Sign in to follow this  
Som@li

Madaxweyne Col. Jibriil Cali Salaad “Wada hadal ayaa noo socda Dowlada Federaalka”

Recommended Posts

Som@li   

Madaxweyne Col. Jibriil Cali Salaad “Wada hadal ayaa noo socda Dowlada Federaalka”

 

Badhan:- Wararka naga soo gaaraya Xarunta Maakhir ee Magaalada Badhan ayaa tibaaxaya in maanta uu mudane madaxweyne Col. Jibriil Cali Salaad, uu golihiisa Paarlamaanka u sheegey in wada hadalka u dhexeeya isaga iyo dowlada Federaalka meel wanaagsan uu marayo haatan."wada hadalka anaga iyo dowlada waa mid aan sir ahayn, meel fiican ayuuna marayaa" ayuu yiri Mudane Col Jibriil Cali Salaad.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladaha dariska ah uu sidoo kale diyaar u yahay wada hadal dheeraad ah, sida isku afgarashada xuduudaha, dhaqaalaha iyo wixii la mid ah. Isagoo sheegey in waxa Maakhir loo dhiseyba ay tahay in nabad iyo hormar la helo.

 

Madaxweynaha ayaa wuxuu kaloo ka Hadley bisha barakeysan ee Ramadaanka nagu soo fool leh, iyo sidii looga faa’ideysanlahaa, looguna diyaar garoobi lahaa. Madaxweynaha ayaa xusey in loo baahanyahay dadku in ay la shaqeeyaan.

 

Xigasho: Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

looool@Madaxweyne Col. Jibriil Cali Salaad. For few seconds I thought you were talking about the president of Djabouti.

 

Dabshid Perhaps you need to put his picture up in your signature + post more news of Maakhir state so we can get used to it...For few days be like Duke man :D Don't let down Cida.

 

Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^^ :D

 

Horta ma Maakhir baa mise Makhiir, Maqiir mise Maaqir?

 

Them Ausie asset stripers must be more baffled! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^What's so funny aad la cirdo weytahay?

 

lol@cida. This is a good news for every cid, not only one.

 

Congrats to president Salaad. Mid Soomaali nabad isugu keena Allah ka dhigo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maakhir? yaan xumaan loo qaadan, laakiin ayaantaan waan maqnaa ee bal halla iga dhaadhiciyo...is it maamul goboleed, dowlad goboleed? waana degaankee?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I first welcome makhir. Waayo waxay ku sameysmeen reflection & bee'ada aay ku noolyihiin markii aay arkeen. Cid waliba oo hareerahooda ah waxaay suubsadeen maamul sida Puntland oo 98% reer Duke ah, sida Somaliland oo 99% reer Jacaylbaro ah, waanu aragnay reer Galmudug oo 100% reer Aideed Jr. ah so why not one for reer Badhan dee adeer! and we wait reer L.A markooda, reer guriceel markooda, reer Caabudwaaq markooda, reer baladweyn markooda illaa xaduuda kenya waa inaanu isu badalnaa cimaarado yaryar oo xabashida hoos taga oo wax ka suga dalkoodana lagu maamulo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Dhubad waa kusidee ninyahow? Cidda aad shegayso waa maxay, Maakhir State is your State.You are welcome anytime.

 

Ayoub, Adeer ku garan maayo waxa aad la gawsawayn tahay, Si cad wax ii waydii!

 

Abwaan, Saxb xagee ku maqneyd? and how come you havent heard of Maakhir State?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this