Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xasuuqa shirqoolsan ee ciidamada

Recommended Posts

This shirqool ciidan keeps happening in Galgaduud. It is obvious in Mahad Qalaaya and co. ka dambeeyaan. Why ayuu ciidamada ugu dhex jiraa horta and at the front lines? Why? This will keep happening as long as hay'adda nabadsugida ku sheega heysto moooryaankaad.

Then there is wasiirka gaashaandhiga iyo taliyaha ciidamada qaranka who are openly quarrelling publically.

___________________

Marka hore rabbi ha u naxariisto geesiyaashii maanta Cowsweyne nooga shahiiday, runtii waxay ahaayeen geesiyaal aanay jirin wax lala barbardhigo, waxaanad taas ka fahmeeysaa sida uu ninkasta dhufeeyskii uu ka dagaalamayay ugu nafbaxay.

Ciidanka taliska la weeraray waxa ay ka koobnaayeen afar Urur, labbo gorgor ah iyo labbo ciidanka Uganda laga keenay ah (halkii urur oo gorgor ah waa 430, sidaas daraadeed waa ciidan 1,900 ku dhow) goobtana waxa ay ku tageen khilaaf ku saabsanaa saraakiisha oo qabtay fikir ah in goobtu halis tahay iyo Wasiirka gaashaandhigga iyo agaasimaha NISA oo iyagu rarista ciidanka lahaa.

Ciidanka waxaa la weeraray saakay 06:30AM, wuxuuna soo gaaray 09:45 AM, intaas ciidanku waxa ay dagaalameen iyaga oo aan helin gurmad dhulka ah iyo taageero cirka ah (Air Support), Caadi ahaan horay ciidankaan oo kale diyaaradaha ayaa kor ka ilaalin jiray.

Qasaarada maanta qaranka gaartay wuxuu 4 ujibbaar ka badanyahay midkii Galcad nugu gaaray January 20, 2023 oo aan Xasan tuure ku weeynay.

1. Ciidanka naga shahiiday wuxuu u dhexeeyaa 130-150 rag ah,

2. Dhaawaca tiro sax ah lama oga welina gurmad ma helin.

3. Maxaabiista cadowga u gacan gashay oo iyaga oo badqaba ama dhaawac ah la kaxeeystay waa tiro udhow 22 nin.

4. Gaadiidka la qabsaday ama cadowgu gubay waa 58 gaari oo tikniko.
5. Beebayaasha aan xabaddu karin waa 23
6. Geerida saraakiisha iyo dhaawaca inta la helay waa tiro ku dhow 43 sarkaal.

7. Ma jirin taageero gurmad oo ciidanku helay 4 saac oo ay dagaalameen.

8. Diyaaradaha cadowga duqeeya uma soo gurman ciidanka.

9. Ciidankii deegaanka (beesha Waceysle) ee u diyaar garoobay in ay u gurmadaan waxaa horistaagay NISA oo ku sababeeysay halis kale.

10. Arrinta kale oo qasaarada oo sababeeyn karo waa ciidankii Uganda ka yimid oo aan laheyn tabbobar ku filan oo dhufeeyskoodii ka soo baxay kadibna ku soo cararay ciidankii Gorgor oo cadowga meel iska saaray, balse nasiib darro oo dhabarka uga yimid cadowgii ka yimid goobtii ay soo baneeyeen ciidankii Uganda.

11. Taliyaha ciidanka xooga Iyo Taliyaha ciidanka dhulka ee Adan yabaal Joga iskuma aanay dayin in ay gurmad gaarsiiyaan ciidamada jabay

12. Ciidanka waxaa loo diiday shidaalka, maalmahan dhan ayay cabasho ka ahaayeen, arrintaas taliska guud ee ciidanku waxay ku sababeeyeen in cadowgu shidaalkaas qaadan karo, waana sababta gaadiidka badan looga tagay.

13. Goordhow waxaa Ceeldheer soo gaaray saddex gaari oo soo badbaaday oo dhaawac wada, 4 jidgooyo oo cadowga ah ayay awood ku soo jiireen.

Waxaa marqaati madoonto ah in Madaxweyne Xasan Shiikh uu dagaalka khawaarijtu dhab ka yahay, balse ay fashilinayaan kuwii uu aaminay.

- Cali Yare Cali

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

A military with 22 armoured trucks and 58 technicals does need help. 1900 soldiers and one battle should be able to defend themselves. 
By the way more Somali soldiers are killed while sitting in their bases than fighting Al-shabaab. As long as incompetent people and fake generals are in charge more soldiers will die

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

That horgal Cali yare is  a condom of alshabaab , in fact all CBB  members indirectly support  alshabaab to defeat the government.  Yagoo xasan sheekh Ku xumaynaya ,  mahad or others in the government.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

This shirqool ciidan keeps happening in Galgaduud. It is obvious in Mahad Qalaaya and co. ka dambeeyaan. Why ayuu ciidamada ugu dhex jiraa horta and at the front lines? Why? This will keep happening as long as hay'adda nabadsugida ku sheega heysto moooryaankaad.

