Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab: Dhoollatus millitary (pics)

Recommended Posts

Originally posted by Ferguson:

Dirgadaha waxaa ku xiga daaro dhaadher, desert boy. Sida kuwiini gunta ahaa Alshabab iyo cadaw aad is haysaan idin ka gadi mayno. Dhal badan oo cida ahna sunta nuclearka waa looga nuugi. Webi nadiif ahna waa loogu dhaqi markay Godey dhulkii raxmada yimaadaan.
smile.gif
Godey waa xor maanta, sxb. Wararka isa soo taraya oo maanta ka yimi waanu ku diirsanay. Gaalo jabtay, oo dabaqoodhina jab. Jwxo meelaha ay ku ciidi doonto....Fox news ka fiirso.

 

 

quote:

Originally posted by
Mr. Somalia
:

Maantana sidii iyo si ka daran yuu idinku hayaa,

Xageed iskooga reebtay? Sowka adeerka Faroole kolba sii ordi. Sowkan Ina sharmaake adoontu ku haysato xamar. Adeero yeey sowta carabtu ku hayso Yemen, maad is ilowday?

 

just don't forget to Pray that jwxo flexes its muscles as for xaqul ciid, from godey to galgala.
smile.gifNin is faanshey waa ri' is nuugtey: :D

 

Faankaaan aad sheeganaysid waa waxa caanabooraha kugu sixrey oo aad talaabo la qaadi la'dihiin. Ma maantaad tiri, adigoo xaar ka kici la, "from Godey to Galgala ayaan wax ka qabanayaa"? :D

 

Ninyahow bal marka hore, nimanka tiftifiinta ah oo idinka idin ka dhadshey, oo JUXA xaarka ku dhajisay, iska qabo oo meel iska mari. Ilaa iyo hada, reer caanoboore dhaanto mooye dhul ey xoreeyaan lagama hayo. Faanka aan meel tagayn iyo daaro dhaadheer baanu dhisaynaa iyo webi baanu soo duweenaa, qarniyaa ku taamaysayn welina gacan ku hoosashaad ku noolshihiin ee bal marka hore naftiina wax u qabsada, cid kale kaalmo kaagama baahnee. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

From godey to garbo to gaashamo to garab case to gabiley to galgala to garowe to galkacyo to garisa to germany and dunida inteeda kale.... calanka jwxo cirka ayuu ka walalac lee yahay. Yeeykiisiina jiir baa cunay. smile.gif

 

Originally posted by Mr. Somalia:

Nin is faanshey waa ri' is nuugtey
:D

Nin Yemen kuudud saday muxu noqon? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

Meeshaan adigu waxaad ka hadleysaa madax qaran oo aduunka oo dhan citiraafsanaa, aniguna waxaan ka hadlayaa jabhad ku sheeg xuna oo ladhaho juxa oo aduunka iska daaye aan og'den xataa laga citiraafsanayn oo maalin walba duurkaas injir iyo gaajo ey ku dishay oo xataa caanaboorihii ay shushuban jirayn ey gabey.

 

Horayba anakaa qoryaha idinku rarnay oo aan u malaynay inaad wadaankiina xoreyn kartaan; laakin waxaad noqotayn shimbirtii mar dab qaadey oo buulkaydi ku gubtay. Marka raganimo aad wax ku xoreysaan malihidinee-- anakaa idin xoreyn doonnee caanoboorihiina iska sii shushubta! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Mr. Somalia:

Meeshaan adigu waxaad ka hadleysaa madax qaran oo aduunka oo dhan citiraafsanaa,

But Gabre slapped him to Yemen. smile.gif

 

Originally posted by Mr. Somalia:...anakaa idin xoreyn doonnee caanoboorihiina iska sii shushubta!

