Sign in to follow this  
Captain_Mike20

Listen Somali's....a real prospective of the onlf sea run across somaliland.

Recommended Posts

Maaddeey   

^^Ma karaan yaa ku yiri?, ani maa ku dhahay? smile.gif

 

Waxaan iri

Wuxuu yiri

Waxay tiri.

 

Waxaan yiri ma jirto, sxb.

 

Su'aashaadaada sow kaagamaan jawaabin.

 

Ps. Aniga reer koonfur'ka iney 'kh'da aad u isticmaalaan ayaan u maleynaa 'yaakhaayoow' 'akhas' 'bakhti' iwm.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Maaddeey:

Ninku 'KH' lama qoro miyuu ku yiri? mise Alphapet'ka kuma jirtuu ku yiri si aad buug u soo copy'gareysid!.

Wuxuu yidhi..."Tan shanaad Soomaalidii Afsoomaaliga qoray in '70s 'kh' waxee u dhaafeen ereyada asalkooda Carabi kasoo jeedo oo 'nouns' ah sida magacyada iyo meelaha (i.e. mukhtaar, makhtal), ereyada Carabta 'kh' ka dhigtaan oo Afsoomaali ku jiro oo Carabi kasoo jeedana oo aan noun ahayn 'q' ayaa la isticmaalaa (i.e. qaldan, qafaal)."

 

 

"Sharcigaan aniga ma keensan Soomaalidii dajisay afkeena la qoro keensaday, saan loogu wareerin hadhoow, waana wareerka hadda taagan aadan kala garaneynin. Soomaali badan ugu dhawaaqdo 'q' meeshee 'kh' oo afka Carabiga ah ka tahay. Afkeena kuma jiro, carabkeenana wuu qabtaa laakiin iskuma dhibno mana rabno...."

 

 

Originally posted by Maaddeey:

Xarfaha 'KH'da ku jira Carabi baa asalkooda laga keenay buu yiri, taas kala dood.

Taas rag baa u jawaabe oo yidhi "Khuuro", "Takhal" iwm. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan Ku Idhi

Wuxu ku yidhi

Waxay ku tidhi

 

wa caynka weye awoowo

 

Maya ma karan sabbato ah hadad xita saxafadooda eegtiid siday wax u qoran waxay ku odhanayan, dawlada federaalka qarashka waxa bixiyey dawlada ugandha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xaaji, Adi iskool ma soo dhigan miyaa? 'dh' & 'r' waa lagu kala duwanyahay, lakin 'waxaan ku yidhi' xaggeed ka keentay? seeraale xataa soomaad marin?

 

Ayoub, waa runtaa MMA wax buu isku qasay lakin ujeedkiisa dib dambuu ka caddeeyey!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ :D , Xarafka ugu horreeya & magacyada billowgooda baad kabital ka dhigi lahayd, Xaaji. :D

 

Ayoub, buugga iga tus iyadoo 'yidhi, tidhi, odhanaya' ku qorantahay! text book baan ka hadlayaa waagii Dawladda!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Malaha waa billowgii far-qorista. Runtii ma xasuusto intaan far soomaali dhiganaayey 'r'da oo 'dh' loo beddelo.

 

Ps. 'Weyddiin' maaha ee waa Weydiin oo xarfaha labanlaabma waa iney laba shaqal dhexda uga jiraan, sax soow maaha?

Share this post


Link to post
Share on other sites

You're clutching on straws sxb. I knew you would not back down even after being given examples like "Khuuro". A great number of Somali people use "Kh". From Somaliland, Djibouti,Ethiopia and southerners with Swahili connections . Please give it a rest and stop arguing for arguments’ sake.

 

 

PS "KH" was part of official Somali Curricula. See examples below....

Haye ma bilowday milaa yacnigaaga laguugu yaqaanay. Wax beri hore laga gudbay oo la yiri 'typo' ahayd ayaa dirsin dhan usoo dhajisay. Goormaa iri xarafka 'kh' Afsoomaaliga alifbeetadiisa kuma jiro?

 

Mise waxaa ku wareertay markaa qoray in xarafka 'kh' asal ahaantiisa Afsoomaali ku jirin. Waana run. Erey 'kh' ku jiro oo asalkiisa erey Soomaali yahay keen. 'Khuuro' xarafka 'kh' looma isticmaalo, waana quuro, si walba carabkaaga u adkee, the spelling and dhawaaqida both still are quuro, not 'khuuro.' So come again, wax kale la imoow.

 

What is next, that qurun uro is now spelled 'khurun' just to satisfy for your own muran? No, no, my bad, that wouldn't even be 'khurun,' but 'khudhun,' no? :D Dad wareersan iga dheh.

 

Any original Soomaali word (not Carabiga kuwa laga soo deensaday) oo 'kh' ka bilowdo, kuna jiro ma keeni kartaa inta haddii kale wareerka badan yaree.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^Malaha waa billowgii far-qorista. Runtii ma xasuusto intaan far soomaali dhiganaayey 'r'da oo 'dh' loo beddelo.

 

Ps. 'Weyd
diin' maaha ee waa Weydiin oo xarfaha labanlaabma waa iney laba shaqal dhexda uga jiraan, sax soow maaha?

Maadka dadkaan cirka haddaa dhahdid xataa waa baluug maya ee ku dhahayaan. Just ask them why it is spelled Hargeysa, but when it comes the word 'har' itself is spelled 'hadh' by them. An apt example is that website 'hadhwanaag.' Shouldn't it be harwanaag to follow how the grammatical structure of how Hargeysa is spelled. Or either if we follow in the latter logic, then by all means it should have been Hadhgeysa. Meel ha lagu ekaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Lakin, MMA'yoow waad ogtahay soow maaha iney jiraan kuwo 'kh'da dhexda uga jiro ama ay ku dhamaadaan oo Soomaali asuloto ah?.

 

Kuwo 'Kh' ka billowda iney jiri karaan waa macquul lakin hadda ma xasuusto, bal reer muran badan ha keeeneen!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa doesn’t come from hadh it comes from harar hargeisa used to be called harar back in the days when sultanate of guleed was ruling it

You koonfurians should know when to use DH instead of r Can you say dhawaaq or do you say rawaaq you say gabar , laakin hada lugu yidhaho badi u say Gabdho , while its Just gabadh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^War Xaaji waa ku sidee? ma Qaldaamooba baad na leedahay?, Dh'da adiga iska heysto Unnukana R'da noo daa, diversity ma ogolid miyaa? ma liis jujuubaa? wah!!.

 

Teeda kale, Dh' kasta inaga R uma bedelnee, waa Dh'da aad adinku asalkeedii R'da ahaa aad ka wareejiseen, ma gadhatay? ;)

 

Iga daba dheh:

Waadhyee, Gabadh

^^kuwaasi waa kuwa aad r'da ka bedesheen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^War Xaaji waa ku sidee? ma
Q
aldaamooba baad na leedahay?, Dh'da adiga iska heysto Unnukana R'da noo daa, diversity ma ogolid miyaa? ma liis jujuubaa? wah!!.

 

Teeda kale, Dh' kasta inaga R uma bedelnee, waa Dh'da aad adinku asalkeedii R'da ahaa aad ka wareejiseen, ma ga
dh
atay?
;)

 

Iga daba dheh:

Waa
dh
yee, Gaba
dh

^^kuwaasi waa kuwa aad r'da ka bedesheen.

Koonfuriansku waxay xita heer gaadheen inay yidhahdaan wara wara instead of waryaa xita r la badalo iska dayo y baad ka tagteen :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this