Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Suaal(Can you help please)

Recommended Posts

Juxa   

i can change taraakhad, togatin, afka-toob, seyn-seynaba but cant help without knowing which luqad baad rabtaa inloo bedalo

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ Af English buu rabaa in loo badalo, bal caawi wiilka :D

 

 

Ps:

 

Lumumbi: Waa kalluunka dufta leh miciyaha dhaadheerna ka soo jeedaan, af english waxaa lagu dhahaa lycaline

Jeedar: Waa malaayga madaxa fiiqan, waxaa kaloo af soomaali lagu dhahaa daanboog, af englishna waxaa lagu dhahaa bolyerfine

Joodari: waa magac soomaaali ah, furaashna waad oran kartaa, laakin hada waa magac ka mida magacyada kalluunka, malaayga loo yaqaano joodaari waa mid isaga dhan isku cabburan, tiradiisana saas uma badna, waxaana la sheegay in laga helo badweynta hindiya ee Soomaaliya oo kaliya, af english waxaa lagu dhahaa zycle

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Alla, muxuu kalluun soo feentey! :D

 

Nuune, my favorite fish is Tilapia. Af Soomaliga magac maku leeyahay? And for that matter, the other popular fishes like Tuna and Salmon?( Though I doubt Salmon is found in Somali waters because it is mainly a cold water fish.)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Runtaa. Ileen meeshu ninka ka imi(Abaq Korey iyo shimbirey, a place south eastly 20kms away from dhilman-yaaley), Kalun waxey ukasayan Tixiri. They would say, "Agga!!, Ma Galuun ba lacunaa" :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^ :D Speaking of Dhilmaan-yaaley, do you know you can get telephone signal there now? And you can't get a single bar in rural Wales.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ I hear the old Kenya Telecom landlide signal towers have been converted as cellphone towers--Dhimanyaley,is lucky.

 

Poster: Sorry for derailing. I am a certified Troll,chief cantar-baqasher. I dont know jack(or Jill)shzt about malay iyo wax bada kasoo baxa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

^^Dhilmaan-yaale (al yacni kaneeco ku dhammeynaysaa
:D
),waagii timirta la geeyey ma maqasheen idinku
:D
?

 

Nuune ha ka sheekeeyo

I wanna hear the timir sheeko. Balse, warka isii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by xiinfaniin:

Nuune yaan lagu qaldamin, asagu malay ma yaqaane'e, odoyaal reer bari ah buu la sheekaystaa
:D

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Xiin, bal keen warka. Nuune's probably in Africa doing his usual basaas nimo ee forget about him. Maxey faleen markey timirta arkeen? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lol Kudkude ku gal oo kaalay HAATUU, soo adiga ma aheen ninkii Kullan uga furnaa tukaanka kabriidka

 

 

Faarax, lol@tixiri abti waa maxey shabaquu Xiin gogley si taraarax oo moolo-moolaati ah ayaad ugu dhacdey, hadaba meeshuu ka hadlayo waa kobtii sonkorta wabiga lagu daadiyey ee ogoow :D

 

 

Xiin, oo kaaley, mar sheekadii sonkortii hadii dhanka reerka loo soo halgaadey tii tmiritiina ma isla reerka unbaa, xaq miyaa xeer miyaa, timritii horeba dab loo waa awoowe :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this