Sign in to follow this  
NABAD x 3

BREAKING NEWS: SHEIKH SHARIIF UNDER ATTACK.

Recommended Posts

DAYNIILE, MOGADISHU. 7/02/09

 

War deg deg ah Tiramadafaiic ah oo lagu weeraray xarunta madaxtooyada xili uu ku sugan yahay madaxweyne Sheikh Shariif

 

Waxaa hada lagu garaacay xarunta madaxtooyada tira madaafiic ah kaa oo ana la ogeen cida ku garaacday inkastoo xoagaga midoobay ay wax yar ka hor soo baan bixyeen madaafiicda dagaalka

 

Wax jawaab ah kama soo dhicin dhianaca madaxtooyada oo xiligaan ku sugan yahay madaxweyna dowlada Soomaaliya sheikh Shariif Sheikh Axmed

 

Dadka reer muqdisho oo ka dalaayo madaafiic ayaad aad u wal walsan waxa xiga daan daansiga dagaalka hada bilaawday

 

walina lamaaho qasaaraha soo gaaray iyowax yeelada ay geysteen

 

dayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxtooyadda Muqdishu oo ay duqeyn ku socoto

Saturday, February 7th, 2009 at 4:38 pm

C/weli Gooni

 

Waxaa haatan si xoog leh looga maqlayaa Caasimada Muqdishu diryaanka Hubka hoobiyeyaasha loo yaqaan kaas oo lagu garaacayo xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia halkaas oo uu maantay degay Madaxweynaha Federalka Shariif Sheikh Axmed.

 

 

Saraakiisha ciidanka Madaxtooyadda ayaa waxa ay sheegeen in ay maqlayaan hubka oo ku dhacay meel ku dhow xarunta madaxtooyadda balse aysan waxba soo gaarin Gudaha Madaxtooyadda.

 

Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed ayaa waxa uu Madaxtooyadda Kulamo haatan kula leeyahay Masuulyiin ka tirsan Maxkamaha iyo weliba Odayaal dhaqameed beelaha Muqdishu dega ah.

 

Balse weerarkaan ayaa waxa uu ku beegmay iyadoo maantay Gudoomiyaha Kooxaha la baxay Xisbul Islaam Dr.Cumar IImaan uu sheegay in ay sii wadi doonaan Dagaalka ay kula jiraan Waxa uu ku tilmaamay Cadowga Soomaaliya oo uu ula jeeday Dowlada Cusub ee Shariif Sheikh Axmed Hogaamiyo.

 

Hadalkaas ayaa waxa uu Dr.Cumar Iimaan ka sheegay mar uu ka hadlayey Xaruntii hore ee Warshada Baastada ee Caasimada Muqdishu halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo fara badan oo Dr.Cumar hoosyimaada.

 

 

Lama garan karo in weerarkaan uu xiriir la leeyaha hadalka Cumar IImaan.

 

Wixii ka soo kordhaa Weerarka haatan ku socda Xarunta Madaxtooyadda ee uu ku sugan yahay Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed kala soco Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

It is very clear that those criminals who are hiding behind religion don't want peace at all. I guess they would prefer the chaos and destruction of the country to continue. How can they say they want sharia law, when so many Somalis are dying of hunger, lack of medical attention and do not even have the basic necessities.

 

Any body who opposes peace at this point should be hung. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xidigo*:

Any body who opposes peace at this point should be hung. :mad:

^ and who will do the hunging then bal, the AMISOM boys.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DAYNIILE, MOGADISHU, 07/02/09

 

Xaalad kacsan ayaa xiligaan ka jirta Muqdishho xili la duqeyey xarunta madaxtooyada Soomaliya

 

Shacabka reer Muqdisho ayaa xiligaan u muuqada kuwa da renrkooda kacsanyahay xili wax yar ka hor duqeen aan la ogeen qasaaraha ay geysatay lagu weeraray xarunta madaxtooyada uu ku sugan yahay madaxweynah Dowlada midnimada qaran Sheikh Shariif Sheikh Axmed

 

 

 

 

Muqdisho ayaa u muuqata mar kale in dagaal gali doonto taa oo loo aaneynayo in muqdisho nasiib u yeelatay in coolada laga hururyo xili ay gobolada dalka ay ka jiraan nidaam iyo kala danbeen

 

 

 

 

Dadka waxay isweydiinayaan dadka reer Muqdisho oo kaliya maa ka ridoobay diinta mar hadii dhiigooda la baneystay lagana dhigay mid gaadmo lagu dilo iyo mid madaafiic lagu garaac iyadoo gobolada kale ka jiraan nidaam lamid ah kan ka jira Muqdisho mise shacabka reer Muqdisho aaan diyaar u aheyn ay la midnoqdaan dadka asaagooda ah oo goboladooda nabad ka dhigtay

 

 

Waxaa hubaal ah in la doonoyo in la dhiiqeeyo madaxweyne Shariif oo looga bartay dulqaad iyo xilksanimo

 

Inbadan madaxda dagaalka hogaamineysa ayaan ka joogin hal qof oo qooskiisa ah iyagoona kuwada nool yihiin wadamada carabta taana waxay keentay masakiinta aan heysan hooy iyo gabaad in ay ku layaan madaafiicda aan laheyn naxariista

 

Muqdisho haday dadkeedii gaalo noqdeen gobolada kalana ay muslin yihiin dhiigooda banaan iyo ilaahayegii dadkaa abuurtay unba u kala gar qaadi doono mise Muqdisho waxaa laga gooynayaa siday hor fashay oo dad aan waxba galabsan loogu xasuuqay mise ilmihii ba akoree xeelad ay ku aarsadaan wato waa suaal u baahan jawab deg deg ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Unfortunately, there are people who are allergic to peace. These dark forces need to be subdued at any cost. Xoolahaan dadka yaa ka qabta!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

It is unfortunate that some people always want chaos. Ilaah hakaa abaal mariyo Sh Sharif for ordering not to retaliate. What a wonderful leader and for those who were comparing him with Yey this is the proof that he is different. Sh Sharif is a man of peace. I hope in Ilaah soo hanuuniyo kuwa isku deyaya inay wax mucaaradaan iyagoon haysan wax qiil ah aan ka ahayn wax baan mucaaradi karaa. Ummaddaani way ka daashey dagaal danna uguma jirto in lagu kor dagaallamo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

This may not sound politically correct:

 

But Amnisom, the tfg and the Villa has been attacked for the past 2 years. Why is it so different because the Sheikh Shariff is there?

 

 

( before you fry, I think the armed groups shouldn't go to war with the sheikh).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Abu, yes because this time a national icon is there :D .

 

And to prove that he is indeed an icon, not a shot was fired back at those qaran-diid militias. Sharif showed he cannot and would not have a single one of his subjects be harmed by exchanged fire, and took as president, the most appropriate decision. Surely that decision is a tactical and moral victory for the Sharif.

 

Smart man.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

great news. he and his cilmaani dastuur daqada laga tuuraya lolz

sick!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this