Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Muqdisho Miyay Waalatay ??

Recommended Posts

Bannaanbax lagu taageerayo xasuuqa iyo barakaca ka dhacay qeybo ka mid Muqdisho oo lagu qabtay Waqooyiga magaalada Muqdisho

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

hadhwanaag 2007-11-15 (Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN) Bannaanbax la sheegay in lagu taageerayo wax lagu tilmaamay isbadalka nabadeed ee maalmahan dambe ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Hodan, Howl-Wadaag, Suuqa Bakaaraha iyo xaafadaha Galbeed ka xiga waddada Warshadaha oo dad badan oo rayid ah lagu dilay kuwo kalena lagu barakiciyey, balse ah bannaabax lagu taageerayo barakaca iyo xasuuqa ka socda degaannadaas ayaa maanta lagu qabtay Garoonka Stadium Konis ee waqooyiga magaalada Muqdisho.

 

Bannaanbaxaas oo ahaa mid ay soo abaabuleen maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay Saraakiisha sare ee ciidamada dowladda Embagathi iyo saraakiisha sarsare ee ciidamada Itoobiya ee Muqdisho ku sugan, sidoo kale waxaa ka qeyb galay Safiirada Itoobiya iyo Yemen ee dalka Soomaaliya, mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ee Embagathi iyo xubno kale, waxaana ugu horreyn ka hadlay Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Banaadir Jen. Yuusuf Dhuumaal, Taliyaha ciidanka Nabadsugidda dowladda Embagathi ahna Taliyaha Guddiga amniga maamulka Embagathi Jen. Maxamed Warsame Faarax (Darwiish), Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) iyo xubno kale waxayna dhammaantood ammaaneen soona dhaweeyeen howlgallada ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda Embagathi ka sameeyeen qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.

 

Maxamed Dheere ayaa sheegay inay si gaar ah ugu mahad celinayaan ciidamada dowladda Itoobiya oo uu ku sheegay kuwo saaxiib la ah Soomaalida oo uu sheegay in ay mudan yihiin tixgelin gaar ah.

 

"Tixgelin kaliya maahinee waxaan dhigi doonaa koob lagu sharfayo dowladda Itoobiya oo ay ku tartamayaan 16-ka degmo kaasaana guddoonsiin doonaa, maxaa yeelay waa dad naf iyo maal noo huray oo gacan naga siiyay nabadeynta dalkeena" ayuu yiri Maxamed Dheere oo shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Gobolka Banaadir ugu baaqay iney taageeraan ciidamada nabadgelyada ka shaqeynaya inta meesha laga saarayo kooxaha uu ku sheegay kuwa nabad diidka ah.

*********************************

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D

 

Jacaylow, sidaad ugu niyadsantahay in qaxa ka dhacay Laascaanood uu dawladnimadaadii soo dhaweynayyo ayyaa dadka ku dibad baxay Muqdishanna u aaminsanyihiin inay dadka walaalahood dhibka ku dhacay yahay iyaga dawladnimadooda! Bal ka tali adeer!

 

And that you post this thread wondering why some somalis do celebrate others tragedy is indeed the irony here!

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Bannaanbax lagu taageerayo xasuuqa iyo barakaca ka dhacay qeybo ka mid Muqdisho oo lagu qabtay Waqooyiga magaalada Muqd"

So like you Somalilanders to twist the story like that, is was a bannaanba for peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Jacaylbaro;434949 wrote:
"Tixgelin kaliya maahinee waxaan dhigi doonaa koob lagu sharfayo dowladda Itoobiya oo ay ku tartamayaan 16-ka degmo kaasaana guddoonsiin doonaa, maxaa yeelay waa dad naf iyo maal noo huray oo gacan naga siiyay nabadeynta dalkeena" ayuu yiri Maxamed Dheere oo shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Gobolka Banaadir ugu baaqay iney taageeraan ciidamada nabadgelyada ka shaqeynaya inta meesha laga saarayo kooxaha uu ku sheegay kuwa nabad diidka ah.

*********************************

Koobka Dheere u balanqaaday Gabre, waxaa sugaya ninkii kale ee magaca qalaadaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Very sad if this was true. And people wonder why Mogadishu didn't have peace for the last 20 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

the Queen is our Mother

we are British orphans

Ayaa halkan dad wax ka sheegaaya quoting Hadhwanaagnews. Qosol badanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Jiiroow Bakaal. Somalilander's never supported Al shabab nor Abdilahi Yusuf we made it clear if he ever tried to step foot in Somaliland he would have been killed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;722225 wrote:
Jiiroow Bakaal. Somalilander's never supported criminal Abdilahi Yusuf we made it clear if he ever tried to step foot in Somaliland he would have been killed.

Indeed warlords have no place in a civilized society

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

oba hiloowlow;722226 wrote:
^^ lool sxb sii fiican ugu noqo wixii lagu yidhi

Edited.

 

I was refering to to the fact Somalilanders didn't support neither (Al shabab nor Warlord Criminal Abdilahi yusuf).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;722227 wrote:
Indeed warlords have no place in a civilized society

Yet you crowd the streets MSB built celebrating and holding up Tuur's pics like he was Gandi. Qudbada meelaha looga baahanyahay la aad awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland Foreing Policy to Somalia is very clear our government does not support the various factions against each other nor do we support the warlords or any other particular group TFG Alshabaab ahlusuna azania etc , We always advice our koonfurian Neighbours to come to a solution for their people and country and that they compramise so peace can be given a chance,and innocent lives can be spared.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this