Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab: Dhoollatus millitary (pics)

Recommended Posts

Maaddeey   

^ :D ishaad ka tuurtay, but how dare you call them DACAS! waxaa la sheegay in mohamed Dheere uu ka qayliyey kabahaan: muqaawamadu baabuur 4WD ah & kabo 4WD ay isticmaalaan oon bacaad celineynin!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@jangeri ma talyani baa? - you wouldn't have said that if you were proper reer burco - instead of being a casiir drinking Arab.

this is a jangeri shoes > 32.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@jangeri ma talyani baa? - you wouldn't have said that if you were proper reer burco - instead of being a casiir drinking Arab. :D

this is a jangeri shoes > 32.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

The two boys using the machine to fire the rockets above look like Ciyaalka Xaafada.

 

What's going on, have Alshabaab started recruiting ciyaal macno malihi, this reminds me of the Atom's picture posted by Duke :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ They're 'undercover'. They fire that thing then put their hands in their pockets and walk away whistling the Somali anthem. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Jacaylbaro:

Now i know Bakaaraha is also shelled by the Alshabaab ,,,,,

 

shebab+somalia+fighters+reuters.JPG?MOD=

Caqli xumidaa ninyow!, ma in qori madfac laga rido karo ay haystaan uun baad ku ogaatay?

 

Maamulka Gobolka Banaadir ee DKMG oo sheegay in AMISOM ay kala haldeen duqeynta Muqdisho

 

Arbaco, September 08, 2010 (HOL) − Guddoomiyaha gobolka Banaadir ee DKMG ah Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan) oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay
in AMSIOM ay kala haldeen duqeynta ay u geystaan Muqdisho
xilliyada ay dagaalladu dhacaan.

 

Mudane Tarzan, ayaa hadalkan sheegay kaddib markii talaadadii shalay uu kulan kula qaatay Muqdisho imaamyada masaajidda, kuwaasoo uu kala hadlay sidii ay loo wacyi-gelin lahaa shacabka ku nool gobolka Banaadir.

 

"Kulanka aan la yeelannay imaamyada wuxuu ahaa sidii dadka Muqdisho loogu wacyigelin lahaa inay ammaanka ka shaqeeyaan ayna iska difaacaan wax walba oo dhibaato ku ah noloshooda," ayuu yiri guddoomiyuhu.

 

Tarzan, wuxuu sheegay in maamulkiisa uu aad uga xun yahay madaafiicda lagu duqeeyo Muqdisho xilliyada ay dagaalladu socdaan, kuwaasoo ay khasaaraha ugu badan kasoo gaarto dadka shacabka ah,
ayna
AMISOM
u sheegeen inay duqeynta joojiso.

 

Magaallada Muqdisho ayaa waxaa madaafiic culus isku weydaarsada Dowladda KMG ah oo gacan ka helaya AMISOM iyo Xarrakatul Shabaab, kuwaasoo sababa geerida iyo dhaawaca dadka rayidka ah, iyadoo UNCHR ay sheegtay in 230-qof ay ku dhinteen dagaalladii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhaca ayna ku dhaawacmeen 400-qof.

 

Ugu dambeyn guddoomiyuhu wuxuu beeniyay war ay saxaafadda qaarkeed baahisay oo ahaa inuu ganacsatada suuqa Bakaaraha ugu baaqay inay kasoo guuraan suuqaas ayna soo dagaan suuqyada ku yaalla degmooyinka ay dowladdu maamusho.

 

Guddoomiyuhu, wuxuu hadalkaas ku tilmaamay been, wuxuuna sheegay inuu isagu yiri oo keliya in ganacsatada ay joojiyaan dhaqaalaha laga qaado, kuwaasoo loo adeegsado hurinta colaadaha ka taagan Muqdisho.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this