Sign in to follow this  
Aaliyyah

Earthquake shakes Toronto,Eastern Canada, and US

Recommended Posts

Somalina   

I dhageyso ibnu Baqdi Lagde- gabadhaas weyba i inkirte, marka hadal nooma yaal. Fulynimo leyguma dhalin waalal, libaax meel soo galey Q ma joogeyso (hadaa lay rifaa). KK ciil aan u qabaa laakiin aniga ayaa og sidaan uga aarsan lahaa xataa haday igu qaadato 3 sano. Patience is a virtue adeer, ee ha u fahmin fulaynimo.

 

Waxaan ku weydiiye ina baqti feere, sawirkaaga miyaa kan FB ku jiro (SOL)? waaba isla baxde ma is tiri, aniga in laygu ugaa sheekadaas aan u maleynaaye bas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ FB maxaa la dhahaa lool... Warka ii jilci yaree aniga... Farshaxan lee wax ku qortaa markaste..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

stop trolling people..this thread is to know if everyone is okey. Ka qalee Tuujiye kolay wa odey calool kusane lol...No need to put him on the spot like that smile.gif

 

--------------------

Ragayna na dayacay

diifta ina baday

dulmi baa nalaga galay

dumar waa doorka nolosha

dumar waa doorka nabada

 

-Waayaha Cusub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Facebook in aad soo gaabisay waan ku fahmay maskax fatara kuusee waaxid ee laakiin adaa i fahmin...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Azizah, kaaley waxaan ku weydiiyey meeqa threads aad hijack gareyse? hees miyaa waxaaga, iyaah! heeyow aan idin iri kuligeen!

 

Everyone is fine, alxamdulilaah!

 

Tuujiye, it is your turn now, ii jilce warka! I caught you off guard miyaa, cabsi daraadeed far waaweyn aa bilaabde? balaayo haku sabaaxadeyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am not hokey. Far ayaa i murgacatay because of this dhulgariir. Whom should I sue? :D

 

It would've been good if this minor dhulgariir happened this coming Sabti. Especially during when the G20 summit was underway. Obama iyo Harper oo kala ordaayo la arki lahaa.

 

It felt weird sensation, though. It felt like dhulkii oo wada liiq liiqanaayo. I thought my movements were giving me up, oo kaligey ismoodee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiye:

quote:Tuujiye...Somehow I don't see sitting in office.Seriously where were you?

:D:D

Abaa maxaa dhacayna? lool waraa it happened at 1:45pm anoo markaas rabo in aan aado biibito aan ciyaaraha qatarta ah ku fiirsado lool.. kiligee ayaa banaanka usoo baxay mise dadka gaalada dhan aa banaanka taagnaayeen sidii in uu buildingka dhici rabo oo kale lool gaalo wax ka fuleysan wiligee ma arkin...

waraa ninaan naf jecleen majirey galadaan iskadaa kaalaney shaqada sidee iskool darbi laga soo boodayo maas umaleysa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Azizah:

lool NNC did you have a bad day gurl..

salaam

Iyaah! Argentina markii laga raayo markaas lee igu ogoow BAD DAY wax la yiraahdo. Everyday is good day, that's how I roll, wax garo gabadheey!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by NNC:

I dhageyso ibnu Baqdi Lagde- gabadhaas weyba i inkirte, marka hadal nooma yaal. Fulynimo leyguma dhalin waalal, libaax meel soo galey Q ma joogeyso (hadaa lay rifaa). KK ciil aan u qabaa laakiin aniga ayaa og sidaan uga aarsan lahaa xataa haday igu qaadato 3 sano. Patience is a virtue adeer, ee ha u fahmin fulaynimo.

Ha la'is nabo maa meesha ka socoto? Shimee ku inkiray? Even if I wanted to inaan ku inkiro, ilkahaaga dhalaal kooda aa ilaa jiiro angolo ka arka, marka qof easy lagu inkiri karo matihid...Teeda kale Libaaxa lasheegayo dhanba amaa Q.Town laga keenay? :D Runtii lakiin, maxaan kaa sameeyay, warka ii cadee? As far as I knew, biz partners aanba eheen oo waxoogaa capitalka jiq nagu noqdee...

 

Tuujiye, ka cabso aan ku dhahay reer Qardhoodka...Ilsheena weykulushuhay ma'ehee ukun aa ku duban kartaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Iyaah! Argentina markii laga raayo markaas lee igu ogoow BAD DAY wax la yiraahdo. Everyday is good day, that's how I roll, wax garo gabadheey!

lol You were with Germany..argentinana mala jirtaa maxa ku diiday black team in aa iskala jirtid xaasid icon_razz.gif ...haye kaftan uun weeye:P..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Azizah, how are you sistah? caafimaad iyo bash bash!

Kaftan away saaxiibey, afkaaga yu ku celinin!

 

About the African teams, I like Cote d'Ivoire.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this