Sign in to follow this  
General Duke

Hiiraan online flaters Sharif Hotel, how many districts does he run?

Recommended Posts

Dowladda Soomaaliya oo uu xukunkeeda ku soo koobmayo Degmooyin yar oo ka tirsan G/Banaadir (Degmooyinka ay gacanta ku heyso, kuwa lagala wareegay iyo kuwa gacan-ku-heyntooda lala wadaago)

 

Jimco, July 03, 2009(HOL): Dowladda Soomaaliya ayaa xukunkeeda wuxuu ku soo koobmayaa degmooyin yar oo ka tirsan 16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir, iyadoo ay jiraan degmooyin ay gacan-ku-heyntooda la wadaagto xoogagga dagaalka kala soo horjeeda iyo kuwo lagala wareegay.

 

Degmooyinka ay Dowladda sida buuxda gacanta ugu heyso:

 

Shangaani

Xamarweyne

Xamar Jajab

Boondheere

Wadajir

Dharkeenley

 

Degmooyinka lala wadaago gacan-ku-heyntooda

 

Wardhiigley

Hodan

Waaberi

Howl-wadaag

Shibis

C/Casiis

 

Degmooyinka gacan-ku-heyntooda lagala wareegay

 

Huriwaa

Dayniile

Yaaqshiid

Kaaraan

 

Degmooyinkan dambe ayaa intooda badan waxay gacan-ku-heynta Dowladda ka baxeen wixii ka dambeeyay markii ay bilowdeen dagaallada labada bilood ka badan ka socda Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo aan ilaa iyo haatan la ogeyn xiliga ay soo af-jarmayaan.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Do you know which district the Madaxtooyada is in ?

mmmumm let meguess Duke, is it in max'ud Heybe area :D

 

This reminds me, I heard once there was a s'lander who came to Holland asking for assylum, he said he was from wartorn xamar, then the interviewee who had a good knowledge of Muqdisho asked the interprator to ask the man, Where does river Shabelle cross in Mugadishu? the poor guy did not hesitate to say, It crosses in the middle of the city :D , and he lost his case.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by MoonLight1:

quote: Do you know which district the Madaxtooyada is in ?

mmmumm let meguess Duke, is it in max'ud Heybe area
:D

 

This reminds me, I heard once there was a s'lander who came to Holland asking for assylum, he said he was from wartorn xamar, then the interviewee who had a good knowledge of Muqdisho asked the interprator to ask the man, Where does river Shabelle cross in Mugadishu? the poor guy did not hesitate to say, It crosses in the middle of the city
:D
, and he lost his case.

 

lol...
has Duke ever been to Xamar horta?...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^He most probably came to Xamar in 1991, with the majority of his clansmen, in order to act as crucial 'operatives' in Aydeed's ugly war.

 

Most probably it is, Abwaan is from the countryside and came to Xamar as 'liberator' and as a 'gunner' for Aydeed's USC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

1991...xaal ha qaadato...Aw Muuse Ismaciil(Duke's other nicks uu iskugu camirro)...lol dantii xitaa waxay nagu khasabtay inaan magacyadiisii beenta ahaa u jawaabno...what about haddii aan joogey before you were even born...lol...country side...I wish I was...you think inaan ka carari lahaa if I was...waan ku faani lahaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by General Duke:

^^^When did you come to Xamar? 1992 or dont tell me you was born there like Aydeed and IndAcade.
:D

lol...Car haka jawaabo su'aashayda...rememb er shaadaligaa karin jirtey early 90s... ma isku dhuumanaynaa? aniga marba durbaan ii qaado...by the way what happen buuggii aa adeer ka qoreysey? Khaddii miyaa dhammaatay? Meaning beentii la qori lahaa?!!!!!!!!!!!!!! !!!!!!!!!!! Indho adakaa...ninka meel la soo istaagey oday dad laayey baan buug ka qorayaa!!!!!!!!!!!!! !!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Aw Muuse Ismaciil:

^He most probably came to Xamar in 1991, with the majority of his clansmen, in order to act as crucial 'operatives' in Aydeed's ugly war.

 

Most probably it is, Abwaan is from the countryside and came to Xamar as 'liberator' and as a 'gunner' for Aydeed's USC.

looool. Thats so funny, poor ABWAN is having a hard time, he sees the Duke everywhere. :D ABWAN thanks but I am not as creative a designer as AW MUSE. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Red Sea:

Duke,

 

Afisioni(sp)???

 

Isn't that where villa somali is located?

The guy knows about Xamar as much as you do know about that city. :D

 

Filla Soomaaliya waxee ku taalaa degmada Wardhiigley, una dhowdahay degmada Howlwadaag, I think. Xaafadda Afisiyoonina waxee ka tirsantahay degmada Waaberi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this