Sign in to follow this  
Hibo

Heeso caruur ah - somaali nursery ryhms

Recommended Posts

Hibo   

Salaams people,

I really hope ya'll can help me out, with this one.

 

I am looking for lyrics to childrens songs in somaali. Like the one sang by guul band 'Aar'

 

 

I've asked the people i know, and all they seem to come out with are heavy handed or real mean material- nothing you'd want ur kids to learn lol

 

I'de be grateful for what ever ya'll come up with.

 

i need this by the 7th of jan.

 

those of yu who speak arabic, can help me by posting arabic ones if ya have them.

 

thanx ppl ... waad mahadsantihiin :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Honesita   

Ameenah....suju waaxid........yaad ugu heeyseeysaa.......ur students at school....lol.....they dont know somali.....but anywayz.......i remember this one my mom ay heesi jirtay...!!!

Huuwa ya huuwa.....huuwa ---- huuwa....hooyadaadi way baxday....kabaheedi qaadatay.....halkay aaday ma ogi.....goorme imaanee ma ogi.....!!!

&

Gabar yahay shafcaano....maro guduudan huwato....magacaaga iisheeg....magaceeygu waa sharaf....sharaf xaaji weeyi.....allow yaa usheega......dhagaha ka jiida....saaxibadeed caasho....caashaq baa dilay.....!! --- naayaa zam zameey...sabaax nuureey.....-----

Ma wadi kari ani........ya dhameestiraaya....hadaan qalad usheegayna isaxaaya....!!!

 

In arabic i remember those 3...

Mama, zamaanhaa gayya, gayya, bacdi shuwaya, gayba macaaha xagaat....gaayba, macaahaa shanta, fiiha, batta wi wazza, bit uul wak wak wak...wak wiii....!!!

&

Lacbiini wa laacbik, wa kassar sawaabcid, sawaabic illuulu, illuulu illuulu....maama gabatlii koob xaalib, koob xaaliib, nawamatni ca siriir, ca siriir, wi siriir tawaax tawaax, may khali xadi yarawax, illa Saalix wi miraatu......wal ba iya fi xayaatu....!!!

&

Iddax iddax in bu....iddi ilwaad la buu....ya ceeni ilwaad biy cayat....sheel ilwad mil ard.....!! Irmi ilwaad wa abuu....lol...!!

 

Salaamz...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hahahahahaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

 

Huuwayey Huuuuuuuuuuuwo Aabe Majoogo Kabihiisii Iladay

 

I guess I started this one so hope ya all can finish the rest or I will come back and finish it.

 

 

Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baydan   

looooool@huuwaaye huuuwa

Honesita aah i'm rollin' brings back some memories lol

Lord but that song is hidious lol

I prefer this one :-

Ayaa dilayoow dagaalay ayaa duurkulul ku jeexay ninkii dilayoow dagaalay ninkii duurkulul ku jeexay dagaal baa inaga dhaxeeyo

sidii bilanoo bil dhalatay sidi badhax maalin geedi sidii burcad loo basaasay

and this one:-

Cambarooy kaalay jirkaada, jirkaada cadee wanaagsan kulaly cudur kaama daaro dayaankaa baa fadhiye ...

 

There is many more i'm forgettin' I'm sure LOL

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Baydan lol

sis, if you remember anymore, please post them 4 me. I am actually, finding this quite hilarious.

 

Universal thug,

i might know this one ...

 

kabihiisi iladay

shandadiisi qaatey

macawiistiisi ka dhacdey lol

 

no, thats wrong, U better come back and finish it!

Thnx :)

 

 

looooooooooool@@ 'Heblaayo dacar' (honesita).

nayaahee yaad suju ku leedahay?..... i am more somali then Ur lil caaseeri dabo, ee yeeneynu iska soo hor iman...!!

 

Sweety, they asked me to do a lil multi-cultural thing with those little monsters!

 

waxay i dhaheen wax u soo qor, qor .. hadana u hees, hees. But i couldn't find nothing decent.... i would have made up any old trash and say it means wax aan jirin ... lakiin afar yar yar, oo soomaaliga daadiyah , oo i neceb (they say i am gaalo) ayaa ku jira. Waxaan ka baqayaa in ay i qarxinyaan.

 

Thnx 4 that xabiibti, where would i be with out ya, huh?

