Sign in to follow this  
-Serenity-

Troll Corner

Recommended Posts

Abtigiis   

Even VAL miyey i biloowday? I and Ngonge are friends. I can resent when he ignores my Salaams? Waa maxay waxa kale ee laga shanqadhinayaa? Ma dad riwaayado kale yaqaan ayaa meeshan jooga?

 

Val iyo Sheh tu la yidhaa waan ka ducaysan jiray in ilaahay sharkooda i garab mariyo. I see I am not lucky this time. Shar Gudban, shaydaan xijaaban!

 

If that loquacious cameronian boss of mine hadn't called us for one of his 'short' meetings, VAL meeshaan kala dhaco waa la arki lahaa. Ibtisam will cry tomorrow, I vow. Waa inoo bari iyadiyo Val ta weynba!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigiis, waxba ha ii ham iyo digleen...anigu waan kuu tudhayey oo waxaan islahaa la tali ninka si uu qof nool isaga dhigo.

 

Walaalo ha is ceebeen anaga ha na ceebeen ee odaygan NG iskaga hadh meel daran buu kaa ridayaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

 

Val iyo Sheh tu la yidhaa waan ka ducaysan jiray in ilaahay sharkooda i garab mariyo. I see I am not lucky this time. Shar Gudban, shaydaan xijaaban!

ha ii soo qaadqaadin; u can't handle it. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ They say nin (ama qof) kuu digay kuma dilin.

 

 

Faheema, Mnpls was interesting. I liked the people, conservative but friendly. Got sucked into some dramas but can't go into it without invading other people's privacy. What was your experience of the place, adigu?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@funny noises, qarasta iska soo qub niyahohow, and wanaagsan.

 

Caana geel dad badan oo qurbaha jooga ayaa u baahan oo calooshoodu nooqtey gabiib darbi iyo dhagax sidey u cunayeen chips iyo pizza

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this