Sign in to follow this  
Allamagan

Death Penalty for a somali man accused of killing his children

Recommended Posts

Maaddeey   

^Maxaad ka hadleysaa, sxb, meel aan loo joogin hayla aadin, dagaal aan lagula ogeyn yuusan meel daran kaa tuurin!, jimicsiga aaryo bixinta samee

 

Iga daba dheh:

 

jimicsiga aaryo bixinta, oo mid mida, midda horeeee koow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

"Wa somali, somali maha"

 

"Sankiisa ma argtay?"

 

"Wa African!"

 

"African maha"

 

"Talow caruurtisa ma sida ba o ekaayeen?"

 

"Maya tuu qabo kolay wa qurux badneed"

 

"Magac qurux badan bay laheed"

 

"Amir"

 

"Wax mindi gurigaaga ku yaal, ninkaaga ka qari"

 

"Ninkaygi waxba ma dilo"

 

"Ma Bantu ba?"

 

"Maya wa Somali"

 

"Dee Bantugu wa Somali"

 

"Naaya, Ninkayga Bantu maha"

 

"Cunsuriyad bad tahay"

 

"Ma angia cunsuriyad? Siyaad Barre ba kuu adeer"

 

"Cabadilihi Yusuf Xabashi ayuu wadanka keenay"

 

"Cabadilihi Yusuf waa Mujaahid, maaha sida Abtiga Riyaale"

 

"Barre Hirale xaggo baryahan ka dhacay? Isaga Bantu o eg"

 

"Naa siyaasada naga daa. Ninkan caruurtiisa dilay ka sheekeey"

 

"Wa axmaq"

 

"Waxan loo xidhay wax ka fiican mayay waayeen?"

 

"Waa runta. Blue iyo black isma raacaan"

 

"Hada miya la dilaya?"

 

"Allah og"

 

"Xalayto waxaan arkay daahyo nooc kale"

 

"Xagay?"

 

"Dukaan hindi xagaaaa ku yaal"

 

"Daahyo wan o bahaanahay"

 

"Miyad i raaci dee?"

 

"Haa"

 

"......Bantuugan hada miya la dilaya?"

 

"Maxa naga galay. Somalia boqolaal ba ku dhinta maalin walba"

 

"Wa runta...

Lool...waraa adi maxaa naag telfoon ku hadlaysa dhagdhagaysay.. That made laugh so hard wallahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Jacfar, taas intaad noogu kaadisid, maxaad ula jeedday markaad, Dec. last year, lahayd sidan:

 

Originally posted by Jacphar:

Maadeey: As the sole shabaab fan on SOL, you're trying hard to discredit any negative information about this is-qarxis group. Are you the information deputy minister? And in English please.

Ilaa & hadda waan la yaabanahay sababta aad 'And in English please' ii tiri!. Anigu waagaas waxaan islahaa armuu soomaali-yemen yahay oo uusan Soomaali aqoonin, saasaan -markaas- carabi kuugu jawaabay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Since we're digging up old archives, here are some of your own quotes. No editing at all.

 

Originally posted by Maaddeey:

Agoonta ka war hay, iska jir
iney qaadaan wadadii...!

Speaking of ciyaal agoon ah oo aabahood gowraceen kooxda Abu Mansuur. If that's not another gowrac threat on six year old orphan, I don't know what it is.

 

Then this below quote comes on the first page of this thread.

 

Originally posted by Maaddeey:

Nin ilmihiisa gawrac ku jiiday ma fiyooba!

Mansuur firinbi baad u yeerineysayee kan maxaa dhacay. Firinbigiyaa kaa jabay?

 

Here's another one below on PL culumadeeda.

 

Originally posted by Maaddeey:

Its not shallow to point out
inaad si hoose Soomaalinimada u dumineysaan,
laba canleyn & yeysan wax idin dhaafin baa idinku haya mooyee mar horaa..., sida runtii ahna
meesha Somaliya laga heysto waa la wada garan karaa,
wixii uurka ku jirana afkaa dafa!.

Originally posted by Maaddeey:

Ilaahey Amarkiis, raggii lala dagaalaayey ee dhibaatadaas aad aragteen ku dhacday baa iska calool fiyoow, oo dadkooda dhinac ka raacaya, markaasaa kuwii dagaalka ku billaabay dawladdii markaas jirtay ugu cuqdad badanyihiin!.

Sxb how many shaati can one wear horta? Mid Muslinimo, qabiilnimo, is-qarxisnimo, wadaadnimo, and finally saqajaanimo. War dee hal meel isugu beydh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Nin-Yaaban:

Hadii uu xaaskiisa dililahaa keliyaa, Judgeka DEATH PENALTY ma siiyeen.

Ma balaayay aheed? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Jacfar, meel aad ka dagaashantahay ma aqaan, lakin inta aad soo quote gareysay oo dhan waan ku taaganahay, jawaabtoodana meelaha aad ka soo guurisay baad ku arkeysaa, haddii tan nimankii isbaarada u tiillay ee Mujaahidiintu gawraceen aad ka xuntahayna, dee waxa ku qasbay waa 'baahi' ee ilmaha Agoonta ah ka warqab oo gaajo & baqeylnimadaada yeysan u geyn iney sida aabbahood oo kale noqdaan!.

 

Maxaase iska galay arrinkaa & su'aasha aan ku weydiiyey?, Adoo Soomaali ah Soomaaliga akhrintiisa aad u yaqaanna, maxaad Soomaali kale uga codsatay inuu English kugula hadlo?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Nin-Yaaban:

Hadii uu xaaskiisa dililahaa keliyaa, Judgeka DEATH PENALTY ma siiyeen.

True, that would've been a second degree murder which would've got him a maximum of 17 years in jail because of the jealousy. In America, a jealous person is considered to be legally insane the time he/she is committing a crime:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this