Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Been intaan la eg

Recommended Posts

Quote

“Habeenkii oo dhan xabbad ayaa nagu socotay, waxaa la rabay in nala dilo kadibna la yiraahdo isku dhac ciidan ayay ku dhinteen, laakiin tabartooda ayaa u diiday mooyee, waxba nooma reeban,” ayuu yiri madaxweyne hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Beentaan la yaabanahay. The quote is from this news report. The full interview is here:

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Tolow cabsidan intan leegi xagey ka timid.?

Qof kastaoo mucaarad ahi waxa uu leeyahay waa  nala dilyaa.

Maybe the whole issue is when people see the faces of these fearless Gorgor men  everyone is  in panic. Just want to remind everyone that these are professional army and would not harm their own people.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Beenta, baqdinta, fulaynimada saa'idkaa waxay ula jeedeen inay ku dulmaan farmaajo, laakiin ilaahay yaa run uga dhigay.

Dr.Deniga puntland yaa u bilaabay, waa lay sumaynayaa haram-cad yaa jidka iga dafaysa,  gaaladu dhinac farmaajo xiga ha'iga maraan.

Waxaasoo dhan waxay ula jeedaan inay ku sifeeyaan dictator si ay u dulmaan

Aduunkii iyo shacabkii soomaaliduna waa u jeedaan in farmaajo uu miskiin ama daacad ilaahay yahay, oo hadaad gacanta afka u geliso lagana yaabi inuu kaa qaniino.

Miskaanbaa misko la fuulo leh bay soomaalidu ku maah-maahdaa.

Ciidanka ay ka baqayaan waa kan ay ku faanayeen si ay qabiilka u difaacaan, waa wiilashii beeshooda.... thuma walaahi markay ku dhaaranayeen ma kumaandoos qabiilku leeyahay bay meel ku ogaayeen?

Qofka hadaad ku dhahdo war qofyahow waan ku dulmay ee iga raali ahaw khaanad kasta oo qalbigiisa ku jirta waad furtay.

Hadiise dulmi, been, iyo hagardaamo, aad dan shakhsi ah ku doonto waad ku qiimo beelaysaa sida nimankan ka muuqata.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Waa kicin shacab. Trying to appeal to the dark side of Somali psyche, qabyaalad. Laakiin he is only digging himself deep into a political chasm. 

They (opposition groupings) are all, almost all of them, have a taken a page from a very nasty, cynical political play book. It's as though they're all advised by the same pundits.  

No political evolution. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Dhagax-Tuur said:

Kuligooda hal waraaq shisheeye - Imaaraadka iyo Kiikuuyada - u soo dhiibeen ayee aqrinaayaan. Waraaqda waxaa qoray the paid mercenaries from Sahal and Rashiid Cabdi. It is obvious loo wada jeedo. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
10 hours ago, galbeedi said:

Tolow cabsidan intan leegi xagey ka timid.?

Qof kastaoo mucaarad ahi waxa uu leeyahay waa  nala dilyaa.

Maybe the whole issue is when people see the faces of these fearless Gorgor men  everyone is  in panic. Just want to remind everyone that these are professional army and would not harm their own people.

Waa iska been cad oo dadka lagu kiciyo la rabo. But dadka Muqdisho degan, noocee rabaan ha ahaadaanee, do not want meeshii iyo dhibkii xumaa loo noqdo. They have seen with their own eyes the progress that was made in the last 10 years.

Share this post

Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waa iska been cad oo dadka lagu kiciyo la rabo. But dadka Muqdisho degan, noocee rabaan ha ahaadaanee, do not want meeshii iyo dhibkii xumaa loo noqdo. They have seen with their own eyes the progress that was made in the last 10 years.

Waryaa gudhuu boy, haka leexan su’aasha oo si toos ah u abaar! Maxaa cadeyn ah baad u heysaa inuu Xasan Sheikh been ku hadley? 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.