 

 

my favourite soomaali waa:

Hurdo, Hurdo kaaley

Hurdo macaaney kaaley

Honesita indhoheeda shab ku dheh,

shalalax ku sii.

inta danbe ma aqaano,

lakiin magacaagan ku darey

markaa waad iga aqbaleysaa

khasbna wey kugu tahay

hadiii kale

madaaga waa jajabey lol

ama sida sharfleydaad tahay

ii sharafoo ii dhamee lol

 

i only remember 2 arabic ones:

maamah wa baabah xabuuni

calamuuni rabuuni

yaa rabi khalii maamah

wel baabah nuur cayuuni

 

and

kaana cindi sit awlaad

sit awlaad

awel waaxid, kaan dektoor

kaan dektoor

kaana yacmel kida kida hooo

kida kida hoooo

 

taani waaxed kaan dhabaakh

 

thaalet waaxid kaan kaslaan

 

sadexdii kalena honesitaa og .. lol

 

 

Thnx guys, i suppose i have to translate these now :-#

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jalaato   

How a bout this one,

"Huwaayaaa huwaayaa huwaayaaa huwaa, Ilma waa hurdaanee hilow maa ku, haayaa, huwaayaaa huwaayaa huwaayaa huwaa, Ilma waa hurdaane hilow maa ku haaya"

 

How a bout this one,

"Aay maana ma joogteee sacuudigay jirtaa, iyada yaa la, socdee, batuulaa la, jirtee, Aay maana ma joogtee sacuudigay jirtaa, iyada yaa la socdee, batuulaa la, jirtee"

 

Qiiraa nagu ridaysiin yaakhay. Nomad waxid.

I hope this helps'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Iyaaaaaaaaaaaaah!!

 

Universal:

 

LooooL. Walaahi waxaa sheegtey. Heestaan ciyaalkan abtiga u ahey aan u qadaa nooh, markeey i dhibaan.

 

Haye, ani version-kaan aa u aqanaa hee:

 

Huwaaya, Huwaa! Habartaa Majoogto! Kaliyoo kaafeey {koonfur waaye?} aadey! Kabaheedee Qaadatey! Soo socotaaya, ma ugi! Sii socotaaya, ma ugi! Huwaaya, huwaa!

 

Amiina:

 

Ar walaahi inaa heeso ciyaal badan aqaano maba u maleynaayi. Lakiin kuwaan aa isku fiirinaa hee, hadee 'heeso' ciyaal yihiin.

 

"Yaa dilayoow dagaaloow? Yaa kudur jeexay {jeexay miyaa???}..." Kusii dara hee.

 

Tana:

 

"Xasanoow Baraawo. Habartaa Shabeele. Waa kudilaa walaahi. Waa oynee walaahi. Ilka kajabab macala Hindi." Ar inaa maqashay ma u maleynaayi hee. Ciyaal xamar lee iska camirtaa filaa.

 

Ar labadaas lee hada kuu xasuustaa.

 

Baydaan:'

 

Haye, diracaan abaa qurux ku noqotee. Ar dirac abuu Jibuutiyaan miyaa? Mise Dubeey waaye? Bas waaye ha iska siibin hee.

_____________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Honesita   

Ameenah......loooool.....damn i remember that one too.........and do u remember this one.......kaan fi safiina safiina safiina...kaan fiiha fiil fiil fiil....abu dam ti'iil iil iil....ultilo tacaala tacaala tacaala....ali mush xagi, mush xagi mush xagi.....ultulo la baaba la baaba la baaba...idaani irsh......!!! Aakhir waaxid idaalo BOX....!! Remember what BOX meant....lol...!! Anywayz.......i cant believe they think u're gaalo.......i remember my cousin came from syria couple of months ago....her son is like 8 years old.....he spoke arabic so cutely.......every time he heard kids speakin' in english he'd say allah khaaltu ittalaci....hadooli kafara.....cam biyicbudu issheytaan....!!!

 

Baydan.........abaayo...ileen yariiseey hooyo wali way kuu heestaa......no wonder u still remember all those songs......lol.....!!! Soco suxuur kari aan ku dhahay hees caruureed joojiyee.... smile.gif...!!

