Sign in to follow this  
Captain_Mike20

Listen Somali's....a real prospective of the onlf sea run across somaliland.

Recommended Posts

Maaddeey   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Koonfuriansku waxay xita heer gaadheen inay yidhahdaan wara wara instead of waryaa xita r la badalo iska dayo y baad ka tagteen
:D

:D:D:D:D

Adigu waagii hore koonfurian baad ahayd, run sheeg??

 

Waryaa, waa offensive word! markii waraa waraa lagu leeyahay attention'kaaga baa la soo jeedinayaa. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

U sheeg waana reer magaalnimo, instead of using waryaa oo dadka waa weyn qaarkood aflagaado u qaadan karo, waraa is hardly harmless markii lagu dhaho oo maba isku dayaan xataa inay fahmaan. A genius ayaa ka dambeeye the dropping of 'y.'

 

Then again geel indhakuul maxaas ka kasaa horey loo yiri.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Koonfuriansku waxay xita heer gaadheen inay yidhahdaan wara wara instead of waryaa xita r la badalo iska dayo y baad ka tagteen
:D

:D:D:D:D

Adigu waagii hore koonfurian baad ahayd, run sheeg??

 

War
yaa, waa offensive word! markii
waraa waraa
lagu leeyahay attention'kaaga baa la soo jeedinayaa.
smile.gif
war xamar anigu waxan tagay uun mar aan basaboor u baahday icon_razz.gif waligay ba buuraha naaso hablood baan jin ka baadhi jiray :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Dhibka dhan waa islaweyni, jahli ku laran-yahay (lab-qasan yahay). Nin Tuuladii uu ku dhashay weli jooga wuxuu moodaa in siduu u hadlo uun af Soomaaliba ku dhan yahay!.

 

JB oo Iskoolka KPP dhowr fasal ka dhigtay intuusan Siinaay u wareeginba waa kan wuxuu moodaa inaan Diin (Dii-diin) kaseynin, markaasuu sawirkiisa noo soo lifaaqay!!.

 

Ps. waxaan soo xasuusatay nin maqaal ku qoray Joornaalka Soomaaliga 'Kasmo' ee London ka soo bixi jiray wuxuu cinwaan uga dhigay: 'Isku Af Soomaali ma ihin'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

haa ina cabdulla xassan gobolka togdheer buhoodle bu ku dhashay afka somalilanderku bu ku hadli jiray koonfurianska isagu mu af garan jirin. Kh iyo dh xiliyada la isticmaalo wa kala yaqiinay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

ina cabdulla xassan gobolka togdheer buhoodle bu ku dhashay
afka somalilanderku
bu ku hadli jiray

Waxaan doonayaa inaan barto [/b]afka somalilanderka[/b], xageen ka bilaabaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this