Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Next Step in Sool

Recommended Posts

hadhwanaag 2007-10-22 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Gudoomiyayaasha labada Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo]iyo Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB Maxamed Ismaaciil Bulaale ayaa waxay maanta si wadajir ah u soo saareen qodobo baaq iyo taageero isugu jira oo ay taageero buuxda ku siiyeen guushii ay Ciidamada Qaranka iyo dadweynaha Gobolka Sool ay si wadajira u gaadheen.

 

Sida waxay sadexda Xisbi maanta kaga dhawaaqeen shirjaraa’id oo ay wadajir ugu qabteen Xarunga Guud ee Xisbiga Mucaarid ah ee UCID.

 

Warsaxafadeed qoraal ah oo shirkaa jaraa’id ka akhriyey Xoghayaha Maaliyada ee Xisbiga KULMIYE Cabdirakiin Xinif, oo ay ku Saxeexnaayeen.

 

Gudoomiyayaasha labada Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo],Faysal Cali Waraabe iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga talada haya ee UDUB Maxamed Ismaaciil Bulaale waxa uu u dhignaa sidan:-

 

“Maanta oo ay bishu tahay 22/10/2007, waxaa sadexda xisbi Qaran UCID, UDUB & kulmiye si wada jire ah shir-saxaafadeed oo ay kaga hadleyn Qodobadan hoos ku qoran, oo iskugu jira taageero iyo talo soo jeedin.

 

Taageero:-

1. waxay saddexda xisbi Qaran taageero buuxda siinayaan guusha dad-weynaha Gobolka Sool iyo Ciidanka Qaranku wada jir ahaan u gaadheen, waxaanu si gaar ah u hambalyeynaynaa dadweynaha Reer laascaanood ee ka gilgishay dulmigii iyo cadaadiskii ay ku hayeen maamulka majarteenya iyo imbegaati.

 

Talo soo jeedin:-

1. Sadexda Xisbi Qaran iyo shacbi weynaha Reer Somaliland waxay soo dhaweynayaan dadweynaha Gobolka Sool iyo Bariga Sanaag guulaha ay gaadheen.

 

2. In loo muujiyo dadka deeganka soo dhaweyn iyo in la sameeyo maamul isu dheelli tiran oo dadka deegaanku ay ku qanac-sanyahay.

 

3. In hay’adaha caalamiga ah ee ku sugan JSL ay si degdeg ah ugu gurmadaan dadka barkacay, ugu horeynna ay gaadhsiiyaan gargaarka asaasiga ah.

 

4. Xisbiyada Qaranku waxay u soo jeedinayaaan xukuumadda iyo golayaasha qaranka in la sameeyo abaabul, wacyigelin iyo abuuris gudi Qaran oo taakulayneed.

 

5. Dad-weynaha Reer Somaliland gudaha iyo debadba waxaan ka codsanaynaa in gargaar hiil iyo hooba leh loo fidiyo shacbiga reer sool iyo sanaag bari .

 

6. Waxaa saddexda Xisbi Qaran ugu baaqayaan ummadda Reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan (gudo iyo dibadba)in gurmad dhaqaale oo deg-deg ah ay ku soo taakuleeyaan dib u dhiska iyo hormarinta Gobolka Sool iyo Sanaag Bari ee ay dhibaatadu ku habsatay 5tii sanno ee ugu dambeeyay si ay u soo kabtaan.

 

7. Saddexda Xisbi Qaran waxay ugu baaqayaan aqoonyahanka, waxgaradka iyo Qorbajooga Reer Sool iyo Sanaag Bari inay inala qaybqaataan nabadeynta, dejinta iyo turxaan bixinta deegaamadaas.

 

 

Digniin:-

Cabdilaahi Yusuf Ahmed waxaa Sadexda Xisbi Qaran ee JSL uga digayaan in anay uga dulqaadanayn ku soo xadgudubka xuduudda caalamiga ah ee Somaliland iyo sheegashadiisa deegaammo ka mid ah dalka JSL.”

 

 

Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe-Janaale]

Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

1. Sadexda Xisbi Qaran iyo shacbi weynaha Reer Somaliland waxay soo dhaweynayaan dadweynaha Gobolka Sool iyo Bariga Sanaag guulaha ay gaadheen.

 

2. In loo muujiyo dadka deeganka soo dhaweyn iyo in la sameeyo maamul isu dheelli tiran oo dadka deegaanku ay ku qanac-sanyahay.

 

3. In hay’adaha caalamiga ah ee ku sugan JSL ay si degdeg ah ugu gurmadaan dadka barkacay, ugu horeynna ay gaadhsiiyaan gargaarka asaasiga ah.

 

4. Xisbiyada Qaranku waxay u soo jeedinayaaan xukuumadda iyo golayaasha qaranka in la sameeyo abaabul, wacyigelin iyo abuuris gudi Qaran oo taakulayneed.

 

5. Dad-weynaha Reer Somaliland gudaha iyo debadba waxaan ka codsanaynaa in gargaar hiil iyo hooba leh loo fidiyo shacbiga reer sool iyo sanaag bari .

 

6. Waxaa saddexda Xisbi Qaran ugu baaqayaan ummadda Reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan (gudo iyo dibadba)in gurmad dhaqaale oo deg-deg ah ay ku soo taakuleeyaan dib u dhiska iyo hormarinta Gobolka Sool iyo Sanaag Bari ee ay dhibaatadu ku habsatay 5tii sanno ee ugu dambeeyay si ay u soo kabtaan.