Boowe find Gabre. Galgala front needs you more though. Focus! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Boqolaal ka tirsan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho. Daawo sawirada

 

bandhig%209.jpg

 

bandhig%2013.jpg

 

bandhig%2015.jpg

 

Ciidamadan boqolaalka ah oo maanta lagu soo bandhigay Xerada Maslax ee gudaha magaalada Muqdisho ayaa dhawaan tabababar kusoo dhamaystay qaybo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya, waxana qaybo ka mid ah loo qaaday gobolada halka qaybtan oo loogu talo galay jihaadka ka socda Magaalada Muqdisho maanta ay dhoola tus ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho.

 

Ciidamadan oo sida sawirkooda idiinka muuqda si aad ah loo tababaray isla markaana ku hubaysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta ka farxiyay dadka Muslimiinta ah ee indhahooda ku arkay ciidamadaasi oo si geesinimo leh usoo bandhigaya wixii la baray.

 

Nasiib daro they keep fighting and sending thousands of brainwashed youth and civilains in Mogadishu to their death without any tangible success and worse they are doing it in the holy month of Ramadan where it is "a grave offense 2:217" to start fighting.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Innaa Lillaah! great offense waxaa ah

وَأَنْ تَقُولُوا عَلَى اللَّهِ مَا لا تَعْلَمُونَ 7:33 : saying things about Allah of which ye have no knowledge.

Dagaalka beder bil ramadaan baa la qaaday!, intaad PIS dulmi & indho la'aan ku taageereysid, tan oo kale inaad garan weydo maaheyn!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Badr was sanctioned by the Almighty after 13 years of killing and prosecution and expulsion from Makkah. It is quite different from what is happening in Mogadishu where the khawarij alshabaab are fighting their own leader Sharif because he is now the President of TFG. You are happy for the senseless killing because you are not there to witness it. You and your shabaab heros have no conscience - "damiir" left to let the people do their fasting in peace at least for the month of Ramadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin.

 

Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin.

 

Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen.

Why do Koonfurions always get enthusiastic when talking about explosions, killings, beheadings and all this other bloody stuff.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin.

 

Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen.

Wallaahey Fuley waxaa kuwa si aan kala sooc laheyn umada ku leynaya hubka artillery

 

Alshabaab Ak47 ayeey AMISOM ku ceyrsanayaan, ayagoo lagu garacaayo PMka. Marka weydii TFGda waxey boqolalka Tangi ee dhooban madaxtoyooda ugu qabsan la'yihiin caasimada hadii Shabaabka fuley yihiin.

 

Illeen habar lagdin la fududaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Member-sol-:

quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin.

 

Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen.

Wallaahey Fuley waxaa kuwa si aan kala sooc laheyn umada ku leynaya hubka artillery

 

Alshabaab Ak47 ayeey AMISOM ku ceyrsanayaan, ayagoo lagu garacaayo PMka. Marka weydii TFGda waxey boqolalka Tangi ee dhooban madaxtoyooda ugu qabsan la'yihiin caasimada hadii Shabaabka fuley yihiin.

 

Illeen habar lagdin la fududaa
Waala yaqaan, adiga iyo aniga iyo dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed wey ogyihiin dadka ugu fuleysan afkooda iyo foolkooda fuleynimo u duubtay. Taas isweydiin maleh. Waxa isweydiin leh, what do you call AK47?

 

Are these what you call AK47s?

 

shab8.jpg

 

shab1.jpg

 

shab3.jpg

 

13458658_21n.jpg

 

shebab+somalia+fighters+reuters.JPG?MOD=

 

Haddee qabsasho wax tahayna, ciidamo Ugaanda iyo Burundi dhul fog ka yimid, oo kumanaan yar ah ayee ka bixin la yihiin a few kilometres in Xamar for how many years? Waana fuleynimo, dadka waxba galabsan ee Soomaaliyeed bas ka adagyihiin foolalkooda usoo duubtaan, iskuna qarxiyaan, qoortana ka gooyaan, gacmaha iyo lugahana ha sheegin. Fuleyiin waa isyaqaanaan. Fuley ka koow waa iyaga.

 

And in those last pictures' missile launchers or artilleries dadka ay ku dhacaan mostly waala ogyahay, it certainly ain't AMISOM's ciidan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this