Sign in to follow this  
nuune

Mabruuk-Aw guuriyo

Recommended Posts

nuune   

Mabruuk to LayzieGirl & Tuujiye on the coming Friday night for their engagements in Ottawa, the big wedding will take place two months time Inshaa Allaah.

 

 

Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Layzie, alla maxaa isla baxday...Tuujiyoo kale ma heli kartaabo horta hore? Wiil dheeroo dhuubanoo dhexyar, yaah...Naga dhaaf hee adi qatar hana isaga keendhiginee...

 

Nuune, ani waan shakiyay walaaloow...Gabadha maxaa saan jidka uga xiree? Mise adaa isu rabo, marka waxaad is leedahay jidka ka xir saan loo shukaansan? Ani mugoo waa yaabay...

 

Jimcaale, caruurtooda habaryar Kool_Kat ey raacaayaan, haka walwalin... :D

 

BTW, arooka reception miyaa, mise diracleey...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Nuune loool... isla markaan arkay "Awguuriyo" walaahi I knew in aa waxaan oo kale soo waday lol..cunug yahoo dietka iskaga jiro...

 

Waraa inta bajaq meesha ka buuxdo oo ii kulul, tan since 2003 nafta ii keeneysay aa hada madaxa ii gilinee..lol.. Kuwaan oo kab dacas iyo shaash iyo rajabeetada igu soo tuuraayo, midoo dhabta ma ii saartidoo aan shukulee qamaam yahoo.. Filin dhisoo ma kaseesid ciyaal kiinyaati waaxid....

 

Serenity, looool don't worry adi maseerka jooji, wili Available aan ahay yaaqee..isa soo tuur aan ku dhahay..hadaa culustahay igu soo tiirso lee maandheey lol...

 

Ani iyo xiimeeyaa..lajeynaa wa lajeynaa nuune xaasidin waxasadaa aa tahay....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

]Waraa inta bajaq meesha ka buuxdo oo ii kulul, tan since 2003 nafta ii keeneysay aa hada madaxa ii gilinee..lol

Tuujiska, tii serina ladhahaayo, mar dhow ay mindi daraada ii qaadanee oo anoo hurdaayo dariishada iga soo galee, aad iyo aad ay gabadha kugu kulushahay, ee qabooyi waryaa.

 

lol@KK, Tuujiska waa wiil fariid eh, but aniga teyda aa i haysado, mid waalan meel aan geyn karo aaba iska jirto.

 

PS:Strawberry shake, vanilla is still in the game, and loves her shakes too much to leave it alone, so don't believe Nuune ;););)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

^^Aw-guuriyo laaazy finally mid adi kaa daran baa kuqabatay....waxaa ku idhi dont' be shy register for all the expensive burjikooyin you can think of ...it's pay back time for KK and CO :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuwaan anaa isku meherinaayya. Sida caadiga ah $200 aan qaattaa laakiin LG iyo Tuujiska aka Tusbaxle bilaash aan ugu habaynaa...

 

I knew after Ramadan ended, another oppurtunity will present itself to me...maasha Allaah!

 

Waraa nuune, iisoo sheeg meesha lagu qabanaayo xattaa invite uma baahni...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by LayZieGirl:

 

PS:Strawberry shake, vanilla is still in the game, and loves her shakes too much to leave it alone, so don't believe Nuune
;););)

LooooooooooooooooooL...Baayo, I miss the old you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol@xiin faniin.. Adiga zablee kuu daran yaha iyo labaatan labaatanka la qeebnaayo..wadaadna shimee noqotay? Shiikh sheydaan yahoo!!!

 

Layzie dumaashidaa ka xishoo ee rabshada jooji see kaa noqotay?

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiska, adiga wax kasta muranaa ka keenaysaa saaxiib. Bilaash aan kuugu meherinaa Layzie, arrintaas xilkeeda waa kaa dhacay. Adi iyo Layzie meherka lee ku heshiiyya. Gor-gortan waryaa...kitaab quraaan ah ku day..haddey kaa diido Xajka ku day haddey kaa diido...ani ila tasho! Waxaan waa lasoo maray hortaa ma fahamtay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this