forcefully took away the young men and out of the 10 who went with the soldiers, only one has managed to return following the heaving fighting.

 

Up to now we have no idea where the rest of these young people are.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

By Cathy Majtenyi - Nairobi -- 15 January 2007 -- Somalia's capital is still reeling from an ambush by gunmen on a convoy of Ethiopian troops late Sunday. Cathy Majtenyi reports for VOA from Nairobi that a delegation from the African Union is in the capital to discuss bringing foreign peacekeepers into the volatile nation. The ambush took place before midnight Sunday in the northern Arafat area of Mogadishu.

 

Journalist Ali Said Omar Ibrahim tells VOA another contingent of Ethiopian soldiers rushed to the scene to help their colleagues, but was also ambushed. About 30 minutes of gunfire and heavy fighting followed.

 

 

Ibrahim describes to VOA the scene early Monday morning.

 

"There were three convoys, three trucks, and two of them were completely burned out," he said. "Someone was telling me this morning that he had seen that one truck was there, but the Ethiopians tried to hide their loss."

 

It is unclear who was responsible for the ambush. Several people were killed and wounded.

 

Meanwhile, an African Union delegation is in the capital to discuss the deployment of eight-thousand African peacekeepers to Somalia.

 

Only Uganda has offered troops, saying it is willing to send 1500 soldiers.

 

Kenyan President Mwai Kibaki sent senior ministers to South Africa, Rwanda and Tanzania to seek support for the African Union's plan. In addition to those three countries, Nigeria, Mozambique, Angola, Zambia, Tunisia and Algeria are also being asked to help with the peacekeeping force.

 

On Saturday, Somalia's transitional government imposed martial law on the capital and has been raiding several locations in the capital believed to be Islamist hideouts. Government troops seized rocket-propelled grenade launchers, heavy machine guns and AK-47 guns from these locations and has also been trying to collect guns from residents.

 

On Monday, there were conflicting reports about whether or not a man who Kenyan police arrested at a refugee camp near the Somali border was a top official with the Islamic Courts Union.

 

Ever since civil war broke out in 1991, militias loyal to clan and sub-clan-based factions have controlled different parts of the country, with no central authority to provide law and order and even basic services to the population.

 

A transitional Somali parliament was formed in Kenya about two years ago, following a regionally-led peace process.

 

Source: VOA News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ciidamada Ethiopia oo falal gabood fal ah u gaystay dadka rayidka ah ee ku dhaqan cirifka koonfureed ee dalka Soomaaliya.

Posted to the Web Jan 16, 10:44

 

 

Afmadow:-Ciidamada Ethiopia ee xooga ku haysta dalka Soomaaliya ayaa falal gabood fal ah oo isugu jira dil, kufsi iyo dhac u gaystay dad rayid ah oo ku dhaqan cirifka koonfureed ee dalka Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen hay'adaha samafalka ee ka hawl gala degmooyinka Afmadow iyo Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.

 

Falalkan gabood falka ah oo ay ku kaceen ciidamada Ethiopia ayaa mar kale dib u soo nooleynaysa cadaawada soo jireenka ah ee u dhaxeysa wadamada Ethiopia iyo Soomaliya oo tiro laba jeer oo dagaal qaraar uu dhex maray.

 

Agaasimaha hay'ad samafal oo lagu magacaabo Northern Aid C/llaahi Cabdi ayaa sheegay in uu la kulmay dad ka soo barakacay duqeynta diyaaradaha Mareykanka ay ku hayaan jaziiradaha ku yaal cirifka koonfureed ee dalka Soomaaliya, kuwaasoo u xaqiijiyay in hablahoodii ay kufsadeen ciidamada Ethiopianka ah ee ku sugan goobahaasi.

 

Hadalka Agaasimaha hay'ada Northern Aid ayaa ku soo beegmay xilli dadka deegaanka ay xaqiijiyeen in ciidamada Ethiopia ee ku sugan Dhoobley iyo Afmadow ay kula kacayaan dadka rayidka ee ka cararaya duqeynta diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo Ethiopia falal gabood fal ah oo ka dhan ah dadkaasi,kuwaasoo isugu jira dhac,boob, kufsi iyo dil.

 

Halgan.net

C/qaadir Osman

Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Mr. Louis Michel

Posted on Monday, January 15 @ 21:07:04 EST by editor

 

 

 

 

16/1/2007, Onkod News, Brussels belgium: Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Shariif Xassan Sheekh Aadan iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo shalay maalinimadii Axadda soo gaaray magaalada Brussels ee xarunta u ah Midoowga Yurub iyagoo casumaad ka helay Madaxa Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Horumarinta iyo Gargaarka Aadmiga Mr. Louis Michel.

