Sign in to follow this  
Siciid1986

Somaliland: Ergo Culus Oo Berri Isaga Imanaya Badbaada Wadanka iyo Dhexdhexaadinta...

Recommended Posts

Somaliland: Ergo Culus Oo Berri Isaga Imanaya Badbaada Wadanka iyo Dhexdhexaadinta Axsaabta

 

 

Hargeysa-(Somaliland press)- 101 Xubnood oo isugu jira Culimo-Awdiin, Aqoonyahano, Ganacsato iyo waxgaradka bulshada ayaa berri shir ku saabsan sidii ay dhexdhexaadin uga geli lahaayeen marxalada siyaasadeed ee wadanku marayo, isla-markaana isugu soo dhawayn lahaayeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo muxaafadka ee damacu kala fogeeyay uu uga furmayaa Hoteel Xaraf ee Magaalada Hargeysa.

 

Sida uu maanta Warbaahinta madaxabanaan ee Somaliland u cadeeyay Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ah Gudoomiyaha Dallada isu tagga Suxufiyiinta Somaliland ergadan oo ka kooban bulshada hormoodkeeda, haday noqoto dhakhaatiir, profs, Abwaano, Culimo Aw—diinka wadanka aadka looga ixtiraamo waxa uu ku macneeyay inay warbaahinta arrintan dedaalkooda ay ku galeen oo ay ka codsadeen xubnahan inay maadaama aad loogu kalsoon yahay ay iyagu ka odayeeyaan bal sidii xal kama dambays ah looga gaadhi lahaa muranka ka dhanka ah doorashada Madaxtooyada qaabka loo galayo, isla-markaana wadanka looga badbaadin lahaa inuu ku yimaado burbur sababa qax iyo burbur la mid ah. Suxufiyiintii ka qayb-galay kulan ay dallada USJ soo qabanqaabisay oo ay goob-joog ka ahaayeen suxufiyiinta madaxabanaan ee Somaliland ka hawl-gala waxa uu Gudoomiyuhu ka codsaday in la baahiyo magacyada ergadan culus oo ah tii abid nooceeda ah ee arrin siyaasadeed dhexdhexaadin ka gala.

 

Berri oo Arbaca ayay kulan fooda isku darayaan 101 xubnood, hadaba magacyada ergadan oo dhamaystiran waxay kala yihiin.

 

Magacyada Eragada Shirku Maalinta barri u Furmayo

 

1-C/Rashiid Dahabshiil

 

2-C/kariim Maxamed Iid

 

3-Xasan Bulbul

 

4-C/Laahi Gahayr

 

5-Sh. Xasan Cabdi Salaan

 

6-C/Raxmaan Aw- Cali

 

7-Xasan Ciise Jaamac

 

8-Maxamuud Cabdi Xaamud

 

9-Xasan Maygaag Samatar

 

10-Maxamed Jaamac Warsame

 

11-Mustafe Cabdi Cawad (Indho Deero)

 

12-Dr. Bulxan

 

13-Prof Saleebaan Axmed Guulleed Boorame

 

14-Prof. C/Salaan Burco

 

15-Maxamed Nuur

 

16-Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

 

17-Sh. Maxamed Aadan

 

18-Sh. Maxamed Calio Geedi

 

19-Maxamed X. Yuusuf Iimaan

 

20-C/Raxmaan Waabari

 

21-Yaasiin Amed Sakhraan

 

22-Maxamed Axmed Kuluc

 

23-Dr. Yuusuf Kaariye

 

24-Eng. Ciise Xamari

 

25-Dr. Aburaas

 

26-Xasan Guurre

 

27-Eng. Yuusuf Yaasiin Cumar Xaashi

 

28-Sh. Cabdilaahi Jawhar

 

29-Xaaji Axmed Miisaan

 

30-Xasan Mawliid

 

31-Maxamed C/Laahi Xasan

 

32-Xasan Sabce

 

33-Axmed Xasan Cawke

 

34-Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye)

 

35-Aadan Bulxan

 

36-Daheeye

 

37-Yuusuf Kirix

 

38-Sh. Axmed Dayib

 

39-Xuseen Barbaraawi

 

40-Maxamed Cumar Dhuux

 

41-Xasan Emmbassy

 

42-Dr.Saleebaan Cabdi Guulleed

 

43-Dr. Gaas

 

44-Cabdi Xasan (W.Isbuunyar)

 

45-Shugri Xaaji Bandarre

 

46-Muuse Xisbi

 

47-Prof. Xasan Maxamed Jaamac (Dahabshiil)

 

48-Sucaad Ibraahim

 

49-Aamina Milgo

 

50-C/qaadir Batuun

 

51-Jaamac Oomaar

 

52-Aadan Axmed Diiriye Wacays

 

53-Saleebaan Xuquuq

 

54-Dr. Garaad

 

55-Maxamed baarjeex

 

56-Cabdi-Qays

 

57-Prof. Gees

 

58-Xasan Halas

 

59-Maxamed Xaaji Cali Bootaan

 

60-Axmed Jaambiir Suldaan

 

61-Edna Aadan Ismaaciil

 

62-Maxamed Madar Xaashi

 

63-Xasan Maxamed Jaaamac

 

64-Yuusuf Shaacir

 

65-Cabdi Guray (FOPAG)

 

66-Maxamed Cali Bille

 

67-Haaruun Xaaji Axdi

 

68-Maxamed Mixile Boqore

 

69-Xasan Gaafadhi

 

70-Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf

 

71-Dr. Buuxane

 

72-Dr. Ibraahim Siciid (Qaws)

 

73-C/Qaadir Cali Dubad

 

74-Maxamed Ciise Axmed

 

75-Maxamed Cumar Xuseen(Maxamed-dhuux )

 

76-Jaamac Lawyer

 

77-Dr. Suggulle

 

78-Sacdiya Muuse

 

79-Ismahaan Cabdi-salaan

 

80-Aamina Caarshe

 

81-Maxamed Yuusuf Moogge

 

82-Cabdi Aadan

 

83-Cali Dool Axmed (Cali Qoryoolay)

 

84-Axmed Aw- Geedi

 

85-Maxamed Cabdilaahi Yoonis

 

86-Dr. Ismaacil Muxumed Aye

 

87-Dr. C/Raxmaan Jaamac Haddi

 

88-Dr. Walhad

 

89-Dr. Saleebaan Rambo

 

90-Mahdi Geedi Qayaad

 

91-Nimco Gabaydo

 

92-Saam Cumar Geeddi

 

93-Axmed Xasan Caafi

 

94-Dr. C/raxmaan Aw-koombe

 

95-Maxamed Warsame Gacanlow

 

96-Maxamed Axmed Cigaal

 

97-C/Salaan Cabdilaahi

 

98-Salaan Cabdilaahi Yaasiin

 

99-Sh. Cabdiraxmaan Faarax Xarbi

 

100-Muuse Aaye

 

101-Axmed Jaamac Siciid (Jabiiqe)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Mustafe Cabdi Cawad
(Indho Deero)

Cabdi Xasan
(W.Isbuunyar)

Cabdi Guray
(FOPAG)

Dr. Ibraahim Siciid
(Qaws)

Axmed Jaamac Siciid
(Jabiiqe)

 

The nicknames are quite interesting

 

 

In that long list, there are:

 

 

10 Doctors

4 Profesors

2 engineers

7 Sheikhs

 

 

Just an observation!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this