Sign in to follow this  
finestsista2005

Would you consider marrying a broke man?

Recommended Posts

Tuujiye   

:D:D:D Usheeg NNC waxaas laakiin yaaba ani igula kaa rabo? war ani filinkeyga mar hore aa ciwaankiisa la qoray..Laakiin koo aniga oo kale ah ayaa laga hadlaaye...mid aniga oo kalena maba heyn karo bajaq shuko weyn oo reer Toronto eh (not you Aaliya) oo maalinkaste Hamdi iyo salaamo cunto iigeey ku dhaheyso dhuuninimo meeshaas ee kudhamaatay!...

 

 

Waraa aniga hadii "wareer badanaa" aad is ticmaashaan maxkamad aan idinla tagaa... maxaa yeelay Gabdho pimps eh aa rabaan in ee magaceyga haleeyaan aan dhahaa!

 

 

NNC, reero Sportsna waaye guyga aan ka hadlaayo... Timo dheer maxaa ka falee? tin tii aheed in ee one day bye bye ku dhaheyso ma ogidoo? you midkoo qanjiro weyn oo habeen kaste kor kuu bila! waxaas maxaa ka kasee adiga..KK ii sharax dheh waxaas!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@gabdho pimps ah....xaraam aleyk yaaqe.

KK yuul waxey ka taqaano ma leh. wax madaxiisi sidii muraayad u dhalaalaya yaa rabo horta, belaayo ayaa naheysatee!

 

Yuul Jordan days bas buu style ahaay. Maalmaha baruuka alaab la dhahaayo aa la ismaala. War baro timaha nacasyaho.. :D

 

Aniga ma desperate inaan ahay ma kula tahe markaad Fufu ii keeneysid? suuq la'aan ima heyso adeer ee nagala tag pimp game kaaga bilaa cusbada!

Wareer Badanaa waa bizniz halaal ah oo communityga ay u baahan yihiin ogow xaasid yahoo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

[big Grin] [big Grin] [big Grin] Usheeg NNC waxaas laakiin yaaba ani igula kaa rabo? war ani filinkeyga mar hore aa ciwaankiisa la qoray..Laakiin koo aniga oo kale ah ayaa laga hadlaaye...mid aniga oo kalena maba heyn karo bajaq shuko weyn oo reer Toronto eh (not you Aaliya) oo maalinkaste Hamdi iyo salaamo cunto iigeey ku dhaheyso dhuuninimo meeshaas ee kudhamaatay!..

lol adna kuwa cabayada xidhan miya bari wax ka cunay...you never fail to mention them in every post...ma gabadh aad xamdi kasoo cunteesisaan dhuuni ah?? allah odeygu walanaa.iska hayso 10kaaga dollar faqriyahow..

 

tan kale waxkastaba dhoho gabadha ka dhaaf bajaq ugu yedhasid..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

He is cheap Aliyahh. Maxaa ka sugee kano kale, $10 xataa ma uquuro his date! asaga camal wuxuu isoo xusuusiya, kuwa Hamdi iska soo gala bilaa lacag oo dadka cuntada inteysan dalbanin ag fadhiisto, kana kicin markay cuntada imaato. Yacni free lunch shaqshaqle. lol

 

Aliyahh how about that CNN guy?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol random ppl you do not know actually come sit beside u n expect to get a free casho? sounds so out of place...

 

Girl I dont know abt the CNN dude's status..I will have to get the 411 and get back at ya? are you into him icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

What! cusbo maleh kaas. Not my cup of tea. :D

2 months woman, 2 months I tell you! smile.gif

 

Hamdi customers wey is yaqaanan kuligood. It is not random ppl.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^^ in that case if someone you know comes to you and sits with you. You are expected to pay for the casho..maxa ka qaldan? Unless you know every single person who eats at hamdi..marka dhib baa qabta lol

 

lol@ not my cup of tea marka waxa naftaada la rabin maxa ii daba wadaa..xasid sana inantu...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol..soo adiga leh lacag iyo youth baan doonaya. Aniga lacag waxaan u aqaana (50K), adigana ($1billion), marka xaasidnimo ma ahan. Plus you think D is cute.

