Sign in to follow this  
nuune

Laba Wiil iyo Aabahood oo Cunay Nin Dariskooda ah

Recommended Posts

nuune   

here we have two boys and their father who ate a man from their neighbour. waxasaa juudaanima laiga dhahaa.

 

 

{filipien}Poliska Wadanka filipien ayaa waxay qabteen Laba wiil iyo aabahood oo lagu soo eedeyey in ay yihiin dadka cuna hilibka dadka, ka dib markii ay cuneen nin dariskooda ah. Ninkaas iyo wiilashiisa waxaa arinkaas ku kalifay ka dib markii gabadh ka mida reerka uu ninka dariska ah ee la cunay ku turuntoraday lugteeda meel xaflad weyn ah, ka diban waxay arinkaas aad iyo aad uga cadhaysiisay aabaha wiilsah dhalay, waxayan go,aan ku gaadheen in ay xafalda ka dib ninka dilaan oo ay halkas ku cunaan dhamaadkii xafaldana waxay gacan ku dhiiglayaashu ninkii ku dileen mindi ka diban way dubteen dab korkiis, iyadoo sida wararku sheegyaan ay ka cuneen Indhihii, Carabka, iyo gamcaha, waxayna arinkaasi ka dhacay jasiirad loo yaqaano Palawan jasiiradaasna dhaqan uma lahayn dad cunid sida ay sheegeen pooliska wadnka filipiin.

 

Poliska waxay ka heleen warbiixn ku saabsna arinkaas foosha xun nin isagu arkay markii ay dubanyeen ninka oo ay aabaha iyo wiilshiisu ku qasbeen ninkaas soctada ahaa in uu hudho ama cantuugo hudhmo hilibkii ninka iyagoo ku handadayey , waxaanu geeyey booliska meeshii uu ku arakay ninka wiig ka dibana waxaa meeshii laga helay intii ka hadhay meydkii la dubtay ee ninkii darsika la haa reerkaas qaba cudurka juudaanka oo kale ah ma aha markii ugu horeysey oo ay gaaldu ku kacdo falal noocaan oo kale ah iyada oo wadanka jarmalka hada ka hor uu nin codsadey qof uu cuno waxaase la yaab noqotey markii u helay qof ogol in la cuno sidaasna uu u cuney qofkii sadaqeystey hilibkiisa isaga oo nool intaa ka dib markii la dacwadeeyey wuxuu soo bandhigey cajalad vidio ah oo cadeyneysa sida ay ku heshiiyeen taasune ay reer kii uu ka dhashey ninka la cuney ka dhigtey mag & diyo la.aan

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa wareeeeeeeeeeeeey ,,,, waaba la is cunaa miyaa ???? :eek: :eek:

 

Waar bal ha la is ilaalsho hadda laga bilaabo,,, hadii aad qof isku xanaaqdaana aad u digtoonaada ,,,, see waaye dadkiiyaaba la shiilanayaaye ,,,, redface.gifredface.gif :rolleyes: :mad: :confused: :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^looooool@dabaqalooc-dhab aan moode. Ar lee maxaad san no geli(jist the NFD accent ;) )-waraa waad ogtahay inaan discovery channel ka dhexbaxaba iyah! xasiidyahow..xidmuhu kusocote yaan ku dhihine..hada dabaqalooc iyo wariiri is rifaayan keen :rolleyes: :rolleyes: hadii kale Reer BARO aad ubaroor tagi-cajiib badana.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@NFD accent, raula aniga sujui aan ahay, see kaa noqotey, gaarisa igu xisaaabi :D

 

garab tuujiye aka feebaro aa cunno dibiqalloocyada usi aan ka war sugeyna ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

I ould not finish reading but i read the tittle and it told me what the topic is about since i have hard time reading somali, but anyhow they eat people holly crap that's some shyt i hope they vanish soon.

 

i have friends who are african and walahi you knw what they eat the chicken with the eyes on it and everything and i seen that my self yuck. the other thing is he eat the balls of a goat i dont know if ya somali eat that to but these guy from nigeria and these lady from eritria eat balls. so i found that amazing ewww

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Queen, dat is not strange, i mayself have seen somalis eating all dat kind of Vitamins, that what they say, cuz the balls have Vitamin E, and calcium which is good for your bones, i will give it try if i got the time,

 

plus did you ever taste or eat dixiri or worm whatever, i mean dat little creature with eyes like lamps, it is so delicious, u will never stop eating it once u start.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Nuune kaalay dib qalooc aan la seexdaa xagee kasoo warisay sxboo..iga tag.

 

waraa dixiri caadi waaye..have ever ate grass hoppers..man thats some osome shyt.

 

Queen..lol..don't be surpriced with them africans, we are africans too..and we eat the samethings....

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this