Sign in to follow this  
ZOLA

WHERE ARE THE GOOD SOMALI MEN ?

Recommended Posts

Originally posted by The Rendezvous:

Doing Jaceeyl in BUBLIC!!!!
smile.gif

Aloow alle! yaa gabadhan wax usheega. Dhibaatada Shukaansiga oo dhan waxay ka bilaabataa markii privite iyo luuq ama meel daran la isla galo. Ilaahoow aanan meel cidlo ah qof ku shukaansan. Gabdhihii caqliga badnaa waxay dhihi jireen wiilasha raba iney shukaansadaan, kaalay gurigeena imow hadii aad shukaansi rabtid. Taas macnaheedu waa soo daa waxaa heysid meel public ah. Maxaa keenay privite or privicy horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Heedhe sheekadu ma waxay maraysaa Public iyo Private ok, bal inoo wada haatan sheekada........

 

 

Annagaa Yaab Aragnay:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay ,,,,, Private aaaa ??? looooooooooooooooool ,,,

 

Weligiin iska jira private wax la dhaho ,,,, ciyaarah waaweyn oo dhex ka dheelka la yiraa ayaa ka bilowda ,,,,, nothing is sweeter than public ,,,,,,

 

take care ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jacaylbaro sxb waxaan umalaynayaa adiga waxaada oo dhan waxaad ku dhamaystaa "Public" waanu ku garanay sxb...........

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

dee walaal hadii private la isla tago ka sheekee waxa dhacaya ,,, inta gooni la isku noqdo arrimo caashaq iyo dareen jacayl laga sheekeeyo sow shaydaankii intuu meesha soo galo isku kiin dhufan maayo oo hadhow uun ku waalan maysaan

 

"Allla maxaa dhacay ,,,, yaaaa ,,,,, Inaalilaaaaaah ,,,,,,,"

 

kkkkkkkkkkkkkkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa adiga Luqadahan faraja badan waad nagu Practice garaynaysaa miyaa...... Nadhaaf baa lagu yidhi :Dsmile.gif;) :eek: :rolleyes:

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this