 

What do you think of the CNN dude?

 

About Hamdi, hadii aan Somali nahay waxaas caado ayey noqotey. Waan ka xishoodaa inaan qof na soo ag fadhiistey lacag weydiiyo, irsaaqada allah baa leh, and it is just one meal maxaa la sameynaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol since I said D is cute so adiga ku dhagay....yarkan kale waxba kama shegayo maanto dhan ma rabo hadala kusoo celcelisid marka no comments lol

 

waan kula fahmo kara somali mentality..it is funny how even thou im close with my friends we each still get our wallets out when it comes to pay for dinners. Unlike somali mentality aduu iibixi oo iigaro...waa yaab when people will stop thinking that way...saa tidhi ilaahay baa risiq haya laakin runtii you should be like ümm this is a restaurant wallet horay ma usoo qadatay maanta ..just kidding. I bet you that line will hunt you to your grave ina hebel casho bixi bay itidhi allah fakhrisana gabadhu oo reer wacan bay ka dhalatay waxan lagama expect gareenen heheheh.naah just smile girl even if its fake lol

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

weligaaba avoid garey questionka! :D

 

Aniga sheekada hebel bay ka dhalatay maba i qabato, I could care less what someone thinks of me.

Cunta miiska taalo maba la dhemeyn karo oo qashin ayaa lagu daadin lahaa awalba, marka haddii qof baahan ku soo ag fadhiisto, ha iska soo galaan, dhibaato ma laha. I would rather not see a Somali oo cunta tuugayo on the streets. Somaliya qof cunto tuuksanaayo wuu yaraa. Masaakiinta iridwalba ey garaacan waxba la siin jirey on a daily bases. Waxa keliya aan uga duwan nahay dadkale waa sadaqada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^lol hada waxa ileedahay you feed them cuz waxa u didasa in ay tuugsadaan? lol you think they are that poor. come on girl. Anyone can pay for their casho...qalbiga ayeey faqri ka yihiin iyo caado xun ay u barteen....so whats the real reason you pay for their dinner :D

 

anyways sis good night. I need to get some sleep...

 

wa salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Adigaa meel dheer aad wax ka raadisaa... :D

I'm generous dee, maxaan sameeyaa, waan la soo booda lacagta marka bill ka cunta lagu cuney la keeno. Niyada ayaan rich ka ahey.

 

Cadaan aan la shaqeyn jirey xataa waan barey iney la soo boodan lacagta. :D Free coffee iyo croissant every morning.

 

Dad baahan wey buuxan Toronto, don't be fooled by the Gucci belts and the $300 kicks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wooooow Woooow!!! Labadiina aarabiitare ayaa u baahan tihiin..... buufiskii iyo xafaarowgii baa isku qasteen!..idinkoo kale waxaa ku fiican tihiin in sariirta la idinku kor xiro oo gabal dhac kaste korkiina kaala footo laga kaco!....

 

Gabar beeso iyo buraanbur wareershe aa la dhahay, fariinka aa u go'i rabo..Taako loo taago waaye oo la istaajiyo....

 

 

NNC, iska dhaaf saaxiibkee Fufu..abkee bajaq dhan aa qodxo camal ugu dhagan sidii tiitiinkii... Baruukona ma xirto, yuul nimadiisa aa dhakada loogu salaaxaa..

 

50K lacag miyaa loool...baaba raqiis aa tahay adiga see camal... 50K Canadian mise tii qaabka darneed ee inagriiska lool...

 

Caaliya Hamdi gabar bariis kabaratay, guri joogto ma ahin.. bajaq xamdi hilib ari karaadsaneyso maxaa loo sheegaa? lacag yaaba ka hadlooyo....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this