Sign in to follow this  
BN

Iskuul Cusub Maanta Laga Furay Magaalada Laascaanood

Recommended Posts

BN   

Iskuul Cusub Maanta Laga Furay Magaalada Laascaanood

 

 

- Sunday, March 07, 2004 at 11:24

 

 

Laascaanood (Radiolascaanood)- Waxaa maanta laga furay magaalada Laascaanood iskuul cusub oo manhajkiisu yahay ingiriisi.

 

Iskuulkan ayaa ah kii ugu horeye Ee Noocan oo kale ah Oo laga furo magaalada xaflada furitaanka ayaa lagu qabtay xanurta iskulka oo ku taala Koonfurta Magaalada,waxaana ka soo qayb galay Isimo waxgar iyo waalidiinta ardayda wax ka barandoonta iskuulkan, Iskuulkan oo lugu magacabo( Gat way)

 

Ugu horayntii waxaa furitaanka xaflada ka hadlay maamule ku xigeenka Iskuulka (Gat way) Daa'uud Bisinle wuxuuna ka hadalay baahiida loo aasaasaay.wuxuuna yidhi iskuulkan waxa loo aasaasaay kadib markay dhacday in dadka caruurtoodu waxku baratey luuqadaha Ingiriisiga ee ka yimaada dibadaha ama gobaalada kale in aysan helin iskuul ay caruurtooda ku daraan oo manhajkiisu yahay ingiriisi taasi oo usahlaysa in ardaydu luuqada ingiriiska si wanaagsan wax ugu barto.

 

Waxaa kaloo uu ka war bixiyey manhajka iskuulka iyo maadooyinka lagu baran doono waxaana kamid ah ayu yiri Daa'uud .

 

english

saynis

tarbiyda

xisaab

carabi

maado Compeyutar ah iyo dhaqaalaha.

 

Waxa kale oo uu sheegay in lo kala qaybiyey labo qaybood galin hore iyo mid danbe waxayna kal yihiin mid loogu tala galay caruurta dadoodu yartahay iyo dhalinta isku diyaarinaysa dugsiga sare oo lasiin doono koorsooyin wanaagsan.

 

Waxaa ka dibna hadalkii lasiiye dadkii kasoo qayb galay furitaanka Dugsigan cusub waxaan kamid ahaa Axmed Cabdi Timir, Sabeebaan X.Ciise Gadle, Xasan Cawad, Xaliimo Xasan Basaas (Ugaaso)dhamaantoodna waxay ka hadleen bahiida Looqabay iskuul noocan oo kale ah.

Iyagoo sheegay in ay soo dhawaynayaan Kuna farax san yihiin,

 

Ugu danbayntiina waxaa halkaa ka hadlay Suldaan Siciid Cali waxaanu Suldaan ku sheegay in loo baahnaa iskuul noocan oo kale ah, in kastoo ay horay Dugsiyo uga jireen ayuu yiri magaalada hadan maysan ahayn kuwo manhajkoodu yahay Ingiirisi, waxaanu ugu baaqay maamulka Iskuulkan in looga bahan yahay wax barasho wanaagsan meelkasta ha ka keeneen macalimiinta ayuu yiri suldaan siciid.

 

Macalimiinta Iskuulkan dhigi Doonta yaa waxa badankooda laga keenay dalka Kenya ,oo ay wax ku soo barteen.

 

Radio Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Laascaanood: Xaflad lagu furayey dusgi cusub oo ka duwan kuwii hore uga furnaa magaaladaLaascaanood

 

 

Xaflad ba;aadhan oo lagu qabtay xarunta dugsigani oo lagu magcaabo Gate awey kaasi oo ah dugsi hoose dhexe oo lagu qaadanayo manhajka dalka Kenya.

 

Furitaankii dugsigaasi oo uu ka hadlay Maamulaha iskuulka Daa`uud Bisinle ayaa warbixin ka bixiyey qaabka uu iskuulkani wax u dhigayo, taasi oo uu ku tilmaamay inay tahay mid si aad ah looga soo sheqeeyey.

 

Daa`uud waxa uu sheegay in iskuulkani oo ku bixi doona luqadda Englishka ay xidhiidh la leeyihiin daladda macaliimiinta ee xaruntoodu ay tahay magaalada Muqdisho kuwaasi oo sharaxaadooda ku dheeraaday, isagoo xusay in ay daladani waxbarsho uga raadiyaan ardada ka baxda iskuuladooda dalalka debeda.