Then there is wasiirka gaashaandhiga iyo taliyaha ciidamada qaranka who are openly quarrelling publically.

___________________

Marka hore rabbi ha u naxariisto geesiyaashii maanta Cowsweyne nooga shahiiday, runtii waxay ahaayeen geesiyaal aanay jirin wax lala barbardhigo, waxaanad taas ka fahmeeysaa sida uu ninkasta dhufeeyskii uu ka dagaalamayay ugu nafbaxay.

Ciidanka taliska la weeraray waxa ay ka koobnaayeen afar Urur, labbo gorgor ah iyo labbo ciidanka Uganda laga keenay ah (halkii urur oo gorgor ah waa 430, sidaas daraadeed waa ciidan 1,900 ku dhow) goobtana waxa ay ku tageen khilaaf ku saabsanaa saraakiisha oo qabtay fikir ah in goobtu halis tahay iyo Wasiirka gaashaandhigga iyo agaasimaha NISA oo iyagu rarista ciidanka lahaa.

Ciidanka waxaa la weeraray saakay 06:30AM, wuxuuna soo gaaray 09:45 AM, intaas ciidanku waxa ay dagaalameen iyaga oo aan helin gurmad dhulka ah iyo taageero cirka ah (Air Support), Caadi ahaan horay ciidankaan oo kale diyaaradaha ayaa kor ka ilaalin jiray.

Qasaarada maanta qaranka gaartay wuxuu 4 ujibbaar ka badanyahay midkii Galcad nugu gaaray January 20, 2023 oo aan Xasan tuure ku weeynay.

1. Ciidanka naga shahiiday wuxuu u dhexeeyaa 130-150 rag ah,

2. Dhaawaca tiro sax ah lama oga welina gurmad ma helin.

3. Maxaabiista cadowga u gacan gashay oo iyaga oo badqaba ama dhaawac ah la kaxeeystay waa tiro udhow 22 nin.

4. Gaadiidka la qabsaday ama cadowgu gubay waa 58 gaari oo tikniko.
5. Beebayaasha aan xabaddu karin waa 23
6. Geerida saraakiisha iyo dhaawaca inta la helay waa tiro ku dhow 43 sarkaal.

7. Ma jirin taageero gurmad oo ciidanku helay 4 saac oo ay dagaalameen.

8. Diyaaradaha cadowga duqeeya uma soo gurman ciidanka.

9. Ciidankii deegaanka (beesha Waceysle) ee u diyaar garoobay in ay u gurmadaan waxaa horistaagay NISA oo ku sababeeysay halis kale.

10. Arrinta kale oo qasaarada oo sababeeyn karo waa ciidankii Uganda ka yimid oo aan laheyn tabbobar ku filan oo dhufeeyskoodii ka soo baxay kadibna ku soo cararay ciidankii Gorgor oo cadowga meel iska saaray, balse nasiib darro oo dhabarka uga yimid cadowgii ka yimid goobtii ay soo baneeyeen ciidankii Uganda.

11. Taliyaha ciidanka xooga Iyo Taliyaha ciidanka dhulka ee Adan yabaal Joga iskuma aanay dayin in ay gurmad gaarsiiyaan ciidamada jabay

12. Ciidanka waxaa loo diiday shidaalka, maalmahan dhan ayay cabasho ka ahaayeen, arrintaas taliska guud ee ciidanku waxay ku sababeeyeen in cadowgu shidaalkaas qaadan karo, waana sababta gaadiidka badan looga tagay.

13. Goordhow waxaa Ceeldheer soo gaaray saddex gaari oo soo badbaaday oo dhaawac wada, 4 jidgooyo oo cadowga ah ayay awood ku soo jiireen.

Waxaa marqaati madoonto ah in Madaxweyne Xasan Shiikh uu dagaalka khawaarijtu dhab ka yahay, balse ay fashilinayaan kuwii uu aaminay.

- Cali Yare Cali

This does not add up, and there is something wrong in the picture. So, Fed. army went into Ceelbuur, met no resistance, no casualties, and then pulled out a day later, yet this. That report by C/Rasaq Terra was very telling. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Something is very fishy, my sources tell me SHM is committed to fight Shabaab but something else is going on, far more sinister and dangerous 

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 minutes ago, maakhiri1 said:

Something is very fishy, my sources tell me SHM is committed to fight Shabaab but something else is going on, far more sinister and dangerous 

Wasiirka gaashaandhigga and taliyaha ciidamada isma arki karaan. In fact taliyaha banned wasiiirka from xarumaha ciidamada, which didn't work. Now wasiirka is downplaying Ceelbuur offensive that involves taliyaha.

