Sign in to follow this  
xiinfaniin

Somaliland vs. Puntland Zenawi’s invincible hand!

Recommended Posts

There, the political deadlock continues, the innocent live in fear and under the cross-fire as the Coptic Church and its political leaders rejoice: the status quo shall never change.

 

=================================================

Dawlada Ethiopia Oo Ku Hawlan Sidii Ay U Xalili Lahayd Ismaan Dhaafka Siyaasadeed ee Ka Dhex Aloosmay Somaliland Iyo Maamulka ******teeniya.

 

 

hadhwanaag 2007-10-05 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Wefti ka socday Xukuumada Somaliland ayaa Xalay si kadis ah ugu boqoolay Magaalo madaxda Dalka Ethiopia ee Adis Ababa.

 

Sida waxa shabakada Wararaka ee Hadhwanaag u Xaqiijiyey ilo u dhuun daloola Xukuummada Somaliland,basle ma Sheegin u jeeda socdaalkooda ay ku tageen dalka Ethiopia mana jiro war rasmiya oo ka soo baxay Xukuummada oo la xidhiidha tagida Weftigaas.

 

Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Xuseen Cali Ducaale [Cawil] oo ay ku wehelinayeen Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada Cabdilaahi Maxamed Ducaale iyo Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’ada Sirdoonka Qaranka.

 

Hasa yeeshee,sida ay tibaaxayaan warar ku dhow dhow Xukuummada ayaa sheegaya inay U jeedada Socaalka weftigu ay salka ku hayso sidii Dawlada Ethiopia u dhex dhexaadin lahayd Colaada Dagaal ee todobaadkii aynu soo dhaafnay Maalintii Isniintii ay isku hirdiyeen Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Kuwa Maamulka ******teeniya ee ka dhacay Duleedka Waqooyi Magaalada Laas-caanood ee Gobolka Sool.

 

Sodaalka Weftigan Somaliland ayaa ku soo beegmay iyada uu Madaxweynaha Maamul Goboleedka ******teeniya Cadde Muuse uu wakhtigan ku sugan yahay Magaalada Adis ababa,taas oo ay Dawlada Federaalka Etthiopia ay Xukuummada Somaliland iyo Maamulka ******teeniya-ba midba dhinacooda ugala Xaajoondoonto sidii ay Xalili lahayd Colaada ka soo cusboonaatay Deegaanka Sool,isla markaana lagu soo fajari lahaa Colaada Waan-waan oo xal looga gaadhi lahaa, taas oo ay labada dhinac isku hayaan lahaanshiyaha Gobolkaasi Sool dhinaca uu raacsan yahay.

 

Iyada oo cabsi laga qabo inuu dagaal mar kale ka dhex qarxo Xukuummada Somaliland iyo Maamulka ******teeniya ayaan la garanayn doorka ay Dawlada Ethiopian ka qaadanayso Sidii ay u Xalili lahayd colaadas,isla markaana labada dhinac u heshiisiin lahayd. Inkasta oo ay Xukuummada Somaliland ku adkeysanayso inaanay marnaba waan-waan ka galeyn Sugida Xuduudaheeda khariirada Caalamka ku xardhan.

 

 

 

Submited By hadhwanaag : 2007-10-05

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by BarigaSanaag:

you have the name of a horse wich belonged to a crazy man who believed he was the Mahdi and killed alot of muslims.

 

who are you to deliver this topic ?

L0L. You mean he killed alot of daba-dhilifs?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by BarigaSanaag:

you have the name of a horse wich belonged to a crazy man who believed he was the Mahdi and killed alot of muslims.

 

who are you to deliver this topic ?

Siidka waa u gaftee, gacantaada iyo afkaagaba ka leexi. He may not be the awaited Mahdi of Islaam, but he was a true Eebba-sent prophet of Soomaali nationalism. Xaq ayuuna u diriray defending his diin, dad and dal. Halganimidiis ayuuna u geeriyooday. Eebboow janadaada ugu sareyso ka waraabi Siidka -- aamiin.

 

soom-22.jpg

 

Taalo tan ka heersareyso ayaa loo dhisi doonaa, Eebba ha idmo. Yes, along with his famous Xiinfaniin faras, too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by BarigaSanaag:

you have the name of a horse wich belonged to a crazy man who believed he was the Mahdi and killed alot of muslims.

 

who are you to deliver this topic ?

Who are you to call Sayid Maxamed Cabdulle Xassan crazy?

 

MMA, inshallah we'll see that taalo someday...

 

xiinfaniin, didn't understand half of what's on the article...Af Somali aan fahmi karo ma'aha... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inkasta oo ay Xukuummada Somaliland ku adkeysanayso inaanay marnaba waan-waan ka galeyn Sugida Xuduudaheeda khariirada Caalamka ku xardhan.

 

Submited By hadhwanaag : 2007-10-05

Labo kuu daran mid dooro. The Hargeisa SNM gang is now caught in between a hard place and rock. If they soften their insistence on reaching the colonial border in the presence of an “international reconciler” (what a thanksgiving present for Zewani!!) and the inquisitive monitoring of the global media, the fight over Sool will simply be considered tribal skirmish. However if the madness of dismembering Somali Republic and the policy of “liberating Sool, Sanaag and Cayn” from the “occupying aliens” and thus putting them back in the control of the secessionists so that the chance of getting recognition is quadrupled, if that tall policy is pursued in the Addis talks, the delegation of SNM gangs will be sent home with a “cease and desist order”.

RIyaale is really an SOB. In this round he really outsmarted the rest of the crew. He knows the eventuality. He has seen Mele Zewani’s dark room. He knows he needs a relief from becoming the goat whenever he tries to explain the Ethiopian Foreigner Office’s instructions to the rest of the gang after his frequent arrivals from the visiting the dark room.

 

I think the best option for them is to keep fighting not in a “defensive” but an “offensive” mood in order to “circumclose” the border. It is now or never!! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Don't be over excited mate ...... things are changing smoothly and carefully. Just chill and watch. I've seen similar scenario before that is why this is not going to surprise me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this