Sign in to follow this  
Nationalist

SOMALI PRESIDENTIAL ELECTIONS LIVE ON TV!

Recommended Posts

TN oo si toos (Live) ah u soo gudbindoonta Doorashada Madaxweyninimada ee Soomaaliya

 

stn4.gif

 

Oktoobar 09, 2004 (HOL) - Sharikadda Telefeshinka ee loo yaqaan Somali Televsion Network (STN) ayaa ku ballanqaaday in ay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool dibadda ay si toos ah (Live) uga daawankaraan doorashada la filayo in dhacdo maalinta Axad bishuna tahay 10ka Oktoobar ee Sannadka 2004.

 

Guddoomiyaha Shirakadda STN ee Waqooyiga America Mr. Tanaad Xersi Ismaaciil oo ay Hiiraan Online ka warsatay arrintaan ayaa noo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay horumarka ay ku talaabsatay sharikadda STN oo u sahashay dadweynaha Soomaaliyeed in ay kala socon karaan doorashada Madaxweyninimada ee Soomaaliya.

 

"Waa markii ugu horeysay taariikhda Afrika ee doorasho si toos ah looga wada daawado adduunka oo dhan" ayuu yiri Tanaad Xeris. "Waxaana mahadda iska leh" ayuu yiri "dhammaan maamulka iyo shaqaalaha STN oo suuragaliyey arrintaan taariikhda leh".

 

Waxay sidoo kale ay STN si toos ah u soo tabindoonaa Caleemasaarka Madaxweynaha Cusub ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

 

Ciddii dooneysa faahfaahin dheeraad ee la xiriirto Televisionka STN,

 

[ October 09, 2004, 03:10 PM: Message edited by: Admin ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Thanks for the link libaax and nationalist.

 

me didn't know these candidates had to sign an "acceptance" declaration before the vote starts. lol

 

I, MOBB_DEEP, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER THAT IS ELECTED. lol

 

ya'all should do the same na'mean. loool.

 

Smith, Xarago, Nugaali, Bari, JB, Nationalist, Rahima, HornAfrique, Liqaye(Mr.Ceelbuur), the late deceased Otali(he only exists in spirit:D), ya'all make the pledge and promise the same thang na'mean.

 

Caddow is doing very well, but don't forget inayeey has been known to be the COME-BACK-KID na'mean. loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
mojam   

You all crack me up. I too will accept whoever is elected UNLESS it is that Mr. Yusuf.

 

I saw STN today when Abdiqasim was giving his speech. Is he a candidate? This guy seems to have good intentions for Somalia. I have always been a fan of his. I would definately vote for him.

 

PS the presidential elections can be seen world-wide from Australia to N-America.

 

It will start at 12Noon local time in Nairobi. Thus, 11 Am in the UK and 6Am in Canada/us.

 

The channel STN comes on BTV1 in north america. it shares the channel with a Croatian channel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Is it possible for European viewers to watch SDN? Are there other radiostations/TV that is reporting live?

 

LST, I am listning to Radio Daljire. Ninka wariyaha Daljir muxuu la suuroonayaa? smile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Mojam,

Which sat dish/receiver are you using to receive BTV1 in N. America? What was the total cost? Is there a subscription for STN or is it still a free trial?

 

And lest I forget; I, Bari_Nomad, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER IS ELECTED ON SUNDAY 10/10/2004. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

For European viewers:

 

Wadamada Yurub oo si toos ah caaw u fiirsaday banaamishka TV STN oo laga soo tabinaayo Nairobi

Nairobi

 

TV STN oo ku guleystay in uu ka qanciyo Soomalida qurbaha ku nool in ay si toos ah kala socdaan shirka dib u heshiinta soomalida ee ka socda magaalada Nairobi kaa soo bari subax si toos ah looga daawan doona TV STNka doorashada madaxweynaha wadanka xukumi doona shanta sano ee soo socota

 

Waxaa caawa si toos ah looga daawada barnaamishkeedii tijaabada ahaa kasoo si toos ah looga daawanaayey caawa shanta qaradood ee Aduunka,

 

 

Waxaa dadweynaha Soomaaliyeed la ogeysiinayaa in telefeyshinka Soomaaliyeed ee caalamiga ah ee STN tv, uu si toos ah ugu soo gudbin doono daawadayaashiisa doorashadda Madaxtanimada wadanka Soomaaliya oo lugu wado iney ka dhacdo madasha shirka dib u heshiinta Soomaalida ee dalka Kenya.

 

Hadaba maamulka STN waxey dadweynaha Soomaaliyeed ee qaayaha leh u sheegayaan in telefeyshinka STN ee ay ka heli karaan mowjadahana soo socda.

 

Mahadsannidiin!

 

 

waa kan, detailska

10992 V

tp 124 RR Satellite Communications DVB 27500 - 3/4 1-1

Europe T Viererbe

041007

TVga Magaciisa uu ka soo galaayo waa Occasional ma

magine Sat

1 257 513 Gr

 

Eros Sat 2 258 514 Gr

 

Fashion TV 3 259 515

 

Redlight Ultra Irdeto 4 260 516

(feeds)

Fadlan waxii dheeraad ah kala xariir Maamulka STN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

I, LIQAYE, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER IS ELECTED ON SUNDAY 10/10/2004.

 

Inshallah may this be the beggining of the end.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yeniceri   

I also promise to accept whoever is selected as the new Somali leader on Sunday, Oct 10, 2004. May Allah guide him/her in the truest path. Amin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this