 

 

Wafdigaan oo ka koobnaa Gudoomiyaha baarlamaanka iyo laba xubin Baarlamaan oo kala ah Cabdi Raxmaan Ibbi iyo Caasho xaaji ayaa isla shalay kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Waxaada Horumarinta u qaabilsan Gudiga Midoowga Yurub Mr. Stefano Manserfisi. Waxayna halkaasi kaga hadleen xaalada uu iminka dalka ku sugan yahay.

 

 

Prof. Ibbi, Sharif Xassan, Stefano iyo Caasho X.

 

Maanta ayay wafdiga kulan gaar ah oo saacado qaatay la yeesheen Madaxa Gudiga Yurub ee Arrimaha Horumarinta iyo Gargaarka Aadmiga Mudane Louis Michel, iyagoo kulaka kaddib wada qabtay shir jaraa’id ay saxaafada ugq warrameen waxa uu kulankoodaasi ku saabsanaa.

 

 

Ibbi, Shariif Xassan iyo Michel oo shir jaraa’d ku qabtay xarunta guddiga M. Yurub.

 

Louis Michel oo isagu ah masulka furey shirka jaraa’id ayaa hadalkisi ku bilaabay waxay ii tahay farxad aad u wayn in aan halkaan kusoo dhoweeyo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xassan iyo wafdigiisa sharafta leh

 

Waxaana jeclahay in aan halkaan ka cadeeyo moowqifkayga siyaasadeed ee ku aadan dalka Soomaaliya ; Waxaan qabaa in Soomaaliya lagu xalin karo wada hadal iyo dib u hishiisiin heer Qaran ah waxaana dhamaan kula talinayaa in ay wada hadlaan. Mar uu ka hadlaayay sharciga dhowaan uu baarlamaanka u codeeyay ee Xaalada deg dega ah ayuu tibaaxay Michel in Midoowga Yurub moowqifkiisa arrinkaas ku aadan uu cad yahay kaasoo ah in haddii uu ka hor imaanayo Axdiga Qaranka taas macnaheedu uu yahay in ay Midowga Yurub si deg deg ah u joojin doonaan taageerada dhaqaale eey ku bixiyaan baarlamaanka Ku meel gaarka ah, sidoo kale mar wax laga waydiiyay Duqaynta uu Maraykanku ku haayo

 

Soomaaliya ayuu ku jawaabay; Xal maaha mar kasta xabada ee xalka wuxuu ku jiraa in gacan laga gaysto dib u hishiisiinta qaranka. Michel wuxuu kalo ka jawaabay hadii xilka laga qaado Gudoomiyaha baarlamaanka wuxuuna sheegay in ay taasi tahay mid kala fogaan hor leh dhalinaysa oo abuuraysa marxalad kale oo cusub cawaaqibka ay keentana waxa ka mas’uul noqon doona cidii ka danbaysay hadalkaasoo ka yaabiyay saxafiyiinta goobtaasi ku sugnaa iyagoo ku tilmaamay mid xoog badan oo muujinaya mowqif cad oo Midoowga Yurub uu taagan yahay iyo in ay ka go’an tahay in la hirgaliyo wada hadal kaasoo ay u arkaan xalka kaliya sido kale Michel ayaa intaas ku daray in taageero badan la gaarsiin doono baarlamaanka haddii ay mujiyaan is af garad dhamaan dhinacyada waa siduu hadalka u dhigayee haddise buu yiri aan la hishiin oo ay mar bilaabo is eryid iyo motion la isku bursanaayo anagu dib bana uga laabanaynayaa malaayiinta ana ugu talo galnay baarlmaanka.

 

Waxaa ku xigsaday gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sharif Xassan oo ka warbixiey xaalada guud ee uu dalka ku sugan yahay iyo moowqifyadisa siyaasadeed halka uu Midowga Yurub uga mahad celiyay taageerada joogtada ah ay siiyaan mar kasta Soomaaliya. Sidoo kale ayuu sheegay in Soomaaliya xalkedu uu jiro wada hadal iyadoo xornimadeeda leh.

 

 

Saida Sheikh Ahmed VIP

EU Press Section

Brussels belgium

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Iska horimaad shalay ka dhacay deegaanka Beerxaani oo dad ay ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen.

 

January 16- 2007 HornAfrik, Mogadishu

 

Wararka ka imaanaya deegaanka Beexaani oo 90km dhanka magaalada Kismaayo kaga beegan ayaa sheegaya inay sii kordheen xiisadaha u dhaxeeya beelo halkas wada dega.