 

Daa`uud waxa uu tusaale u soo qaatay inay daladani ay sanadkii tegey ay 250 arday ay waxbarasho uga heleen dalka Suudaan.

 

Dugsigani oo bixinaya waxbarashooyin ay ka mid yihiin Ganacsiga iyo kobcinta garaadka dhalinta ay seegtay waxbarashadu ayaa si aad ah waxaa u camiray dad aad u tiro badan, taasi oo keentay inay maamulka iskuulku ka cawdaan baaxadda guriga ay hada degan yihiin oo ah mid kiro ah.

 

Xafladan ayaa waxa kaloo ka hadlay Axmed Cabdi Timir oo ka socdey hay`adda SSHDA waxaanu sheegay in mar hore loo baahnaa in iskuulkani oo kale laga furo magaalada.

 

Suldaan Siciid Cismaan Cali oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu Magaaladda Wardheer ka keenay caruur uu dhalay si uu dugsigani ugu daro.

 

Dadka ku nool magaaladda Laascaanood oo lagu qiyaaso 80,000 oo qof ayaa inta waxbarshada u baahan uu Daa`uud Bisinle ku sheegay inay yihiin 30,000 halka ay wax ka dhigtaan wax ka yar 4%

 

 

Faysal Jaamac

Buuhoodle.net laascaanood, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Buugaag loo Qaybiyay Dugsiga Hoose/Dhaxe ee Golkhaatumo iyo Maktabada (Shared Public Library) ee Laascaanood

 

 

Laascaanood(Shabakada Warbaahinta SSC)- Hay'ada African Educantional Trust oo iyadu ah Hay'ad Afrikaan ah oo dhinaca wax barashada ka caawisa dawlada Afrikaanka ah ,ayaa waxa ay buugaag ugu deeqday Dugsiga Hoose Dhexe Ee Golkhaatumo Iyo Maktabada Dadweynuhu Buugaagta ku akhristaan ee ku taala Badhtamaha Magaalada Laascaanood.

 

Yuusuf Cali Boodhle oo isagu ka socday Hay'adan ayaa waxa uu sheegay in ay boogaagtan ugu talo galeen in ay Ardayda gobolku ka faa'iidaystaan iyo dadweynuhuba, wuxuuna intaasi ku daray in ay dugsiyada Gobolka oo dhan ka furi doonaan Maktabado kuwan oo kale ah, wuxuuna sheegay in ay buugaagtani isugu jiraan luqadaha Ingiriisida iyo Soomaaliga, kuwa Af-Soomaaliguna ay u badan yihiin kuwo ka hadlay dhawrista deegaanka iyo ka Hortaga xaalufinta.

 

Yuusuf Boodhle oo isagu sheegay in uu mas'uul hay'ada uga yahay gobolada Sool, Sanaag Iyo Cayn ayaa sheegay in aanay hay'adani wax Siyaasad ah shaqo ku lahayn.

 

Maamulaha Dugsiga Golkhaatumo Kayse Cawil Ladane ayaa isaguna sheegay in ay library-gani faa'iido weyn ugu fadhiyo ardayda u gudbaya mustaqbalka Dugsiga Sare, wuxuuna sheegay manhajka oo nagu cidhiidhiya in aanu ka Faa'iidaysan doono Buugaagtan, iyada oo ay tahay ayuu yidhi maktabadii ugu horaysay ee dugsi ku yaala magaalada Laascaanood laga furo, ardayduna ay aad ugu farxeen.

 

Waxa kale oo magtadaba Dadweynuhu buugta ka dheegtaan ee ku taala badhtamaha magaalada iyada la gudoonsiiyey buugaag isugu jirta luqadaha Ingiliishta iyo Soomaaliga , halkaas oo ay ku guddoomeen mas'uuliyiinta maktabadaasi, oo iyadu ah mid ay gacanta ku hayaan Hay'ada SSHDA, oo iyadu ah Hay'ad Taakulaysa waxbarashada deegaanka.

 

Dadweynaha Magaalada ayaa iyaguna Soo dhaweeyey buugaagtan oo ay sheegeen in ay ka faa'iidaysan doonaan iyaga oo tilmaaya in ay farxad weyntahay sida ay dadku u soo fahmayaan faa'iidada ay leeyihiin maktabaduhu, ama library-liyadu.

 

 

Shabakada Warbaahinta SOOL, Sanaag Iyo Cayn.

