Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab: Dhoollatus millitary (pics)

Recommended Posts

Maaddeey   

Boqolaal ka tirsan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho. Daawo sawirada

 

bandhig%209.jpg

 

bandhig%2013.jpg

 

bandhig%2015.jpg

 

Ciidamadan boqolaalka ah oo maanta lagu soo bandhigay Xerada Maslax ee gudaha magaalada Muqdisho ayaa dhawaan tabababar kusoo dhamaystay qaybo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya, waxana qaybo ka mid ah loo qaaday gobolada halka qaybtan oo loogu talo galay jihaadka ka socda Magaalada Muqdisho maanta ay dhoola tus ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho.

 

Ciidamadan oo sida sawirkooda idiinka muuqda si aad ah loo tababaray isla markaana ku hubaysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta ka farxiyay dadka Muslimiinta ah ee indhahooda ku arkay ciidamadaasi oo si geesinimo leh usoo bandhigaya wixii la baray.

 

http://alkataaib.ws/news/092010/092010_10.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Che -Guevara:

Al-Shabaab needs change in strategy!

Yes, stop killing innocent people and other crimes against humanity, put down the guns, start picking up books and rebuild their country!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^No one in the right mind promotes. Apart from Xamar, all other places they control is peaceful. You might disagree with their administrations in those provinces.

 

They need different strategy in Xamar.They should learn from their forces and be pragmatic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo u gacan haatisay Maleeshiyaadka DKMG ah ee ku jabay dagaalada.

Monday, 06 September 2010 09:49 Maamulka Memo

 

Xilli ay dagaallo culus ka socdaan magaalada Muqdisho ayay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin u gacan haatisay Maleeshiyaadka DKMG ah ee maalin walba lagu gumaadayo Muqdisho.

 

 

 

 

Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Maxamuud Raage Cali Dheere oo shir Jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay Cafinayaan Maleeshiyaadka DKMG ah hadii ay alle u Towbad keenaan oo ay kasoo laabtaan la shaqaynta Cadawga alle iyo kan Umadda Soomaalida ah dhibay.

 

 

Sheekh Cali Dheere ayaa carrabka ku dhiftay in u jeedka Mujaahidiinta uusan ahayn in ay wax dilaan balse uu yahay in dadka oo dhan ay dhintaan iyagoo Muslimiin ah oo ku dhaqmaya shareecada Islaamka.

 

 

"kuwa Murtadiinta ah ee cadawga la shaqeeya waxaan ugu baaqaynaa in ay alle u Towbad keenaan oo ay dhanka shacabka iyo Mujaahidiinta soo maraan, cadawga shisheeyaha ah waa jabay inta aysan goori goor noqon kasoo baxay waxaad ku jirtaan"ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

 

 

Baaqan waanada ah ee kasoo yeeray Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa kusoo aadaya xilli Xoogaga Islaamiyiinta ah ay khasaara dhabarka u saariyiin ciidanka Shisheeye iyo Maleeshiyaadka DKMG ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

Al-Shabaab needs change in strategy!

That would be wise counsel, Che, if only Al Shabab held Somalia's interests at heart, like you do. Time and again those ferocious hell-hounds have proven their true intent is to NOT pacify the country and run it justly, and time and again we've witnessed that they don't give a hoot about Somalia from the way they torment the average Somali on the streets. Al Shabab, sir, is an Al Qaeda proxy run and financed by Arab foreigners, hell bent on using Somalia to sort out their beef with the west, whilst living lavishly in their Shangri-La deserts in Dubai, Doha, Riyadh and Kuwait city.

 

Don't get me wrong here...I'm NOT saying the TFG is any better: After-all, they're worse than Al Shabab when it comes to being run, financed and protected on the ground by foreigners; even so, the difference with the TFG is that they do not have an unapologetic policy of deliberately targeting innocent Somalis when it can be avoided. This is why, in this particular case, the TFG is the lesser of two evils here. But in any case; for the average Somali, it is, "Damned if you do and damned if you don't"-- which basically means, either way: WE ARE SCREWED as a people and as a country! Marka, May Allah(SWT) bless us with a 3rd political alternative that will promote peace and justice in Somalia. Ameen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by
Mr. Somalia
:

WE ARE SCREWED as a people and as a country! Marka, May Allah(SWT) bless us with 3rd political alternative that will promote peace and justice in Somalia. Ameen.

Joogso ninkii laga waayo, jiifso aa laga helaa. Galgala jiif macaan....Ameenteena. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr.Somalia..In politics as in war, one shouldn't box himself into a corner or follow a narrow political path. There needs enough space to maneuver in order to change course shall reality calls for different approach. Reasons extreme nationalist fail is cuz of narrow goals and vision.

