Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Muqdisho Miyay Waalatay ??

Recommended Posts

Saalax;722283 wrote:
Mogadishu ragan oo kale ba walay dee ma wax kale.

ns9ojlqkcxrgzpozfr6.png

amiin caamir waa funny runtii , somalidana madax adeeg ayaa wax walbo ka qaribaya , wanaagaba inuu dhibo ayad u maleysaa , alshabaab beentooda ayeey ku dhagan yihiin , somaliland dowlad raadinbey kaga dhagan tahay , sharifyo wey isku dhagan yihiin . dunidana ma taqaan wax layiraahdo puntlad ,somaliland , galmudud ,waxa eey arkaan un waa dowlad layiraahdo somaliya oo bariga afrika dhacda dagaala sokeeyana daashadeen , intaan hoose anaga un baa maqalno lakin ictiraaf masiin karno , UN wuu diidanyahay , gaaladii iyo muslimkiiba wey diideen . kashmiirba muda dheer ayeey wadaaye ha iska dacwoodan ama sidii southern sudan 50 sano in ka badan ha samraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nvmhwsndvkeujt1o4br3.jpg

 

DNA wuxuu sheegay in ilmahan bomb ka watu eey iska dhaleen wadaad maxaakim ah oo mintid iyo dbaeecad xumo isku darsaday iyo gabadh warlord ahayd oo cilmaani aheyd ,waqti walbana wey murmayen ,waqtiyadaasna wiilku qaraxyo unbuu tv ka daawanayay ,dabeedna waxaa la arkay wiilkii oo qarax un kasheekeynaya ,xitaa walidkiisii waan idin dilayaa leh , garyaqaankiina wuxuu xukmiyay in cunuga shaqo laga qabto marka hore kadib xaaladaha kale maxkamada eey xalin doonto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this