 

Wararka waxa ay intaas ku darayaan in hal qof uu ku dhintay saddax kalena ay ku dhaawacmeen iska horimaad shalay galinkii dambe halkaas ka dhacay.

 

Shantii cisho ee ugu dambeysay ayaa xiisadahaas oo ka dhashay aar goosi qabiil waxaa ku geeriyooday 11 qof iyadoo sidoo kale dad badan oo xoolo dhaqato ah ay deegaanadaas isaga carareen.

 

Xisiadaha oo hore ay u xaliyeen maamulkii maxkamadaha ayaa dib u soo laabtay kaddib markii magaalada Kismaayo laga saaray maxkamadihii Islaamka islamarkaana ay la wareegeen ciidamada dowladda KMG ah oo taageeraya kuwa Itoobiyaanka.

 

Ma jirto ilaa iyo imminka wax tallaabo ah oo ciidamada dowladda qaadeen si loo baajiyo colaada ka taagan deegaanka Beerxaani ee gobolka J/hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

3 qof oo rakaab ahaa ayaa geeriyootay 2 kalana waa ay dhaawacmeen kadib markii koxo burcad ah oo ay isbaaro u taalay deegaan ku yaala gobolka shabeelada dhexe ay rasaas huwiyeen gaari ay dadkaasi la socdeen.

 

Hobyonet. Muqdisho. Khamiis, Jan,18, 2007

 

Dilkaan oo ka dhaacay agagaarka tuulada Garsaale, ayaa yimid xilli darawalkii gaariga uu jiinray isbaaro kooxahaasi u taalay wadada dhexdeed, wuxuuna darawalkii ka mid noqday dadkii ku geeriyooday rasaasta gaariga lagu furay.

 

labadii qof ee kale ee ku dhaawacantay shilkaasi, ayaa waxaa loo soo gudbiyey dhinaca magaalada Mqudisho, iyadoo xaaladooda caafimaad la sheegay inay iska wanaagsan tahay.

 

Gaarigaan ay kooxaha burcadda ah xabadeeyeen ayaa waxa uu ka yimid dhinaca gobolka Hiiraan,wuxuuna ku soo jeeday dhinaca magalada Muqdisho.

 

Amniga wadada dheer ee isku xirta gobolada dhexe iyo Muqdisho, ayaa la sheegay in ay ku soo badanayaan kooxaha burcadda ah ee isbaarada dhiganaya.

 

Dowladda federaalka Soomaaliya oo u awood sheegatay maxkamadihii ka talin jiray qaybo ka mid ah gobolada koonfureed ee dalka, ayaa wax iidan ah oo sugo amniga dadka rayidka ah u dirin waddoonyinka Muqdisho iyo kuwa gobolada dalka.

 

 

 

Maslah Osmaan

 

Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya

 

Maslaha1@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Wednesday, January 17, 2007

 

 

 

By Jennifer Gold Christian Post Correspondent Wed, Jan. 17 2007 04:33 PM ET

 

Christian Aid has received unconfirmed reports of shocking atrocities being committed by Ethiopian soldiers occupying Somalia this week.

 

Northern Aid, a Christian Aid partner organization based in Nairobi, has been monitoring the Kenya-Somalia border area, and Ethiopian soldiers have been accused of raping Somali women.

 

Northern Aid’s director, Abdulahi Abdi, said, “We talked to people across the border last night. We heard from Dobley (18km inside Somalia) that girls are being raped by invading forces, the Ethiopians. The traditional hatred between these communities is not hidden.”

 

Ethiopian troops recently entered Somalia, replacing the government of the Union of Islamic Courts, which had taken control of much of central and southern Somalia during the past six months.

 

The internationally recognized Transitional Federal Government of Somalia invited Ethiopia’s intervention. The Transitional Federal Government, which was overthrown by the Union of Islamic Courts, is now in control in the capital – Mogadishu – and is being supported by Ethiopian troops, Christian Aid reported.

 

“Naturally, there is a radicalization of Muslim youth in North Eastern Kenya,” Abdi added. “These are their relatives across the border. They feel respect for human rights has been thrown out the window.”

 

Alistair Dutton of Christian Aid’s humanitarian division said, “The reports we are getting from Somalia, via our partner Northern Aid, cannot be substantiated and we have to be cautious in our response to them.

 

“But the allegations are very serious and it is vital that they are investigated urgently. Christian Aid believes that it is imperative that the Kenyan authorities immediately open the Somali border, in accordance with international humanitarian law, to allow those fleeing the violence access to Kenya and to humanitarian aid.”

 

christianpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this