Sign in to follow this  
finestsista2005

Would you consider marrying a broke man?

Recommended Posts

MZanzi   

^^i thought he was pimping you girls ...laaakin fiiri raga candhuuf maisku tufaan waxi candhuuf iyo waji xag xagasho waxa kufiican dumarka smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

You missed the whole point, kaas wuxuu pimp gareyn karo aaba iska yar, waa tacbaan bilaa action! ee feedh iyo laadh ilkaha uga daadi! cajaladna ka soo duub si aan YouTube u geliyo. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Abaay Fuufu magaca aa la badalay fiiribo! MZanzi=i'm sexsy! qarxis hoo abaa!......

 

Fuufaa, abti gabdhahaan aan bilaajeenaaye nooh saa u mooleysatid sidii banoonigii...qoftoo xagaan ah kulahaa nin yuul ah marabo when we know in ee ka danbeyso nin yuul eh oo wili madaxa ka dhidido...qalbiga ee ka dhahdaa "aloo dhididkiisa shafka iigu xoqa" markee aragto qaarjigoo hada gym kasoo baxay.... Markaan ku dhahayna fuufaa aa diyaar eh, indho gad gadis iyo farqaniin iyo buufis ee bilowday sidii dooradii.....

 

Fufaa aka MZanzi, ninyahoo naga qabo gabreeyaashan nooh! sabuurad camal ugaga tirtir!

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiye:

Abaay Fuufu magaca aa la badalay fiiribo! MZanzi=i'm sexsy! qarxis hoo abaa!......

 

Fuufaa, abti gabdhahaan aan bilaajeenaaye nooh saa u mooleysatid sidii banoonigii...qoftoo xagaan ah kulahaa nin yuul ah marabo when we know in ee ka danbeyso nin yuul eh oo wili madaxa ka dhidido...qalbiga ee ka dhahdaa "aloo dhididkiisa shafka iigu xoqa" markee aragto qaarjigoo hada gym kasoo baxay.... Markaan ku dhahayna fuufaa aa diyaar eh, indho gad gadis iyo farqaniin iyo buufis ee bilowday sidii dooradii.....

 

Fufaa aka MZanzi, ninyahoo naga qabo gabreeyaashan nooh! sabuurad camal ugaga tirtir!

 

 

Wareer Badanaa!!!!

What kind of language is that? I swear i hardly understood what you just wrote above.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loooool@NNC xasad sanidaa ma amxaariyad baad aheed?

 

 

Eng-Cadde, sxboo as an Engineer my self, wiligee ma arkin nin Engineer ah oo cad..lool maariin iska dheh! lool luqadaas aad aragtidna ma aha English....

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

War maxaa idhaafay?

1. Fufu magaca wuu badashay. Hayeh

2. Fufu buruku uu saartaa. Fahmay

3. Aaliyah wili Mr. D bey uga dhagantahay. Ka soco

4. Tuujiye inuu maxkamad nala koro uu rabaa hadaan Wareer Badanaa ubixino this xalaal biz. Nacam

5. NNC iyo Fufu aa larabaa in la'isugu faataxiyeeyo. {warkaasaa igala, NNC No. 1 Client :D }

6. Eng Cadde mafahmin afka qashinqubka Tuujiye.

 

NNC, waa kuu sheegay mar hore hadaan Tuujiye laaluush yar utuuri leheen waxaan dhan madheceen...BUT NO, maya baa tiri...You better come up with a new biz name...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ Adiga bal sug! Businesskaan Wareer Baa ka socdee..Meesha xaal baa la isku heystaa!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Magaca cusub oo biznizkeena waxaa la dahaa "jeeb qoyan". Waa u daaya WB dooligaas! :D Dadka u sheega, spread the word.

 

KK ma igu kala soo jireese? jiro jiro tondo miyaa go'aankaada?. Aniga hawo aan u baahanahay, ee iga leexi microfonka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Why not wouldn't you? I aint intested in her money. except it is blocking the way to the 'channel' I so much crave.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Aaway anoo Youtube iska dhex fiyaateynaayo ayaan waxaan ku kor dhacay ruwaayad xasuus culus igu riday oona aad u qosol badan.. waagii hore in uusan guur macna laheyn fiirsada sida loogaga daadsan jiray gabdhaha lool... is "Sanqool" iyo "Oday Cabdule"

 

 

 

 

 

Inama caadi ma'aha.. I hope in aad fahantaan gabdhihiina yar yar lool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this