 

Al-Shabaab should be pragmatic and change strategy while they still have the military power (by Somali standard) and the financial resources. If the war drags on and their purported goals are not reached within acceptable time frame, they risk joining the ranks of the warlords, transitional "governments, tribal movements and be another discredited Somali movements.

 

Somalia needs people with forward thinking who are able to lay the groundwork for institution building. People with popular message that lacks constitutional and institutional capacity are bound to fail.

 

I think there needs to be sober assessment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ferguson:

quote:

Originally posted by
Mr. Somalia
:

WE ARE SCREWED as a people and as a country! Marka, May Allah(SWT) bless us with 3rd political alternative that will promote peace and justice in Somalia. Ameen.

Joogso ninkii laga waayo, jiifso aa laga helaa. Galgala jiif macaan....Ameenteena.
smile.gifWar ninyahow caanoboorahaaga iska qaso, waayo ninkii tiisa daryeela mid kaleeto daneyee...arimaha Galgala mid caanaboore sugaysa ma aha, ee jabhad ku sheega Juxa orod midee! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Mr. Somalia:

quote:Originally posted by Ferguson:

quote:

Originally posted by
Mr. Somalia:

WE ARE SCREWED as a people and as a country! Marka, May Allah(SWT) bless us with 3rd political alternative that will promote peace and justice in Somalia. Ameen.

Joogso ninkii laga waayo, jiifso aa laga helaa. Galgala jiif macaan....Ameenteena.
smile.gif
War ninyahow caanoboorahaaga iska qaso, waayo ninkii tiisa daryeela mid kaleeto danayee...arimaha Galgala mid caanaboore sugaysa ma aha, ee jabhad ku sheega Juxa orod midee!
:D
desert boy, adna nuclear toxin iska walaaqo. smile.gif Qanjidho xanuunka waxad ka qaaday drinking the deadly toxins violently. Besides, the third part you want to see could be pure caano geel wadayaal aka jwxo. Just keep praying till you see a free Godey becoming a model city for your puppet leaders, instead of Adis.

 

Pray regularly, when you take deadly toxins from ears too. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

War Godeyda aad sheegaysid soo dargadihii xumaa ma aha? :D Hadaad wax xoreynaysiin, dhaaxuu axmaarka dhabarkiina saarnaa. Maantana sidii iyo si ka daran yuu idinku hayaa, marka dhaanto laboodo iyo lugo boor looyeelo iyo Aake xaawaley loo dhiibo-- markuu ragiini wax tari waayey-- wax ma xoreeyee...bal marka hor midaada marree, hadii kale caanabooraha shaaha lagu cadayn... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saddiiq   

The situation on the ground seems to be such that the TFG and Sharif only grow more and more unpopular each passing day. Every time their protectors shell the market to punish civilians for not fighting al shabaab. Every time they hear the president is touring foreign countries on his magic carpet, while his palace is used to slaughter his own kin. At the beginning many people really didn't see a difference, other than the fact that Sharif left the country when it was invaded. They were willing to look past that.

 

But now they are understanding that a gov't is not about 1 man. The fact that Sharif surrounded himself with the worst of human beings said a lot about his gov't, although the people didn't understand that at the time. But now they see it every time they get robbed at a checkpoint. Or shelled indiscriminately without a word of condemnation. Imagine people in Moqdisho to this day resent America for their military actions in Moqdisho 15 years ago. So imagine what they think about Abdullahi Yusuf, Sharif, Uganda, Burundi. Many people judge whats going on in Somalia through the diaspora.

 

The diaspora is filled with hypocritical, ignorant clan cheerleaders, who would never go live in their country even if their favourite tribal warlord took over.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dirgadaha waxaa ku xiga daaro dhaadher, desert boy. Sida kuwiini gunta ahaa Alshabab iyo cadaw aad is haysaan idin ka gadi mayno. Dhal badan oo cida ahna sunta nuclearka waa looga nuugi. Webi nadiif ahna waa loogu dhaqi markay dhulkii raxmada yimaadaan. smile.gif Godey waa xor maanta, sxb. Wararka isa soo taraya oo maanta ka yimi waanu ku diirsanay. Gaalo jabtay, oo dabaqoodhina jab. Jwxo meelaha ay ku ciidi doonto....Fox news ka fiirso.

 

 

Originally posted by
Mr. Somalia
:

Maantana sidii iyo si ka daran yuu idinku hayaa,

Xageed iskooga reebtay? smile.gif

 

Sowka adeerka Faroole sii ordi uun. Sowkan Ina sharmaake adoontu ku haysato xamar. Adeero yeey sowta carabtu ku hayso Yemen, maad is ilowday?

 

just don't forget to Pray that jwxo flexes its muscles as for xaqul ciid, from godey to galgala. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this