Sign in to follow this  
Captain_Mike20

Listen Somali's....a real prospective of the onlf sea run across somaliland.

Recommended Posts

Showqi   

Soomaalidu waxa ay ku maahmaahdaa: Nin walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira. Markaa waxaa wanaagsan, in qof walba oo Soomaali ah uu isku dayo sidii uu u fahmi lahaa Af-Soomaaliga lagaga hadlo gobolada kale ee aan gobolkiisa ahayn.

 

Anigu iminka waxaan doonaya in aan barto Af-Soomaali-Maymay. Waxaa la'igu yidhi Baydhabo waxaa jooga hablo aad iyo aad u qurux badan,,,,,,, :D

 

Originally posted by Jacaylbaro:

Anigu waxaan ogaa Mid Koonfur ka yimid oo is yidhi diinta cay ..... markaasuu yidhi "Waaryaa,
Was" ..
:D

:D:D:D ,,,,,,,,,,Walaahi qosol daradii dhulkaan raftay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Maaddeey:

^Malaha waa billowgii far-qorista. Runtii ma xasuusto intaan far soomaali dhiganaayey 'r'da oo 'dh' loo beddelo.

It's the other way round.

You say fadhi then change it to fariso instead of fadhiso.

You say gabdhihi then change it to gabar instead of gabadh. etc

 

 

Originally posted by Maaddeey:

Ps. 'Weyd
diin' maaha ee waa Weydiin oo xarfaha labanlaabma waa iney laba shaqal dhexda uga jiraan, sax soow maaha?

Mayee waa 'Weyddiin'. Dhawaaqay ku xidhantahay.

 

Matalan:

 

Muddo (Period) iyo Mudo (Stab or pierce)

Baddan (This Ocean) iyo Badan (A lot)

 

 

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Maadka dadkaan cirka haddaa dhahdid xataa waa baluug maya ee ku dhahayaan. Just ask them why it is spelled Ha
r
geysa, but when it comes the word 'har' itself is spelled 'ha
dh
' by them. An apt example is that website 'hadhwanaag.' Shouldn't it be harwanaag to follow how the grammatical structure of how Hargeysa is spelled. Or either if we follow in the latter logic, then by all means it should have been Ha
dh
geysa. Meel ha lagu ekaado.

Are you still on about this when Hunguri explained to you? Lordy lord! There's another theory for "Hargeisa" but I won't bother because you're clearly arguing for arguments sake.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Originally posted by Maaddeey:

^Malaha waa billowgii far-qorista. Runtii ma xasuusto intaan far soomaali dhiganaayey 'r'da oo 'dh' loo beddelo.

 

Ps. 'Weyd
diin' maaha ee waa Weydiin oo xarfaha labanlaabma waa iney laba shaqal dhexda uga jiraan, sax soow maaha?

Maadeey xagee aadi jirtay, badanaa bugaagta waxaa lagu qori jiray dh, the reason waxa waaye dadkii joogay Somali Academy waxay u badnaayeen reer Awdal, marka dabcan lahjadooda bay ku qoreen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AYOUB:

Are you still on about this when
explained to you? Lordy lord! There's another theory for "Hargeisa" but I won't bother because you're clearly arguing for arguments sake.

To Ayoub:

 

When Hunguri posited that the name Hargaysa was derived from Harag-Gays--I think you ought to have asked him then, what sorta nonsense was he trying to peddle in here?- because, no where in the history of Somalia do we have any proof that Somalis ever took their hides to this settlement for trade. This theory adumbrates, incorrectly of course, that Hargaysa once upon a time had a thriving hide and leather market-- which we all know is completely unfounded, because historically speaking, the habros of that area-- in the those days (and to this day, as well)-- never ever possessed sufficient quantities of livestock to have been able to sustain a thriving trade in hides and leather. And as such, Hunguri, as usual was blowing hot air when he insinuated that Hargaysa was in the old days called Harag-gaysa.

 

If I must repair your ignorance of this issue: The name "Hargaysa" is a shortened form of, and is derived from the term Harar-gaysa?- as in: the path or road that takes someone to Harar, in present day Kililka 5naad. People who used to sojourn to Harar would trek through this settlement, which was in those days referred to as Harar-gaysa, and was only later truncated to it's present form, Hargaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this