Aaliyyah Posted April 13, 2010 Saado Cali - Qaran doon isku tiirsadoo tashadoo tawxiidka cuskadoo... Allow towba wada dhaha tawba... love you saado..keep doing what you do best, keeping the Somali dream alive. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 13, 2010 Beuatiful indeed... Tahliil isku saydha, allow towba wada dhaha... I love it... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 13, 2010 ^ Don't bother commenting if u had nothing good to say... Marba talo xumeedeen somaliyey Marba tacab khasaarteen somaliyeey Marba tamar dareedeen somaliyeed Wad is togateen isku toobe seegteen Tarikhta moyee tagtay ya la fara galin Joogtada uu toog hay Timaatada ku tala gala Isku tiirsada oo tashado Tawxiid cuskadoo Xumiyihi ha tagee Tahliil isku seedha Allow toba wada dhaha tawba Marba turuturooteen soomaaliyeey qaranki tuurteen somaliyeey Midnimadii khasayseen somaliyeey Isku tiirsada oo tashado Tawxiid cuskadoo Xumiyihi ha tagee Tahliil isku seedha Allow towba wada dhaha tawba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 13, 2010 saado cali wa qarrandiid. wa reer doon. wa xaqiiqa oo dhab oo jirta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 13, 2010 ^aflagaad iyo edabdaro hadaad rabtid u furo topic kale... I think when someone starts a topic they should have the right to delete the comments they are not happy with.especially when the person who starts the topic doesn't care for dumb arguments...its one thing to have a logical argument its another to keep yapping the same story day in and day out... I mean hello saado cali stated her position and thats that why do you have the need to keep writing negative comments?? clearly you must be intellectually challenged.... Seriously move on.....and if you believe in somaliland..adiga isku koob dadka kale sanka waxba hakaga masaxin.. reer doon cida ahna waa la ogyahay...ma aha mid la iswaydiinayo... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 13, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: saado cali wa qarrandiid. wa reer doon. wa xaqiiqa oo dhab oo jirta. Cajiib! Qarannow xaal qaado. Waraa fiiri haddii ay calanka kuugu dhagsan aay qaadato waa qaran raac miyaa markaas? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 13, 2010 ^lool reerkiisu wa qaran ma istidhi...soma la odhan nin walba kitaab qumane qorta u sudhan lakin this dude takes it to another level.... tan kale xagey ka shaqeenasa reerkeyga ayaan dhinac u goosanaya reeraha kalena waxaan raba in ay qasab igu soo biraan...nin walba reer buu leyahay reerkiisuna raba. no one cares whether he believes in somaliland or not, but he doesn't need to force it on other people...seriously he needs to get real...its time for self reflection.. laakin horay soma la odhan danyeerku candhatiisa cas ma arko kuwa kale u muuqda... so we can safely say the previous maahmaah sums up this guy's opinion LOL... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 13, 2010 ^^ Aaliyah, don't worry about Xaaji Xeyraan, ee keep up the good work, love the songs though, and whoever said Saado is not Wadaniyad, they made a grave mistake. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 13, 2010 Saado is the only person uu dhiig Soomaalinimo ku jiro. Dadka intiisa kale waxaa madaxa ka galay Qabiil :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 13, 2010 Aaalia if you want to describe saado cali as a saint, she is just an entertainer, a singer that really wants a clan region within a country and if you portray her as A Nationalist , well i have to disappoint you and tell you how it is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 13, 2010 You people are allowing secessionist lecture your about Qarinimo. Idinkaabe ka,waalan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 13, 2010 that really wants a clan region within a country and if you portray her as A Nationalist , well i have to disappoint you and tell you how it is. within a country??? lol saad isku qumantahay humors me walahi. mesha ma aha iijiid aan ku jiide yacni maanto dhan kuma jiri karno in aan kusoo celceliyo waxaan aminsanahay ama waxaad aminsantahay. marka waxaad amisantahay wa iyeelkada..shaqa yeelo meshana logama baahna waxaad sheegasid.. We will agree to disagree, so don't bother commenting further with your nonsense in this thread... Nune and Showqi keep the positive comments coming...tnx Che lol wa saas anaaba ka waalan markaan shekada lasii wadayo..... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 13, 2010 haye wayahay saado cali Khuusuusiga ku darsada , mala xoreyntad sheegeysid bay ka qeyb qadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted April 14, 2010 Waxaan rabaa tusaale xaaji-xurguf khaas u eh in aan soo qaato, midna waa iga afeef oo reer Somalialnd(haa somaliland)lama wadagaan tusaalahan! Xaaji waad la socota dabcan in yahduudu horay loo baabi'iyay dhib weynna loo geestay, maanta ayagii baa qatyaan laga taagan yahay oo dhibkoodii dhib ka weyn umadda reer falastin ku haya! waxaa intaas kuu dheer ayagoo cidii wax ka sheegta ama ku tiraahda waad qaldantihiin ku eedeeya in uu yahay qof ka soo horjeeda jiritaankooda oo neceb yuhuuda "Antisemitism"! Tusaale guud: Xiligii taliskii siyaad barre cid kasta oo kasoo horjeesata nidaamkiisa waxuu ku eedeyn jiray in uu yahay qaran-diid iyo dib jire danaha umadda ka soo horjeeda, maanta cid kastaa oo Somaliland nidaamkeeda dhaliisha waa qaran-diid reer doon ah sowmaahan? Aad idin xasuusiyo in fanaaniin iyo Abwaanno kasoo jeeda Somaliland ay afka kala dagalayeen taliskii siyaad, waxaa ka mid ahaa Abwaanka caanka Hadraawi oo Maansadiisii "Hargeysi ma toostay" ku dhiira galinayay dadka reer hargeysa in ay ka hor yimadaan taliskii Siyaad, waxana ereyadeeda ka mid ahaa:- Hargeysi ma toostay Hogaanka ma diiday Hadhqoodka ma tuurtay Inaanay humaaga Hadoodilan yeelin Haday samo waydo Inay hantideeda Nafteeda hurayso Hubaal ma cadaysay Hadaanan hadaanan Hadii la yiraahdo Saado waxay ku hadleysa magac aqabiilkeeda, Hadraawina(Hadrawi qabiiliiste ma ahan) la mid buu noqon!. Marka ragii iga horeeyay siday ka dhawajiyeen Saado ma ahan qof reer doon ah, ee waa qaran doon. Shalay waxay ka dhiidhiyeysay oo ay ka biya diideysay gumaadka shacabka, maantana sidoo way maquuninta shacabka ayay diidantahay! Ugu dambeyntii akhbaar Saado ku saabsan ayaan u haayaa fankeeda iyo qaraabadeeda . Saado waxay so waddaa hees cusub oo wadani ah, heesta waxa kula luqeynaya Fanaanka weyn Axmed Naaji sacad!..heesta magaceeda waa "Qaran-Dumay"..Erayadeedana waxa ka mid ah:- Qaran dumaan xasuustoo, Qax iyo dhibaatiyo, Raja lagama quustee, Qabyo way dhamaanoo, Qaadirkeey hakula jiro". Quote Share this post Link to post Share on other sites