Sign in to follow this  
FatB

moving out

Recommended Posts

Haatu   

Originally posted by Allamagan:

^Haatu ksitoo sug lee sheekada mar dhow Gariso aa soo galeysaa
smile.gif

lool :D war maxaa ii maleysey? I couldn't see Maad's picture so I complained only then realising that I could see it :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Ina Cilmiba tiisa waa u nabdoontahaye, maxaa card-ka galgaduud & habarteey habarteey isticmaal nooh! inkastoo xaafadda laga kala qaxay! oo guri laga deganyahay jirin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ loool @ Maadeey :D:D war meesha galgaduud & habrteey habaerteey waa ka gudubtay haatan kaararkaas isticmaalkoodi waa horey gubteen xilligii Maxkamadaha u dambeysay hada raggan afka duuban waa dhamaan kuwii hore UIC ee balo-kudhacdaydu meel loogu hagaago iyo si loola mutacaamalo lama yaqaano. Teeda kale waxaa naloo soo sheegay oo nala yiri: "ar isqaboojiya relax wixina cid idiin diidan ma jirto e waa la idiin hayaa gacan fiican ay ku jirtaa ee idinku markaad diyaar tihiin is keena wa la idinku wareejiniye" :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this