Sign in to follow this  
General Duke

Ali Mahdi Mohamed, My car was robed by Courts

Recommended Posts

Ali Mahdi Mohamed, former TNG President of Somalia, cites abuse on the hands of the Courts..

 

SomAliMahdi%203.jpg

 

Audio.....

 

Siyaasiga Cali Mahdi Maxamed oo sheegay in laga qaatay Gaarigii uu watay iyo hubkii saarnaa agagaarka Siinka Dheer xili uu ku sii jeeday Beertiisa.

 

Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ah ee fadhigoodu yahay Agagaarka Siinka Dheer Afgooye ayaa maanta la wareegay Gaari Cabdi bile ah iyo Qoryihii saarnaa, kaas oo uu la socday Cali Mahdi Maxamed oo mar Madaxweyne ka soo noqday Dalka Soomaaliya.

 

Siyaasiga Cali mahdi Maxamed oo Wareysi gaar ah siiyey Idaacada Banaadir ee Fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Ciidamada Maxaakiimta ay ku dhaqaaqaan falal aan ka fiirsi laheyn, waxa uuna xusay in laga qaatay Gaarigii uu saarnaa iyo hubkii la socday, isaga oo cadeeyey in uu dib ugu soo laabtay hoygiisa Magaalada Muqdisho.

 

Cali Mahdi Maxamed Waxa uu sheegay in Dhacdadan ay tahay mid xadgudub ku ah sharaftiisa shaqsiga ah, waxa uuna tilmaamay in ay haboon tahay in talaabooyinka la qaadayo laga fiirsado.

Siyaasiga Cali Mahdi Maxamed waxa kale oo uu sheegay in aysan jirin illaa iyo iminka mas’uuliyiin ka socato maxaakiimta oo kala soo xiriirtay dhacdadan, isaga oo hoosta ka xariiqay weli in uu ka maqan yahay gaarigii iyo hubkii saarnaa.

 

Falkan ayaa ah kii ugu horeeyey ee siyaasi Caan ah lagula kaco, waxaana illaa iyo iminka aan la ogeyn sababaha ku xambaaray Ciidamada Fadhigoodu yahay Agagaarka Siinka Dheer, kuwaas oo maanta falkaasi u geystay Siyaasiga Cali Mahdi Maxamed oo ku sii jeeday Beertiisa oo ku taala Agagaarka Balcad

Share this post


Link to post
Share on other sites

The guy is just another one loser in Moqadisho, he better head out of the city as others did before him, even thou he was not directly involved the civil war and kept his name on low for the past years, still I think he's one of the main dude's that changed my country into death ground, no remorse for him whatsover, but...

 

Why would Mahkamadaha target Ali Mahdi at this time?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why would Mahkamadaha target Ali Mahdi at this time?

waxaan u maleynaya qabiilka maxkamada matalayay ee gaari ka qaatay in uu necebyahay qabiilka oo cali mahdi ka dhashay(gari waxa ka qaatay xasan daahir awees walalkiis iyo qabiilka uu ka dhashay)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Rahima:

^Who the bloody hell cares, it's all BS anyway.

The efforts some will go to, sore loosers
:D

The efforts some will go to make this look like a non-event..sore desperados.

And for you my dear Lady Rahima you will care enough to explain why immidiate former President was accorded the platform t make a political press statement couple of weeks ago, now included in a high level ICU delegation to Libya.Why the difference treatment accorded to the former presidents?

On the same tune, General Galal, President Abdiqasiim, Businessmen Delaf, other dignatories from the same clan as that of Hassan Dahir have body guards, weapons and 'cabdi-bilayaal' and at the same time it was confistigated from Ali Mahdi, why?

This smells bad Rahima, and the soreloosers will soon emerge.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Sxb you have good genuine questions and deserve answers but who will? Do we have any spokesperson for ICU in this board, If yes, the stage is yours...

 

But on the whole, to up hold their unity power and remain in control of the city, at least for some time, the ICU should change its tactics and towards the sensitive issues as such, the so called former TNG president being targeted, who has been quite for sometime while other enjoyed the ride is almost enteriley a matter of classification, or as some would see it the least..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I would say Ali Mahdi is another attention seeker.

 

Saaxiibayaal Ilaahay mahadiis waxaan nasiib u yeeshay inaan safar ku tago Somalia bishii Agoosto ee dhammaatay. Waxaanan mararka qaar ka mid ahaa dadweynaha ku sugan Muqdisho oo si nabadgeliyada loo adkeeyo meelaha qaarkood markii a geleyso ay gelayaan ama marayaan la baarayey.

 

Waxay ila tahay in Cali Mahdi iyo shakhsi kaleba aysan ka duwaneyn ummadda inteeda kale. Simply, hebel baan ahay qofna kama masaabaxayso in la baaro, runtii waxaa jirtey marar aan awoodey inaan la i baarin oo aanse ka gaabsaday inaan sidaas sameeyo waayo waa in la helaa caddaalad oon ruuxna sharciga ka sarrayn. Runtiina si xushmad iyo farxadi ku jirto ayaan ugu fududeeyey shakhsiyaadkii hawshooda gudanayey.

 

Mr Cali waxaan u sheegayaa inuuba nasiib leeyahay haddii aan loo qabsan oo aan maxkamad loo soo taagin dembigii uu Soomaali ka galay, marka inuu dariiqyada la cabaado waa la i baaray aniga khalad ayey iila muuqataa.