 

Salaamz

Share this post


Link to post
Share on other sites
biG mOm   

assalama calaykum

1 year and 5 months later! continue... :rolleyes:

///***When the baby couldn't atop the cry***

-Maxaad weydood u waalan,

maxaa waawareyda kuu leh

-Ma aabaa kaa socdaalay

socdaaloo socod ku raagay,

-Ma geelii baa Arooray

Arooroo oon ku raagay,

-Ma reerkii baa saboolay

Saboolood subag ka weyday,

-Ma naaskii baa gabnooday

Gabnoodood godol ka weyday,

 

***********inta danbe Iloowaye dhameystira bal*****

Share this post


Link to post
Share on other sites

u guys are jokes,,,walaahi,,,well i left somalia when i was three,,,but some how i remeber this one...excuse my bad spelling...

 

hoyo iyo aabo,

maanta adigenii,

waxaan lasoo jogay,

brashi baraayo,

iyo banki, ????

waxaan ka soo gaday,

labaa waslo xiliib aah,

waxaan u sii dibaay,

labaa tuko sahan aah,

waxa kasii gaday,

inaan yar oo uur leh,

uur ogaaden leh,

oo ardaa shiftaa,

oo Alahayoo leeh.

 

well that the only one ,,,and correct my mistakes if u wish,,,i dont know why they say Ogaaden, ,,and i dont agree with it if its racist ,,,but its a poem i remember.

Share this post


Link to post
Share on other sites
J.Lee   

Hurdo, Hurdo kaaley

Hurdo macaaney kaaley

loooool That brings back memories......war balaayo! my eyes is getting heavy just thinkin' about that... I remember this one song my somali isn't the truth so excuse my gramatical errors

 

Aabow aabe.....Jijinaa rabaayay, jijitii ceelay iiga dacday....ceelkii furuu rabaa....furihi suldhan aa heesto.....suldhaankii naaguu rabaa......naagti ciyaalay rabtaa.....ciyaalki caane rabaan....and so On.....does anybody remember that one?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^^ sounds nice.. do u remember the rest?

 

loooooooooooooooool@@ Big Mom

 

Alllah maxaad wax soo fadhey :D This must have been one of my fisrt posts her. Messhan waan ku gaboobey. I think, its time I started planning my retirement :eek: :eek:

 

 

you ppl are funny though .. keep ur songs coming if U have any more!

Share this post


Link to post
Share on other sites
biG mOm   

Asalaama calaykum wa rahmatullaahi wa barakaatu

 

looooool Ameenah it was an a year and half ago,, waa la soo rogaal ciliye, Enjoy your time All.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

Honesita: This is how I remember your first song:

 

Gabaryahay shafcaano maro shabeele huwato, magacaaga ii sheeg, magaceeyga waa sharaf, sharaf xaaji waaye, alloow yaa u sheegow, shan boqol ka dhiiba, tinta u shanleeya:

saxibadaa caasha caashaq baa dilay saxibadaa nuura nuur ba dilay...naayaa zamzameey sabaaxi nuureey adoo (?) badaneey.... ( the last part doesnt sound right)

 

 

Huwayo huwaayo hurdo macaaneey kaalay (baby's name) indhaheeda shab ku dheh shalalax ku dheh...

 

 

Abaayo Jamiila jijimeey rabtaayay aabeheed ma joogo bombaaso jiraaye..hooyadeed ma joogto meelaay aaday ma ogi (??)...

 

I can never finish the damn songs anymore.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Batuulo   

lol

 

a/c wr wb first

 

very funny songs///

 

Ilham I'll finnish your's ---

 

Gabar yahay shafcaano

maro shabela xirato

maro khafiif ah huwato

magacaaga ii sheeg

macageygu waa sharaf

sharaf xaaji weeeye

aqalada xariirta

bar bar baan ka joogaa

alla yaa u sheega

tinta u shanleeya

shan boqol ka dhiiba

Naayaa zam zameey

sabaax nuureey

Saaxiibtaa caasho

caashaq baa dilay

Baabuurka bizzbizz loow

bisadu ma wadee

nin rag baa wada

-------------------------

#2

Abaayo jamiilo

jijiney rabtaaye

aabeheed ma joogo

Mombasuu jiraaye

Beerti cisman ganey

Bahalaa ka soo baxay

Bahalki wuxuu yiri

A kal kal kal

A mooye mooye mooye

looooooooooooool

 

One More Song--

 

Doorooy Dooro

dooradii Afgooye

Berri Waa la guuraa

Markabaa la raacaa

aaammm*** I can't finnish It sorry..

 

 

wooow this is coooool Guys you are so wonderful, you remind me childhood/// thnks all.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this