 

7. Saddexda Xisbi Qaran waxay ugu baaqayaan aqoonyahanka, waxgaradka iyo Qorbajooga Reer Sool iyo Sanaag Bari inay inala qaybqaataan nabadeynta, dejinta iyo turxaan bixinta deegaamadaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

fantasy..building castles in the sky...when a real strong Somali leader emerges to put the SNM gang in Hargeisa out of business, guys like you should shy away to use the Somali and Moslem cards to save your A.S.S.Es. I tell you die by your principle and do not change the tune of your arrogancy...It will come soon... :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Are you sure about that? I 'spose you are right. Now that there are some scores to settle, it wouldn't be surprising if the next step is war. How I shudder at the thought of war.

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Faallo Taariikhda ma la hayaa SSC oo ku baxsatay hiil *****?

Warkii 21-Oct-2007 iyo Qormadii: Abdi xuseen

Waxaanan leeyahay waad ku mahadsantihiin hawsha aad u haysaanDadkeena. Waayo waa gole qof kastaa ku soo bandhigo aragtidiisa. Waa gole inoo qaabilsan turxaan reebka iyo bislaynta doodaha dadkeena.

 

 

 

Waxaan u gudbayaa arinkan ku soo kordhay deegaamadii aynu ka soo jeednay! Oo runtii aad moodo in aan weli si mug leh looga doodin ama aan loogu samayn qiimayn dhab ah oo ku fadhida xaqiiqda.

 

Waayo maalin hore oo ay in badan oo ka mid ah dadkeena ay lahaayeen “Laascaano waa la qabsday iyo lama qabsan” ayaan soo ban dhigay aragti odhanaysa macno aniga ii smayn mayso qabsashada magaaladaasi inta arinku sidan yahay! Ee aan la helin xal siyaasi ah oo lagu so af jaro culayskan iyo daruurtan colaadeed ee mudada shanta sano ah dul taagnayd dadkeena iyo deegaankeena.

 

Hadaba maantana waxaan idin leeyahay macno ii samayn mayso cid kastoo qabsatay ama qabsan doonta inta arinku sidan inaga yahauy! [Ninka hadraawi la yidhaahdo ayaa maanso uu leeyahay waxa ku jirtay “weli gumicii meel baydhsan buu gawda ku hayaa! Ee inta maanku gaajaysan yahay guuli waa weli”

 

Waxaa muhiim ah in aynu soo ban dhigno xeel dheerida iyo taariikhda uu deegaankani leeyahay; waa in aynu ka fogaanaa wax kasta oo xanbaarsan caadifad iyo hebelo isu muuqda oo kala riixanaya kuraas aanay cidna ugu danaynayn; waa in aynu ka fekernaa bad-baadada dadkeena iyo deegaankeena; waa in aynu ka fogaano in aynu isu eekaysiino umad diciif ah oo cidi gumaysan karto; waa in aynu noqono umad meel kasta oo ay joogto mudakar ku ah; waa in aynu ka xishoono hadaladan diciifka ah ee xanbaarsan fulaynimada aan lagu aqoon deegamadan ee odhanaysa “ ***** baa ina qabsanaya! Ama ***** ayaa ina difaacaya” waxaan odhan lahaa raga sidaas u fekeraaya please ha naga xumaynina taariikhda! Lamana hayo taariikhda maalin uu deegaankan iyo dadkiisu ku baxsaday hiil *****. Sidoo kale lama hayo meel ***** inagaaga bursaday iyo gole aynu habrasho ku joognay!

 

Mar hadaan ahay umada karaamadaas leh waa maxay habrashada iyo muusanawga ay ka xishoodeen Awoowayaasheen ee aynu manta dadkeena iyo deegaankeenaba u horseedaynaa? Tusaale waxaan idin waydiinayaa Su-aal culus ee bal please jawaabteeda soo ban dhiga; Taariikhda ma la hayaa maalin Dadka dega deegaanka SSC uu ku baxsaday hiil *****? Ma jirtaa maalin aynu ***** ugu qayshanay hiil xataa ******* wayne? Ma jirtaa maalin aan ********** dan mooday oo aan ka helay gacan walaalnimo? Waxa kale oo aan idin odhan lahaa bal ka fekera gunimada ay leedahay in reerku hoos galo cid leh waan idin difaacayaa iyo in uu keligii rag wax la qaybsado?

 

Waxaad ogaataan nin kastaa wuxuu doonayo ayuu heli doonaa; ee ma idin la tahay in aynu u noqono taariikhda deegaankeena? Hadaan soo uruuriyo waxaan weli leeyahay walaalayaal waxaynu u baahanahay xal degdeg ah oo aan ahayn hoos galka difaac ***** iyo cabsi ***** midna!

 

Ee bal soo ban dhiga fekeradiina idinka oo si

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooooool,,,I think war is to be expected after the secessionist’s blunder! You should've listened reer SOOL themselves. I am not sure if you listen now it will make that much difference though!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by xiinfaniin:

^^You must not be serious in doubting it! SOOL folks are justified in this one!

There is no such thing as Sool folks. You clearly saw on the walls of las Anod words like NO Cade (muse) and NO Riyale (Kahin).

 

What does that tell you, that they prefer one over the other.

 

Besides those who put up most of the fight were reer Sool themselves on both sides.

 

However we turn it, this isn't certain tribe from Hargeysa vs. reer sool as you would like us to believe but this is reer awdal, Hargeysa, burco borama, and reer Sool themsleves vs. reer sool+ Puntland.

 

That is the truth and you know it...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let me pull a JB one on you and say I know things which you don’t know :D .

 

You see Redka, Somaliland has come to close the imaginary border nostalgic about the British Somaliland of yesteryears. And Somaliland, my good brother, when all is said and done, stands for one major clan in Somalia’s clan settings. It does not matter what they breach you down there in Hargaysa adeer---things are not that murky in the other end.

 

It’s not that I wish a war for your folks, but that’s where things are heading, and you know it. Will see how far one is willing to go to defend this clan majesty…

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this