 

Dabcan waxaan aaminsanahay in ciidammada maxaakiimta iyo taageerayaashooduba ay gelayaan khaladaad. Waxaan ka afeefanayaa inaanan hayn warbixin sugan oo arrintaan ku saabsan balse anigu waxaan qabaa haddii ruux adigoo hawshaada gudanaya uu isla soo mutaxo HEBEL BAAN AHAY inaad dhihi kartid ka lugee baabuurka waayo caqabad ayaad ku tahay ammaanka iyo kala dambaynta@lol....tani waa ra'yigeyga and I could be wrong ee yaan loo saarin arrin maxkamaduhu ay qabaan, waayo magacooda kuma hadlo.

Haddii Ilaahay idmo goor dhow ayaan idinla wadaagi doonaa muuqaallo/masawirro aan meelo Soomaaliya ka mid ah ka soo qaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

Juje,

 

Why the difference treatment accorded to the former presidents?

I’m not exactly sure why you ask me, since I have no idea what you speak of, but if I were a guessing woman I’d say that these former ‘presidents’ are not of the same calibre :rolleyes: . We disagree on this matter and frankly I don’t want to get into with you, your freedom fighters are in my eyes criminals.

 

On the same tune, General Galal, President Abdiqasiim, Businessmen Delaf, other dignatories from the same clan as that of Hassan Dahir have body guards, weapons and 'cabdi-bilayaal' and at the same time it was confistigated from Ali Mahdi, why?

Yep you’ve got it all worked out, it’s all about qabiil I tell ya. I mean the fact that the courts are an amalgamation of people from all tribes is irrelevant, at the end of the day the holy clan of Hassan Dahir and co are untouchable, so live with it :rolleyes: .

 

All in all, tell it to someone who cares buddy. If indeed this story occurred, then I’m sure it’s for a good reason. That said, cuqdada iska saar, move on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I understand the rest of what you said, I appreciate it but about the assurance of being for a good reason, how sure? and Why so sure?? coz I along with some others seem to be no so sure..

Share this post


Link to post
Share on other sites

I would say Ali Mahdi is another attention seeker.

 

Saaxiibayaal Ilaahay mahadiis waxaan nasiib u yeeshay inaan safar ku tago Somalia bishii Agoosto ee dhammaatay. Waxaanan mararka qaar ka mid ahaa dadweynaha ku sugan Muqdisho oo si nabadgeliyada loo adkeeyo meelaha qaarkood markii a geleyso ay gelayaan ama marayaan la baarayey.

 

Waxay ila tahay in Cali Mahdi iyo shakhsi kaleba aysan ka duwaneyn ummadda inteeda kale. Simply, hebel baan ahay qofna kama masaabaxayso in la baaro, runtii waxaa jirtey marar aan awoodey inaan la i baarin oo aanse ka gaabsaday inaan sidaas sameeyo waayo waa in la helaa caddaalad oon ruuxna sharciga ka sarrayn. Runtiina si xushmad iyo farxadi ku jirto ayaan ugu fududeeyey shakhsiyaadkii hawshooda gudanayey.

 

Mr Cali waxaan u sheegayaa inuuba nasiib leeyahay haddii aan loo qabsan oo aan maxkamad loo soo taagin dembigii uu Soomaali ka galay, marka inuu dariiqyada la cabaado waa la i baaray aniga khalad ayey iila muuqataa.

 

Dabcan waxaan aaminsanahay in ciidammada maxaakiimta iyo taageerayaashooduba ay gelayaan khaladaad. Waxaan ka afeefanayaa inaanan hayn warbixin sugan oo arrintaan ku saabsan balse anigu waxaan qabaa haddii ruux adigoo hawshaada gudanaya uu isla soo mutaxo HEBEL BAAN AHAY inaad dhihi kartid ka lugee baabuurka waayo caqabad ayaad ku tahay ammaanka iyo kala
waa ra'yigeyga and I could be wrong ee yaan loo saarin arrin maxkamaduhu ay qabaan, waayo magacooda kuma hadlo.

Haddii Ilaahay idmo goor dhow ayaan idinla wadaagi doonaa muuqaallo/masawirro aan meelo Soomaaliya ka mid ah ka soo qaday.

mararka qaar waxaa jecelnahay in aan iska hadalno kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Has anyone denied the alleged mistreatment? Why would Ali Mahdi make up this huiliating incident?

 

Why are General Galaal, A/qasin, Daylaaf, Inda Cade not disarmed?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Sxb Duke adna waxan kugu nacey gadal kaso garka...didnt you read Rahima said and I quote :

at the end of the day the holy clan of Hassan Dahir and co are untouchable, so live with it .

Wax aan arrintas ugu si munaqishoono mesha ma taal, mida keliya aan oranayo waa "war hoy rago kibirka walagu kufaye ogaada".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Correction: Everybody in Muqdisho is under the protection of the ICU even including the ones you mentioined their names...the technicals and the boys who guard them are handpicked and selected and controlled by the I.C.U....

 

Therefore, Perhaps, it fits here to say that Ali I-see-dead-Aidid-in-my-nightmares-everynight-Mahdi Moxamed got the same offer from the mullahs but become too concieted and opted to ignore the system and thus broke the law in the process...and consequently got the punishment for it...It suits him and everyone else who try to get away with a wrongdoing everywhere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Isn't Cali Mahdi the guy who destroyed Somalia in 1991, when we could have had a less bloody regime change. Cali Mahdi wax sharaf ah uu leeyahay ma jirto. He wasand still is an incompetant fool, they should have shot him there and then.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this