Sign in to follow this  
Cawaale

Chelsea's salamon Kalou and his Somali Bilcaan!!

Recommended Posts

Zinki   

Walle Aduunyo saan miyaa udambeesay.Lugo Ilaahay xaalkoda ogyahay iyo garbo aan ka yaabay oo hadana timo steel-wire ah na la sii leeyahay ayaa nalaga dhaadhicinaya Fashion-Model weeye!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Originally posted by Jamaal11:

Waxa dhacay mar aan fogeyn: gabar niqaab wadata ayaa na soo abaartay while in a queue in a shop in birmingham. She was with a white revert brother. When he went to collect the stuff he brought, she edged close to me, my cousin and his xaas and guess what she said? Ma Soomaali baad tihiin? The answer was yes. She, almost cryingly said, 'walaaloow gabdhaha Soomaalida waxaad iga gaarsiisaan ineey nin Somali ah guursadaan. Ninkan ajnabiga ah wuxuu iga gooyey my friends, family and ehelkeygoo dhan. Walaahi ragga Soomaalida waa boqoriin. Usheega gabdhaha ineey ajnabi guursanin.

 

Waxaan ku iri, naa naga fogoow. Maxaad noogu soo sikaneeysaa? Maxaase iga galey gabdhaha Soomaaliyeed iyo adiga toona. Soon enough ninkii watay ayaa soo noqdey markaaseey sidii wax yugleeya qabo dhan isu boostey. Ka xaaxaabi.

 

 

LoooL@naa naga fogoow. Here I was expecting you to be the Somali hero in the sheeko and grab her hand and into a get-away car or something.

 

but you Jamal,You are without a heart! That could of been a cry for help. :(

 

 

As for the topic ,good for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

Not that this is relevent, but horta ma la hubaa inay gabartu Somali tahay. I see her net bio says NAJAH WAKIL is a Philadelphia born model who lives in New York.

 

 

kalou4.jpg

 

Foreheadkaas,waa 100% Somali. smile.gif

 

Mashallah,waa bilcaan aad uquruxbadan. Caqli badanaa? Nin Muslin aa taajir ah bey heshay. Habarateed maxay duco ku shubtay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jamaal11:

Waxa dhacay mar aan fogeyn: gabar niqaab wadata ayaa na soo abaartay while in a queue in a shop in birmingham. She was with a white revert brother. When he went to collect the stuff he brought, she edged close to me, my cousin and his xaas and guess what she said? Ma Soomaali baad tihiin? The answer was yes. She, almost cryingly said, 'walaaloow gabdhaha Soomaalida waxaad iga gaarsiisaan ineey nin Somali ah guursadaan. Ninkan ajnabiga ah wuxuu iga gooyey my friends, family and ehelkeygoo dhan. Walaahi ragga Soomaalida waa boqoriin. Usheega gabdhaha ineey ajnabi guursanin.

 

Waxaan ku iri, naa naga fogoow. Maxaad noogu soo sikaneeysaa? Maxaase iga galey gabdhaha Soomaaliyeed iyo adiga toona. Soon enough ninkii watay ayaa soo noqdey markaaseey sidii wax yugleeya qabo dhan isu boostey. Ka xaaxaabi.

 

So, waan farxaa markaan arko gabar Soomaali ah oo ajnabi guursatey.

 

Tanna waxay rabto ha noqoto, maxaa iga galey ma jiirkeygaa laga soo jarey? Feydo weligaaba.

Your reaction to the poor girl...totally unacceptable, awoowe. War maxaad laabta u goysay maskiinta? Magacaa jir, waxaan ku mooday inaad intaas dhaanto, Jamaalow!

 

:D

 

By the way, a powerful short story there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Valenteenah.:

Che, Wuxuu ka wadaa, he would marry her for her money, post-divorce. Duh.

New England folks are a bit slow,just like the ones from "old" england smile.gif (you are an ozie now,so do not defend or get offended) smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this