Che -Guevara

Happy Independence Day

Recommended Posts

1 hour ago, maakhiri1 said:

nothing to celebrate

once the country is freed, we will have a new day

Halyeeydii naftooda, dhiigooda, maalkooda u quuray inay maalmahaan dhashaan ayaa u gafeysaa.

Maalmahaan ma xuseyso Soomaalida maanta joogto, waxee na xasuusineysaa Soomaalidii waagaas soo halgamay.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Maalmahaan ma xuseyso Soomaalida maanta joogto, waxee na xasuusineysaa Soomaalidii waagaas soo halgamay.

Usheeg nacasyada aan fahmeyn in dad dhiigood state soomaaliyeed lugu aasaasay! Thank you. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odayadii isq ee waagaas noola ma khaldanayn laakiin maanta shaabuug baan la dhici lahaa waayo way degdegen.  Ma khaldanayn markan leeyahay hal ujeedanu Somalia ugu biirnay taasna waxay ahayd in Ethiopia lala dagaalamo , thanks to afwayne.   He gave us the opportunity.   Dagaalkii 77  Waxaanu u galnay si bahalnimo ah . Meelaha qaar xitaa Waanu isku qarxinay sida godey, the lion of godey was muj cabdilaahi askar  .

  Madaxwaynahayaga maanta Mujaahid muuse biixi mar uu cabirayey kaalintiisa wuxu yidhi " waxaanu xabshida Ku samaynay waxaanu waraabuhu  Ku samayn adhiga "    hadaan siyaad barre is idhaahdo wax Ku amaan waxan Ku amaanaya dagaal kaas.  Isku day fiican buu ahaa.  Ironically 30 years kadib isla dhulkii aanu islahayn Ethiopia Ka xoreeya baanu Ku badbaadnay late 80skii.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
21 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Halyeeydii naftooda, dhiigooda, maalkooda u quuray inay maalmahaan dhashaan ayaa u gafeysaa.

Maalmahaan ma xuseyso Soomaalida maanta joogto, waxee na xasuusineysaa Soomaalidii waagaas soo halgamay.

Boowe, with all they have done,  if they could have seen situation Somalia and Somalia is in today , they would extremely disappointed and felt ashamed.

You see dancing and waving flag, is not going to save and free this country,  hut fighting for it, and that is what those freedom fighters would choose today.

They would dumb this nonsense celebration? Celebrate for what?

Qof xor ah, oo wadan madax banaan  leh baa dabaal dega!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Them celeberating Somalilands independence day 26 june is just showing that they are part and parcel of Somaliland imagine saying ur not part of Somaliland no such thing as british Somaliland but u celeberate its very day  it gained independence what a contradictions

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Your "independence " day is 18th May.26th June belongs to every Somali from North to South. Meanwhile get used to the blue city of laascaanood. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

26 june belongs to Somaliland it was the first day Somaliland became independence 18 may is the re clamaition of that indepenence that was lost in 1960...   but 26 june doesnt belong to koonfurians walanweyns other Somalis , but solely to Somaliland . u can lie u can scream the fact that u celebrate 26 june is evident that u by default are part and parcel of The Somaliland history and republic 

mean while get used to the bombs and the wars  for that will continue for the forseable future

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland micnaheedu wa dhulkii Somalida, af carabi wexe noqonisaa Ardul Somal, afka talyaani wexe noqonisaa ‘Somalia’. Marka deegaankan geeska oo dhan umada oo dhan wexe u taqanay Dhulka Somalida, ama Somaliland(afka ingriiska), Ardul Somal ama Ard as Sumal (af carabi), Somalia (afka talyaanniga),  Somálsko(Czech, Slovak),  Somaliese(Afrikaner), Suǒmǎlǐ(Chinese). 

26 June wa malintii ugu horeysay ee umad somaliyeed ama dhul somaliyeed xoriyad ka heshay guumeysigii. Waxana ku xigtay 1dii luulyo 1960, kadibna 27 june 1978 ee French Somaliland xoriyada heshay. Kadibna waxa yaduna micno leh, 28 june 2012, oo wa markii Somaliland iyo Somaliya wada hadal biloween sidii burburka kadib. 

Marka isbuucaas 26 June ila 1 Luulyo umada iyo dhulka Somaliyeed oo dhan ayee micno weyn u Leedahay, oo wa ina laga dhigo isbuuc fasaxa oo dhulka somaliyeed oo dhan laga laga dabaal dego. 
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anagu reer djibouti iyo iyo reer xamarkaba waa la dabaal degna maalmahoda  , 26 june nna anaga iska leh ,  kurdidu kawda August bay dabaal degaan  maalintaasna anagu  Tacsi dii general caydiid baanu dhigna alla yarxamu raaximiine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.