Rufyaankii kalena Mahad Qalaaye usii dheer, who openly xiriir la leh kuwa afka duuban, una sahlay ka baxsadaan hoteello Xamar ku yaalo ee weerareen.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Socdaal asagoo qiireysan ayuu hadal soo jeediye maalin dhawayd, lehna hala taageero ciidamada after ciidamadii soo faarujiyeen deegaano dhowr ah ka tirsan Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe after their complaints were not heeded.

Qof diidan taageerida ciidamada oo damiir leh ayaa yar. Laakiin tuugo iyo munaafuq intuu Xasan isku hareereeye, ciidamadiina shirqool joogto ah ku haayo, ayuu la soo taaganyahay hala taageero kuwaas shirqoolka wado.

Anyway, rumour has he asked for former leaders inay taageeraan ciidamada, which made Farmaajo to issue this baaq on yesterday.

____________________

Dagaalka Ciidamadda Qalabka Sida oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ay kula jiraan kooxda argagixisada dhiig-miiratada ah ee Alshabaab, waa waajib qaran oo ay tahay in aynu ka wada qeyb-qaadanno dhamaanteen maadama uu taabanayo qarannimadeenna iyo jiritaankeenna ummadeed.

Howl-galadda dalkeenna looga xoreynayo argagixisada inoo diiddan nolasha, amniga iyo horumarka waa qorshe qaran oo soo socday dhowr iyo tobonkii sano ee u danbaysay, waxaana waajib ah in la garab istaago ciidanka xoogga, si aan u xaqiijinno dalkeenna oo xor ka ah argagixisada.

Waxaan ugu baaqayaa muwaadin kasta oo Soomaaliyeed in uu garab istaago halganka xoreynta dalka kana qeybqaato dhiiri-galinta iyo kor u qaadista moraalka geesiyaasha qaranka, maadaama isku duubnida ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay fure u tahay guulaha dagaalka lagula jiro argagixisada.

Alle ha u naxariisto halyeeyada naftooda u horey in dalkeenna ay ka xoreeyaan argagixisada, halyeeyada kale ee dhaawacyadu ka soo gaareenna waxaan Allaah uga baryayaa caafimaad iyo kabasho degdeg ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

Despite decades of investment, training and support in the security infrastructure of Somalia, the governance of this sector is fragmented, disjointed and ineffective. On top of that, it has become an industry that is part of a war economy with to many actors having pertinent interest in the current status wie and chaos to remain.  

This industry needs to be reformed, while taking short term and long term goals in to account and proving some sort of incentives for the spoilers to be part of that reform process. 

I don’t get how you can have a permanent impact on security, while unworkable system remains intact. Otherwise, what will happen is Moreno’s this and that you push out AS out of a village, only for them to return as the security governance proved unable to maintain effective infrastructure, control, command and consistency. 

And perhaps FGS doesn’t realise fully the powerfully potential incentives it has to achieve this, which are or could be structure of command, promotion(darajooyin), training and incentivised financial pay. You can make a portion of the pay incentives based on personal or unit performance. Also I noticed Somalia’s Police and Army don’t have (active) Internal affairs or Inspection units, neither have I seen Military Police being active in keeping oversight. 

So, why expect change or significant impact if there isn’t any incentives or disincentives in place for neither individual or units. Also notice that there is a false consensus that ‘higher knowledge’ is not required in the security sector, and few of the university graduates and those that get a scholarships actually are invited to come work in this sector, while atleast 10-20% should be higher and foreign educated officers. Don’t think there is anyone with a Masters degree active in the armed forces or plays a significant influential role there, that tells you a lot. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada had suffered far worse in the last ten days than ever. Boqolaal si shirqoonlsan loo xasuuqay, kuwii kalena meelahee ka joogeen ka soo baxeen and demoralized. Xasan Socdaal panicked, suddenly asking everyone to call for final war against kuwa afka duuban. Now he realized shirqoolka is from within and dadkuu xilalka ka qaaday ayuu la shiraayaa maanta:

Screenshot-20230903175356.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

This was predicted and it is just beginning of destruction  what remained the gorgor and Danab units. Instead of continue where Farmaajo left, focusing on Shabelle regions and go beyond. He focused on empowering H clan melesia in central regions and allowed H mellessia  to come back in Baraawe and Marka. Now he lost the trained units and clan mellesia is free to establish their roadblocks. The militants are weak and their time has expired but Hassan doesn’t have a plan. Before end of his term there will no be national s army left, just few Hag mellessia with roadblocks. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.