Laascaanood, Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Great news Brother Bari_Nomad . Las Anodcity is fastest growing cityin puntland , KEEP ON MOVING L.A AND PUNTLAND AS WHOLE .

 

Bari , thanxs for informing us whats going on in L.A, keep it up bro. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nasir   

How much do you got paid to write this b.s

puntland wants fight to broke out in las canod so every one who lives there dies and no building is left standing. So tell me who opened this building of so called school and is it a bullet proof, because no one is dumb enough to open new school so it can be blown up and no mother is dumb enough to let her kids out of the house when puntland malatia would rape any kid that goes outside...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

Great news, mashallah.

 

Nasir, brother you are the example of what I believe Somalilanders are facing today. You see, to be a Somalilander does not mean that one has to be anti-Somalia. At the end of the day we are Muslims and the success of any Muslims whether Somalis, Europeans or Mongolians should be regarded by you as your success. We as Muslims should support others in that which is khayr not try to demonise everything.

 

And anyway, didn’t you say that you guys wish to be left alone and non-Somalilanders should not meddle in somaliland affairs, I believe the same can apply to those from Somalia. I disagree with this concept to an extent, but don’t be applying double standards, play by the rules you wish for others to play by.

 

Have a nice day!

Share this post


Link to post
Share on other sites

masha Allah

first great new from this troubled lands. i belief if both sides of the arguement use every penny not for their armies but to build sool and sanaag then it will be the greatest success story ever in the horn of Africa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Guraad,

Yes, it is good to see the people moving ahead and developing their regions. They are far ahead of much of Somalia. I will try to post any other stories I come across from the region.

 

 

Nasir,

You are a joke. Not even worth answering.

 

Rahima,

You are being far too nice to this guy and his disgusting lies, hatemongering and tribalist attitudes.

 

 

Sooyaal,

The people of the region needed peace and security to be able to develop,--not two competing administrations as was the case prior. The people of the region have moved forward--along with the rest of Puntland.

 

BN

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Originally posted by Nasir:

and no mother is dumb enough to let her kids out of the house when puntland malatia would rape any kid that goes outside...

This is not an offence and should remain un-deleted, congratulation SOL, inaad mar hore noo sheegtaan bay ahayd in meesha uu qofkaani u taliyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Originally posted by sahal:

quote:

Originally posted by Nasir:

and no mother is dumb enough to let her kids out of the house when puntland malatia would rape any kid that goes outside...

This is not an offence and should remain un-deleted
Sahal,

 

How is that not an offense? I hope the admins take action against this kid.

 

 

Nasir,

 

Seriously, are you taking any medication right now? Should you be ? Are you allowed to be near machinery/equipment, such as computers?

 

 

BN

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Nasir , your real hater , you are mad couse L.A are goinga head . you are calling our mothers dumb and people who take care of SOL are not doing any thing about this offence , isn,t this doublestandard ?.

 

Nasir , the one who want war to satrt is dahir riyal , but i am telling him that if he do so hargeysa and borcu will not sleep in peace . the war will turn ugly tribal war and we know who will lose , and dahir riyal knows that .

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Bari and Guraad, you misdunderstand my purpose, read the whole sentence b4 your coclussion. i was talking to the Admin, and I congratulated them because they're not deleting such offences and deleting or banning if we speak out. So, I was showing them an offence but it seems Nasir is one of them :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

I urge the moderators to take the appropriate action against this boy Nasir. You have bounced Jaamac Bootaan for he had breached the rules of the forum. This man is doing graver things than that. I assume there will be an action taken against this man or a sea of ........... will unfold.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nasir   

You all must be joking I have not made any insult comment, I gave out my opinion on the puntland malatia who are rutlessly killing and raping the people in las canod, the same people that they are claiming. So for all of you to whine and cry about that comment is absurd. Admins are not blind they can see have not done anything wrong, and I will not be kicked out because you are all cheering for me to kick out. Truth hurts no wonder you are hating.

 

 

p.s I am always geting from puntlanders this question " what is somaliland waiting for are they scared why don't they come and get las canod if they can do it? hmmmm don't that really make you wonder about who really want las canod destroyed..

 

maca salama

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

May be you shouldn't call Nasir to be thrown out, but ask him an evidence of his claims. All Somali people would want to know any killing and rape subjected to LA Women and innocent civilians. If such claims prove to be a propaganda then Admins should look into if he has broken any law of the site. In my books such claims cannot be a joke, it is a grave allegation that can be offensive to people concerned.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this